Home » 4:15 am
Entries posted on “November, 2012”
Nairobi, Kenya:Last Sunday, a bomb blast on a public minibus left seven dead and scores wounded in Nairobi’s Eastleigh neighbourhood. The attack, blamed on the Islamist Somali terrorist group al-Shabaab, triggered conflict between Eastleigh’s Somali immigrants and their Kenyan neighbours. For two days, rioting youths from nearby slums targeted ethnic Somalis, looting homes and fighting […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Nov 27,2012(SDN)-Axadii kal hore ayey aheyd kolkii gaari kuwa dadweynaha gura lala beegsaday qarax kiyoo maraya xaafada Soomaalidu ka ganacsato ee Eastleigh,qaraxa ayaa waxa ku dhaawacmay todobo ruux. Qaraxa ayaa waxa fursad uu u siiyay caro iyo xasad ay Kiinyaanka ku nool xaafadaha jaarka la ah Eastleigh ay uurka ku heysteyn dibada u soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Nov 27,2012(SDN)-Dallada SSE oo ay ka bahoobeen jaaliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub waxay halkan ku muujinayaan kuna bogaadinayaan dhammaan dhinacyada ay khuseyso ee sida sharaftu ku jirto ku soo gabogabeeyay ololayaashii tartanka doorashada oo run ahaantii si xasilan ku bilaabantay isla markaana si degan lagu soo afjaray maalintii Axada ee 25ka November. Ururka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tibaax iyo tilmaan: “Sheekadani waxay kaalinta kowaad ka gashay tartankii Sheeko iyo Shaahid 2012, waxana halkan dib loogu dabacay oggolaansho rasmi ah oo waafaqsan sharciga xuquuqda faafinta iyo xeerka barnaamijka Sheeko iyo Shaahid, oggolaanshahaas oo laga helay maamulka barmaamijka. Xuquuqda hal-abuurku waxay u dhowran tahay qoraaga oo lagala xidhiidhi karo: mbiixi@googlemail.com.” Ku soo dhawaada qisada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa Nov27/12 (SDN)Warar laga helayo deegaanka Xuddun ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi lagu afduubay Guddoomiye ku xigeenkii urur siyaasadeedka Xaqsoor Cali Maxamed Axmed (Cali Sandule), Afhayeenkii ururkaasi Rashiid Jaamac Dhari iyo Wariye Ibraahim Qaasim oo la socday wefiga Cali Sandulle. Guddoomiye ku xigeenka Xaqsoor iyo labadan xubnood ee kale ayaa la sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 26, November 2012 (SDN)- Magaalada Hargeysa waxa gelinkii dambe ee Isniinta maanta iyo caawa si aad ah looga dareemay inuu isbedel ku yimi marka la eego xaddiga bulshada ku dhaqan. Labadii maalmood ee u dambeeyay waxa jiray in baabuur tiro badani ay dad ka daabulayeen caasimadda Hargeysa, kuwaasoo loogu talogalay inay ka codeeyaan magaalooyinka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 26, November 2012 (SDN)- Wasiirka Daakhiliga Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo ay weheliyaan maamulka gobolka Hargeysa iyo xubno ka tirsan Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah cuqaasha gobolka Hargeysa. Kulankan oo lagu qabtay hoolka shirarka ee wasaaradda Arrimaha Gudaha ee caasimadda Hargeysa, waxa lagaga hadlayay adkaynta nabadgelyada inta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Nov 26/12(SDN)Gudiga Xisbiga Ucid ee Uk oo Fariin u DIraya Dhamaan Tagerayasha Gobolada oo Dhan Fariintaas oo ay idin soo gudbinayaan ayaa ah mid ay wacyi galina daawasho wacan
Posted in Uncategorized | Read More »
HargaysaNov26/12(SDN)Xildhaabano ka sharaxnaa Gobolka Hawd ee ururka wadani oo maantga shir jaraid ku qabtay degmada baligubadle ayaa waxay shegeen inay ka tanasuleen ururka wadani ayna kalsonidii siyey xisbiga Ucid iiyaga oo shegay inay arinkani mad iyaga u gara ay tahay waxayna ku baqeen in ay dhamaan tagerayasha Degmada Baligubadle ay codkooda siyaan Xisbiga Ucid oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Somaliland Municipal elections will take place on November 28, 2012. There are seven political parties who are contesting and nominated candidates in this election; it is the second time the Municipal elections will take place in Somaliland, the first Municipal election took place in 2002, and that started very successful democratic progress in Somaliland. […]
Posted in Uncategorized | Read More »