Home » 9:11 pm Entries posted on “November, 2012”

SHEEKADA ‘QURBEJOOG’ – qiso qof, qoys iyo qaran(Qaybta lixaad)

Tibaax iyo tilmaan: “Sheekadani waxay kaalinta kowaad ka gashay tartankii Sheeko iyo Shaahid 2012, waxana halkan dib loogu dabacay oggolaansho rasmi ah oo waafaqsan sharciga xuquuqda faafinta iyo xeerka barnaamijka Sheeko iyo Shaahid, oggolaanshahaas oo laga helay maamulka barmaamijka. Xuquuqda hal-abuurku waxay u dhowran tahay qoraaga oo lagala xidhiidhi karo: mbiixi@googlemail.com.” Qaybta lixaad: ….Markii ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta oo Booqashadiisii ugu Horaysay Ku tagay Dakada Weyn ee Muqdisho

Moqdisho, 24/11/2012. Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Mudane: Maxamuud Xasan Suleemaan ayaa maanta booqashiidii ugu horaysay intuu loo magaacabay xilka ku tagay Dakada Caalamiga ah ee Muqdisho isagoona u kuurgaliyey sida ay u shaqeeyaan laamaha kala duwan ee ay ka kooban tahay Dakadu. Dakada weyn ee Muqdisho oo ah isha uu dhaqaalaha ugu badan uu ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gobalka Geeska Afrika: Warbixin Gaaban; W/Q: Ambassador Qaybe

Maxamed Siyaad Barre intuu Madaxwaynaha ahaa markuu cadhoodo wuxuu ku khud badayn jiray dal waan ka tagayaa.   dawlad se  kama tagi doono. Somalia waxay noqotay dawlada keliya ee taariikhda casriga burburtay oo gobalo u kala googooday (Failed State). Waqtigii Siyaad Barre hadalkaa odhan jiray labaatan sano ayaa laga joogaa. Somaliland iyo dawlad gobaleedyo, sida Putland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Urur ka shaqeeya horumarinta dhinaca Caddaalada ee Geeska Afrika oo baaq 10 qodob ka kooban ka soosaaray Doorashada Deegaanka Somaliland

Hargeysa Nov.24, 2012 (SDN)- Xarun ka shaqaysa horumarinta arrimaha Caddaalada ee gobolka Geeska Afrika oo magaceeda loo soo gaabiyo HCCJA, ayaa baaq 10 qodob ka kooban ka soosaartay doorashada Deegaanada Somaliland oo qabsoomida dhawr maalmood ka hadhsan yihiin. Sida lagu sheegay baaqaas oo lagu socodsiiyay Madaxweyne Siilaanyo, Guddiga Doorashooyinka, wasiirka Daakhiliga, guddiga Diiwaangelinta ururada siyaasadda, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo gef iyo edeb darro ku tilmaamay Qoraal quudhsi ah oo uu Mr. Mahiga u soo diray iyo nuxurka dhambaalada lays weydaarsaday

Hargeysa 24, November 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa si adag uga jawaabay dhambaal uu u soo diray ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Augustine Mahiga, kaas oo uu Mr. Mahiga ku soo qoray luuqad quudhsi iyo gef ku ah qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland. Wargeyska Geeska Afrikaayaa waxa u suurtogashay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Anigaa oo ah Jamac Maxamed Xandule Ahanaa Gudoomiyaa Gobolkaa Hessen ee Jarmalka Waxaaaan caawaa hanabaalyio iyo boogaadi uu dirayaa Gudoomi yaahaa cusub ee loo magacaabay Ururkaa Haldoor Mudane Siciid Cabdi DHeen

Anigaa oo ah Jamac Maxamed Xandule Ahanaa Gudoomiyaa Gobolkaa Hessen ee Jarmalka Iyo Gudoomiyaa Reerka ee Jarmalkaa Horenaa uu soo haaan jireey Hudoomihii ugu horeeyeey ee Ururka Haldoor , kanaa mid ahaa asaasyaashii Ururkaa Haldoor,, islaa markaasanaa ahaa qofkii fakarka abuurtaan kaa Ururkaa Haldoor kaa soo maaxatay,,,,, Waxaaaan caawaa hanabaalyio iyo boogaadi uu dirayaa Gudoomi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tagerayasha Ururka Wadani oo maanta isku dhac ku dhexmaray Dhalinta Xafada Maxamed Mooge oo aan laga tagersanay ururka wadani

Hargaysa Nov 24/12 Tagerayasha ururka wadani ayaa saka waxa lagala hor yimid buuq iyo qaylo markii ay olalahooda ka bilaabeen xaafada Baxamed Mooge ee dagmada Maxmuud Haybe dhalinta oo aad buuq iyo dhagax ugu turaysa murashax ka sharaxan golaha deeganka ee ururka wadani. Taagerayasha ayaa markii danbe ka baxay xafada Maxamed Mooge , waa markii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Khudbaddii Jimcaha: Sheekh Almis Oo Ka Hadlay Doorashooyinka, Baaq Iyo Dardaaran Culus-na U Kala Diray Xukuumadda, Axsaabta, Ururada Siyaasadda, Musharraxiinta Iyo Shicib-weynaha Somaliland AKHRISO/DHAGAYSO

Khudbaddii Jimcaha: Sheekh Almis Oo Ka Hadlay Doorashooyinka, Baaq Iyo Dardaaran Culus-na U Kala Diray Xukuumadda, Axsaabta, Ururada Siyaasadda, Musharraxiinta Iyo Shicib-weynaha Somaliland AKHRISO/DHAGAYSO Hargeysa Nov 24/12 (SDN) Sheekh Almis Yaxye Xaaji-Ibraahim oo ka mida culimada waaweyn ee dalka ayaa maanta jeediyey khudbad aad u qiimo badan farriin culus u ah qof kastoo wax dooran […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SHEEKADA ‘QURBEJOOG’ – qiso qof, qoys iyo qaran(Qaybta shanaad)

Tibaax iyo tilmaan: “Sheekadani waxay kaalinta kowaad ka gashay tartankii Sheeko iyo Shaahid 2012, waxana halkan dib loogu dabacay oggolaansho rasmi ah oo waafaqsan sharciga xuquuqda faafinta iyo xeerka barnaamijka Sheeko iyo Shaahid, oggolaanshahaas oo laga helay maamulka barmaamijka. Xuquuqda hal-abuurku waxay u dhowran tahay qoraaga oo lagala xidhiidhi karo: mbiixi@googlemail.com.” Qaybta shanaad: Hooyo Qamar […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Morsi ma mari doonaa dhabihii Mubaarik?

Qahira Nov 24,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Morsi ayaa laba maalmood ka hor xayuubsaday awoodo dheeri oo u muuqda qaar uu hore u lahaa madaxweynihii ka horeeyay ee Maxamed Xusni Mubarik. Shacabka dalkaasi ayaa si weyn uga soo horjeestay awoodahan uu isa siisay isla markaana wadooyinka isugu soo baxay maalinimadii shalay. Maalinta Jimcaha ayaa noqotay maalin […]

Posted in Uncategorized | Read More »