Home » 7:13 am Entries posted on “November, 2012”

Somalia’s “Iron Lady” faces tough foreign policy challenges

MOGADISHU, Abdurrahman Warsameh (IPS) – As little-known politician Fauzia Yusuf Haji Adan was sworn in as Somalia’s first female foreign minister and deputy prime minister on Monday Nov. 19, the stateswoman who hails from the unrecognised, self-proclaimed republic of Somaliland is tipped to become the country’s “Iron Lady”. This is according to Adan´s political ally Mohamed Daahir […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Wadaad ay ciidanka Amnigu xabsiga u taxaabeen iyo sababta loo xidhay

Hargeysa 26, November 2012 (SDN)- Ciidanka amniga ee caasimadda Hargeysa, ayaa xabsiga dhigay Sheekh Maxamuud Cabdillaahi Geelle oo horaantii oo dabayaaqadii sannadkii hore ku dhawaaqay urur-diimeedkii Xisbulah. Sida la sheegay waxa uu xadhiga hoggaamiyaha urur-diimeedkaas la mamnuucay ka dambeeyay uu ku tiraabay hadalo ku lid ah doorashada golayaasha deegaanka oo laba maalmood oo keliyi ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Laacibka Lionel Messi oo ku dhow inuu jabiyo rikodhka gool dhalinta caalamka

Barcelona Nov 26,2012(SDN)-Kooxda Barcelona ayaa 4:0 ku dhirbaxadey kooxda Levante, ciyaar maanta dhexmartey oo ka mida Ciyaaraha koobka La Liga ee dalka Spaina. Hadaba laacibka Lionel Messi oo caalamka looga yaaqano mishiinka kubada cagtaa ayaa 2 gool oo goolaasha ka mida qeybtii danbe ee Ciyaarka ku luley shabaga goolka kooxda Levante, waxaaney labadaasi gool noqonayaan […]

Posted in Sports | Read More »

Somali Politicians Need a Shared Ethical Framework

Twenty years ago Somalia’s political class (belonging to major armed clans) spoke to each other through a gun barrel. Today they prefer to communicate with each other through the international community. The role the Somalia’s current political class would like the international community to play is not that of an impartial partner but that of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Are The Somalis Third Rate Citizens?

 Lawyer Mohamed Ibrahim said he felt “like a third rate citizen” following the announcement and implementation in November 1989 of an obviously illegal nationwide operation by the Kenyan government to screen the Somali community. This characterisation is apt: this week has been witness to unbridled attacks against the Somali Community sparked by two reprehensible events. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland Democracy: Relentless Perseverance

“Democracy is in the blood of Musalmans, who look upon complete equality of manhood [mankind]…[and] believe in fraternity, equality and liberty.”  ― Muhammad Ali Jinnah Democratization process in today’s Somaliland had many sweet and sour experiences. Through these experiences the modern and unique democracy of Somaliland becomes beautiful. But it does not mean that it […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada Dawlada oo dilay hogaamiyihii Shabaab ee Suuqa Xoolaha

Muqdisho Nov 26,2012(SDN)-Hawlgal ay wada jir u qaadeen ciidamada xooga, kuwa sirdoonka iyo Booliska ayaa waxa ay ku dileen hogaamiyihii kooxda Al Shabaab ee degaanada Gubta,Suuqa Xoolaha iyo Huriwaa. Sida lagu sheegay war ay shaaciyeen ciidamada Africa oo lagu amaanay hawlgalka ayaa lagu sheegay in ciidamada Soomaaliya ay wadaan dedaalo lagu nabadeynayo caasimada. Hawlgalka oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

KISMAAYO MAXAA KA YAAL? (Qormo)

Talaabada aan qaadayno Midkii turun tureeey maagan Tumaatida ku dhici doonta Taasina is waydiin leh! Ninka tuhunsan Soomaali baa tamar yarooow Inta aad dhib wayn taransan Aan talo ku siinee WARHOOY Timir laf baa ku jirta* Inkasta oo dadka Aduunyada ku nooli ay yihiin ood-wadaag isku baahan oo aan midkoodna midka kale uga maarmeyn hagaajinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qurbejooga Xisbiga Mucaaridka ee UCID oo reer Somaliland baaq u diray

London Nov 26,2012(SDN)-Qurbejooga taageera xisbiga mucaaridka ee UCID ayaa soo bandhigay fariin muuqaala oo lagu hoga tusaaleynayo shacabka reer Soomaalind isla markaana loogu baaqayo in ay si nebedgelyo ah codka u dhiibtaan 28ka bishan ee aynu ku jirno. Taageereyaasha UCID ee qurbejooga ah ayaa sidoo kale muwaadiniinta si mug leh ugu sharaxay micnaha ee doorashooyinkani […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SHEEKADA ‘QURBEJOOG’ – qiso qof, qoys iyo qaran

Tibaax iyo tilmaan: “Sheekadani waxay kaalinta kowaad ka gashay tartankii Sheeko iyo Shaahid 2012, waxana halkan dib loogu dabacay oggolaansho rasmi ah oo waafaqsan sharciga xuquuqda faafinta iyo xeerka barnaamijka Sheeko iyo Shaahid, oggolaanshahaas oo laga helay maamulka barmaamijka. Xuquuqda hal-abuurku waxay u dhowran tahay qoraaga oo lagala xidhiidhi karo: mbiixi@googlemail.com.” Ku soo dhawaada qaybta […]

Posted in Uncategorized | Read More »