Home » 6:12 pm
Entries posted on “August, 2012”
Hargeysa 21, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa socdaal lug ah oo uu Madaxtooyada kaga baxay ku tegay safaaradda Itoobiya ku leedahay Hargeysa, si uu dawladda Itoobiya uu uga tacsiyadeeyo dhimashada Raysal-wasaarahoodii Meles Zenawi oo ku geeriyooday dalka Belgium. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed Afhayeenka Madaxtooyada Cabdullaahi Maxamed Daahir soosaaray, Madaxweyne Siilaanyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa-Agu-21-08-2012-qurbejoognews.com-Waxaa inoo suura gashay inaan waraysi la yeelano Max’ed Cumar oo ku magac dheer Jaahuur oo ahaa goolhayihii hore ee naadiga Horseed iyo xulka qaranka Somalia kaasi oo haatan ku sugan dalka Canada. Hadaba waxaa uu u dhacay waraysiga sida tan:Qurbejoog Xagee ku dhalatay? Jaahuur. Waxaan ku dhashay magaalada HARAR. Qurbejoog- Goormee ayaa bilawday cayaarta.? Jaahuur. […]
Posted in Sports | Read More »
(KampalaSDN) Guddomiyha machadka cilmi badhista dimuqqradiyada iyo horumarka somamaliland khaddar bitijoor iyo guddomiyaha urrurka wadani ee wadanka ugandha abdi shakur mohamed warsame dholayare ayaa waxay halkan ka salamayaan dhamaan shacabkamuslimka ah gaar ahaan soomalida siiba shacabka Somaliland meel kasta oo aduunka cidhifyadiisa ka nool yihiin,ooy leeyihiin ilahay haynagu gaadhsiiyo ciidan ciideeda bashbash iyo barwaaqo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(KampalaSDN)Sirs eastAfrica LURKING the G*8 lurking for leadership PM Malasse has got good brothers in the G8 leadership and I have got Good uncles in the promotion of the African primitive Administration to modern management in good governance. He said all my sons come all along here take any out of the stick try […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 20,2012(SDN)-Waxa maanta magaalada Muqdisho kulankoodii u horeeyay ku yeeshay xubnaha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya iyada oo xubnaha la dhaariyay oo ay isla markaana iska soo dhexdoorteen guddoomiye KMG ah. Kulankan oo ka dhacay Garoonka diyaaradaha e Muqdisho ayaa waxa guddoomiye KMG ah loogu doortay Jen Muse Xasan Cabdule. Baarlamaanka oo maanta lagu waday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 20, August 2012 (SDN)- Alle haw naxariistee saddex qof ayaa ku geeriyooday, laba kalena way ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dhacay duleedka Koonfureed ee caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Siday xubno eheladooda ka mid ahi u sheegeen shabakadda Somalidiasporanews.com, shilkaas oo uu sababay baabuur Mark II ahi, waxa uu xalay ka dhacay jidka haatan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bismilaahi raxmaani raxiim ascww Waraabuhu ma xalaalbaa mise waa xaaram? horta inaan jirayba bahalkaa warabaha oo laga baqo ayaan ogaa lakiin hada in isagii uu meel uu galo waayay oo rag ugaadhasanayaan waa mid igu cusb[dunida geesiyaalba wali jooga] Diinta islaamku marka hore waa mid jirtay in ka badan 400 oo sano dadkuna waxa uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ciid mubaarak dhamaan umada muslimka ee ka ciidayaha dacalada aduunka Waxaan tahniyada ciida u dirayaa dhamaan masuuliyiinta daadahaynaya websitka somalidiaporanews ee hawlkarnimada muujiyay iyo dadaalka dheeeraadka ah waxaan kaloo tahniyada ciida u dirayaa dhamaan eheladayda iyo qaraabadayda iyo asxaabtayda waxaan kaloo tahniyad ciida u dirayaa dhamaan caruurtayda aad iigu dheer ku noolaada bash bash iyo barwaaqo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
BANGUI-August-20-08-2012-Saaxiibayaal marka hore ciid wanaagsan. Barnaamijkeena waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa tababarihii caanka ahaa reer France (Jules Accorsi) oo mushahar la’aan iskaga qaxay kooxdii xulka qaranka ee jamhuuriyadda dhexe ee Afrika. Haddaba waxaa cajiib ah waddan dhan oo soo kireystey tababarayaasha aduunka u caansan mid ka mid ah oo haddana waayey quutal yoonkiisii. Akhyaartay tababarahan Jules […]
Posted in Sports | Read More »
Ciid mubaarik akhristayaasha dhamaantiin. Waxan halkan ugu jawaabaya warar beryahan danbe ka soconayay warbaahint dalka kuwaasoo ku lidi ah wasiirka Wasaarada macdanta iyo biyaha hawsha uu qabto. Horta waa marka hore ee qofka dooda dhiibanaya waa inuu ku hadla wax xaqiiqa ah oo la taabankaro, mida kale kuwa ninka khaldan u jawaabayana waxan u sheegaya […]
Posted in Uncategorized | Read More »