Home » 2:51 am
Entries posted on “August, 2012”
Dhamaantiin waaad salaaman tihiin akhristayaasha iyo wariyayaasha heegan 24/7ba Salaam ka dib bari baa waxaa la yidhi nin baa reerihiisu meel u dagenaayaan markaas baa ninkii wax haween la yidhaa baa guurigiisii ku batay markaas baa waxaa uu u baahday nin geela u jira u raaca maalintii danbe ayuu u ijaaray dhoobi geela raaca markii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Marka hore waxaan salaamayaa warbaahinta qiimaha iyo qaayahay leh ee sida fiican noogu adeegta. Waxaan halkan ku soo gudbinayaa qaybtii 2aad ee buugii kulmiye ku balanqaaday wixii fulay iyo waliba inta faa’iido laga helay balnqaadkii kulmiye iyo xukuumadiisaba. Marka hore marka aan kulmiye leenahay waxaan ujeednaa xukuumada uu hogaaminayo Axmed Maxamed Siiraanyo taasi oo ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qurbomeer Rashid AwNur Hirsi is refusing to support the candidacy of Prof Ahmed Ismail Samatar is baffling to say the least. Prof Samatar is by far the most qualified candidate and supporting such proeminent Awdalite would have made perfect sense. But in the sick tribal minded head of Rashid AwNur Hirsi and Suleiman Dugsiye, such attitude […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(KampalaSDN)(Soosii ) Somalia and the secondary living leadership Nothing is to hide SG was not at all only yesterday further to next century. You are all aware that the sheriff government has long enough recently been benefited and sheriff has done a marvelous change in challenge he did we did. 1 Won Over 2000 Somali […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 23, August 2012 (SDN)- Madaxweynihii hore ee Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga khilaafaadku kala daadiyay ee UDUB Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ku celiyay rejadiisa la xidhiidha in xisbigaasi ku soo bixi doono doorashada Deegaanka oo loo muddeeyay 28 November 2012. Daahir Rayaale oo maanta warbaahinta kula hadlay gurigiisa magaalada Hargeysa, waxa uu soo dhaweeyay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhamaan Dadkan hoos ku xusani waxay Dhambaal Hambalyo MEHER WACAN u dirayaan, BOQORKA MUKHTAAR SALEEBAN JIMCAALE & BOQORADA NICIIMA C/XAKIIN XUSEEN oo Meherkoodu ka dhacay Magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee burco gaar ahaan Hotel City Plaza 21/08/2012. Maxamed Mawliid Xaashi Cadnaan Cabdi Xasan Mustafe Dayib C/laahi Khadar Ismaciil Maxamuud Mustafe Cali Cabdi Maxamed Abdi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dalka Soomaaliya oo muddo dheer ay ka taagneyd xaalad jaahwareer ah isla markaana la daalaadhacayey dhibaatooyinka ay keeneen ururada Qaybyaaladda lagu dhisey, Xagjirnimo, Saboolnimo, Burcadbadeednimo iyo Farogelin shihseeye ayaa bishaan August 2012 u ahayd mid rajo gelisey dadka Soomaalida iyo guud ahaan beesha caalamka, kadib markii la meel mariyey Dastuur kumeelgaar ah, isla markaana la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Amesterdam Aug 23,2012(SDN)- Wasiirka soogelootiga ee dalka Holland Gerd Leers ayaa dhawaan mar uu ka hadlayay qaadashada dhaqanka reer Yurub waxa uu sheegay in Soomaalida weydey sharciga dalkiisa aan dib loogu celindoonin dalkoodii Hooyo hadii ay qaateen dhaqanka Holland. Wasiirku waxa uu sheegay in dadkaasi ay dil ku muteysan karaan dhaqan rogankaasi hadii ay gacanta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Foresrum aug 23,2012(SDN)-Soomaalida ku nool xaafada Foresrum ee dalka Sweden ayaa waxa soo wejahay xaalad amaan daro keentay in ay caruurtooda aqalka aaney soo dhaafin oo aaney tegin school, Xaalada amaan ee Soomaalida ayaa todobaadkan cirka isku shareertay ka dib kolkii dhalinyaro Sweden u dhalatay ay bilowdey in ay ugaarsato Soomaalida halkaa ku nool. Madaxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(KampalaSDN)The collapse of central government in Somalia 1991. Somali national movement SNM/ has announced high sound the independent of Somaliland, 18may 1991 the day was signed or underlined to build the government Somaliland, first government in republic of Somaliland it were thinking to re-construct or re-examine a physical government, so but the […]
Posted in Uncategorized | Read More »