Home » 8:47 pm
Entries posted on “November, 2012”
Tibaax iyo tilmaan: “Sheekadani waxay kaalinta kowaad ka gashay tartankii Sheeko iyo Shaahid 2012, waxana halkan dib loogu dabacay oggolaansho rasmi ah oo waafaqsan sharciga xuquuqda faafinta iyo xeerka barnaamijka Sheeko iyo Shaahid, oggolaanshahaas oo laga helay maamulka barmaamijka. Xuquuqda hal-abuurku waxay u dhowran tahay qoraaga oo lagala xidhiidhi karo: mbiixi@googlemail.com.” Qaybta afraad: […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Paris Nov 22,2012(SDN)-Laacibka Thierry Henry oo imika dadiisu tahey 35 jir ayaa wuxuu bilaabey inuu mar kale la tababarto kooxdiisii hore ee Arsenal, waxaan dhici karta in Macalinka kooxdaas Arsene Wenger uu Henry u qondanayo soo noqosho cusub. “Haa wuu nala tababartaa, lakiin ma garanyo inaan sameyn doono inuu kooxda u ciyaaro bilowga sanadka cusub. […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa 22-11-2012-(SDN) Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga somaliland ayaa ugu baaqaay Ururada iyo Xusbiyada tartamayaa in ay ilaaliyaan nabad gelyada islamarkaan fiirin culus oo dignin huwan ugu diray in nabad gelyada la dhowro “Waxaan Axsaabta leeyahay Ummadda carab wanaagsan codadka kaga doona. Waxaad kaga doontaan waxaas iyo waxan ayaanu idiin qabanaynaa,”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 22, November 2012 (SDN)- Guddiga qaadhaan-bixiyeyaasha caalamiga ah ee taageerada geedi-socodka dimoqraadiyadda Somaliland, ayaa war-murtiyeed ka soosaaray siday u socoto diyaargarawga doorashada Deegaanada oo maalmo kooban ka hadhsan yihiin qabsoomideeda. Warsaxaafadeed laga soosaaray xafiiska Midowga Yurub ee Hargeysa, waxay guddiga isku-dubaridka Qaadhaan-bixiyeyaashu ku sheegeen inay Somaliland ku hambalyaynayaan diyaargarawgeeda wejigii u dambeeyay ee qabashada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gabaygan Gantaal waxa tiriyay Abwaanka Weyn ee Maxamed Jaamac Cabdi (Gaax-nuug) isaga oo jooga Jabuuti, taariikhdu markii ay ahayd 21/10/1984 kii, maalintaas oo ahayd sannad-guuradii 15aad ee ka soo wareegtay markii ay maamulka Soomaaliya af-ganbiga ku qabsadeen tooraddii kelidii taliyihii Maxamed Siyaad Barre uu madaxda ka ahaa, oo loo debbaaldegayay xuskeeda. Abwaan Gaax-nuugna waxa uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
“Looma Baahna In La Yidhaahdo Waa Lagu Shubtay, Dawladaa Xisbi Hebel U Eexatay, Ninka Sidaa Yidhaahdaa Isagaa Wax Isku Dhimay” Xaaji Cabdi Waraabe Hargeysa, November 22, 2012 (SDN) xigasho (Haatuf) – Gudoomiyaha guddiga joogtada golaha guurtida Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) ayaa sheegay in doorashada golayaasha deegaanka ee dalka ka dhici doonta 28 bishan November […]
Posted in Uncategorized | Read More »
london Nov22/12 Ururka Wadaniga ah ee dhanka Samafalka ku firfircoon ee Haldoor ayaa fariin uusoo gaadhsiiyay qurbjoog waxa uu ku shaaciyay in xilkii gudoomiyaha ururka loo magacabay Mudane Siciid Cabdi Dheen Marki ay mudadii ay dhamatay gudoomiyahii hore ee ururka Asad Yuusuf Ismail (Nirig) ugana mahad celiyey Mudadii uu xilka hayey waxana la farayaa dhamaan qurbojooga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 22-11-2012 (SDN) Gudida diiwaan gelinta Ururadda siyaasadda iyo ansixinta axsaabta qaranka ayaa maanta shir wacyi gelin nabadeed ah kula yeeshay Huteelka Maansoor qaar ka mid ah salaadiinta gobolka Hargeysa, kuwaasi oo ay ka wada hadleen nabad-gelyadda dalka loo ilaalin lahaa xiliga natiijada doorashada ka dib. Guddoomiyaha Gudida diiwaan gelinta iyo ansixinta axsaabta C/Risaaq Jaamac […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 22-11-2012 – (SDN)Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay ururada bulshada rayidka ah, waxayna ka wada hadleen sidii dhinacyadda la iskaga taagi lahaa doorashadda deegaanka ee maalmaha soo socdo dhici doonto. War-saxaafadeed laga soo saaray kulankaasi ayaa u dhignaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nirobi 22-11-2012-(SDN) Labada Wadan ee jaarka ah Itoobiya iyo Kenya ayaa waxa dhexmaray heshiis iska kaashi kaasi oo dhanacyo badan taabanayaa sida ay tebisay warbaahinta Caalamku Kulankan oo ay xalay ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa ka dib markii uu kulanku dhamaaday waxa ay masuuliyiintani uga warameen warbaahinta kulankoodu waxyaabihii uu ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »