Home » 7:36 pm Entries posted on “August, 2012”

48 Killed in Ethnic Clashes in Kenya

Kenyan police are investigating a violent clash between two ethnic groups, in the eastern Tana River region, that left at least 48 people dead. Police and residents say at least 100 members of the Pokomo clan raided a village inhabited by members of the Orma group, late Tuesday. Investigators say some villagers were killed after […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ethiopia Prepares for New Prime Minister

Ethiopia’s parliament is preparing to hold an emergency session to swear in the successor to the late Prime Minister Meles Zenawi, who died on Monday. Parliament is set to meet Thursday to install the new prime minister, Hailemariam Desalegn, who has served as Meles’ deputy since 2010. Desalegn is to serve out the remainder of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Addis Ababa: Baarlamaanka oo fadhi degdeg ah yeelanaya, maydka Meles oo la keenay iyo wararkii ugu dambeeyay ee geerida hoggaamiyihii Itoobiya

Addis Ababa 22, August 2012 (SDN)- Baarlamaanka dalka Itoobiya, ayaa isu diyaarinaya fadhi degdeg ah oo ay yeeshaan, si ay u dhaariyaan hoggaamiyaha cusub ee dalkaas, ka dib geerida Raysal-wasaarihii Itoobiya Meles Zenawi oo dhimashadiisa la shaaciyay Salaasadii shalay. Baarlamaanku waxa Khamiista yeelanaya fadhi lagu dhaarin doono hoggaamiyaha cusub Mr. Hailemariam Desalegn, kaasoo tan iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dr. Gaboose oo su’aalo culus oo garnaqsi ah u jeediyay Madaxweyne Siilaanyo iyo Beeshiisa, muxuuse ka yidhi aragtidii ay ka qabeen 2010 iyo ta imika?

Burco 22, August 2012 (SDN)- Hoggaamiyaha urur-siyaasadeedka Umadda Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa su’aalo garnaqsi ah u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo beesha uu ka soo jeedo. Dr. Gaboose waxa uu su’aal geliyay waxa bedelay aragtidii Madaxweyne Siilaanyo iyo beeshiisu ka qabeen markii uu 2010 ahaa guddoomiyaha ololihii doorashada Madaxtooyada ee xisbiga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Buuhoodle: Rag muddo afduub loo haystay oo la sii daayay iyo magacyada afarta qof ee la haystay

Buuhoodle 22, August 2012 (SDN)- Afar qof oo muddo todobaad ah afduub loogu haystay deegaanka Buuhoodle, ayaa maanta la sii daayay, ka dib markii waxgaradka degmadaasi dedaal u galeen sidii loo sii dayn lahaa raggaas. Nimankan oo ka soo jeeda deegaanka Qorilugud, waxa dhawr maalmood ka hor qafaashay rag hubaysan oo ka soo jeeda degmada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Geerida Meles, Miisaankiisii Shakhsiyadeed iyo Marxladda Geeska Africa

Meles Zenawi, ka sakow muuqaalka lama illaawaanka ah ee uu ku yeelan doono taariikhda Dalka Itoobiya, waxaan sidoo kale shaki ku jirin in ay geeridiisu saamayn dhinacyo badan ku yeelan doonto guud ahaan Geeska Africa iyo hay’adaha iyo dowladaha Caalamka intabaHooyo Eretariyaan ah, iyo Aabbe Itoobiyaan Tigree ah ayaa iska dhalay. Meles Zenawi, wuxuuna ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kumaa bedelay Meles Zenawi, maxayse dawladda Itoobiya ka tidhi walaaca laga qabo xilka geeridu banaysay?

Addis Ababa 21, August 2012 (SDN)- Hoggaamiyeyaal badan oo dalalka dunida ah, ayaa cabsi ka muujiyay in dhimashada hoggaamiyihii Itoobiya Meles Zenawi oo xalay ku geeriyooday cusbatal ku yaala caasimadda dalka Belgium ee Brussels ay abuuri karto xasilooni-darro ka dhacda dalkaas. Raysal-wasaaraha dalka Kenya Raila Odinga iyo hoggaamiyeyaal kale oo ka tirsan kuwa caalamka, ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Samia Yusuf Omar Dead: Somalia Track Star Drowned In Boat Accident Ahead Of London Olympics

MOGADISHU, Somalia — An official says one of Somalia’s best female athletes drowned after the small boat she was riding in capsized off the Libyan coast during an attempted crossing to Italy for training a month ago. The deputy chairman for Somalia’s athletics federation said Tuesday Samia Yusuf Omar was traveling from Ethiopia, where she […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-Shabaab oo u dabaal-degtay dhimashada Meles Zenawi

Muqdisho 21, August 2012 (SDN/AFP)- Kooxda AlShabaabta Soomaaliya ee ku xidhan Al-Qaacida, ayaa Salaasadii maanta u dabaal-degtay dhimashada Raysul-wasaarihii Itoobiya Meles Zenawi oo ku geeriyooday dalka Belgium. Siday ku warantay wakaalada wararka ee AFP, Meles Zenawi waxa uu laba jeer ciidanka dalkiisa u diray Somalia si ay ula dagaalamaan dagaal-yahanka Islaamiyiinta ah. “Dhimashada Meles waa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia’s Islamists celebrate death of Ethiopia’s Meles

Somalia’s Al-Qaeda linked Shebab insurgents on Tuesday celebrated the death of Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi, who twice sent troops to attack the Islamist fighters. “The death of Meles was uplifting news for Somalis, we wish Allah will punish him for what he did to our people,” Shebab spokesman Ali Mohamud Rage told the insurgent-run […]

Posted in Uncategorized | Read More »