Home » 3:54 am Entries posted on “August, 2012”

Maxkamad Norway ku taal oo xukun ku riday nin 77 ruux dilay

Oslo Aug 25,2012(SDN)-Maxkamad ku taal dalka Norway ayaa xukun dheer ku riday nin dalkaa ku laayay dad ka qeybgalayay xaflada siyaasadeed oo uu qabtay mid ka mida axsaabta dalkaasi. Dadka maalintaa uu Anders Behring Breivik laayay ayaa waxa ka mid ahaa allaha u naxariistee dad Soomaaliyeed oo xisbigaa taageri jiray. Breivik oo maxkamadiisu socotay mudo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Askari Mareykan ah oo Buug ka qorey hawgalkii lagu dilay Osama Bin Ladin

Washington Aug 25,2012(SDN)-Mid ka mida askartii toogatay Osama Bin Ladin sanad ka hor ayaa waxa uu daabacay buug looga warbixinayo hawgalkii lagu dilay hogaamiyihii Al Qaacida ee mudada dheer Mareykanku baadi goobayay. Askarigan oo aan magaciisa la sheegin ayaa xogta uu ka daabacay hawlgalkaasi waxa dhawaaq dheer uga biyo diiday aqalka cad ee Mareykanka looga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururada hadhay waxaa u garnaqay gudigii diiwaan gelinta uma baahna garnaq maxakamdeed

Waxaan salaamayaa warbaahinta warka na deeqsiiisa.Intaa kadib waxaan halkan jecel ahay in aan dhawr eray ka idhaahdo ururada hadhay oo sheegay in ay dacwad u gudbiyeen maxakamada sare iyaga oo tirsanaya in lagu reebay cadaalad darro taasi oo u muuqatay in ay yihiin ururo dafiraya garnaqii gudigii qiimaynta ururada. Hadaba sideedaba haddii la tartamo cid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ethiopia’s Meles Zenawi’s legacy in the Ogaden/Somali region

The death of Ethiopia’s Prime Minister Meles Zenawi was officially announced by the EPRDF-controled National Television, Ethiopian TV. This announcement came after Zenawi disappeared more than two months ago from the public eye. Although millions inside and outside Ethiopia waited for an official and reliable explanation of Meles’s fate, the announcement yesterday was not a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Marginalising women in Somali politics

Somalia has recently selected its parliament on Somali soil for the first time since the civil war of the late 1980s. This is a significant achievement since regional power brokers such as Ethiopia and Kenya, with the financial and logistical backing of the European Union, the United States and the United Nations, concocted Somali governments […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia & Democracy: An Oxymoron?

On August 20th, Morgan Lorraine Roach of The Heritage Foundation, a conservative Washington based think-tank, wrote an article titled Somalia’s Government Transition Maintains the Status Quo. In her article, she argues that the process of creating the new permanent government that is to replace the Transitional Federal Government (TFG) was flawed and undemocratic. She further […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Inside Somaliland’s pirate prison, the jail that no country wants

A pair of dark eyes peers through a narrow slit in a high green metal gate, watching people waiting to enter. Inside, a guard scans visitors with a hand-held metal detector and bags are searched. Amid much shouting and gesticulating, a man who tries to bring in qat – the ubiquitous chewing narcotic – is […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Khudbadii Shariif Xasan uu u jeediyay beeshiisa iyo ta shanaad oo fajac ku abuurtay in badan oo beeshaa ka mida

Muqdisho Aug 24,2012(SDN)-Dhaqanka beesha Digil iyo Mirifle iyo beesha shanaad ayaa ka yaabisay in badan oo beelhaasi ka mid ah,sida ay dhanbaalkan nagu soo gaarsiiyeen; KHUDBADII DAR DAARANKA EE XARIIF SAKIIN U JEEDIYEY XILDHIBAANADA IYO DHAQANKII DIGIL IYO MIRIFLE IYO KUWA BEESHA SHANAAD EE ISAGA SOO MAGACAWDEY IYO WELIBA SARAAKIISHA CIIDAMADA DKMGS.   Shariif Sakiin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Saaxiibka keligii taliyaha Jabuuti”Buug cusub oo Mucaaridku si dadban ugu daabaceen

Brussels Aug 24,2012(SDN)-Mucaaridka Jabuuti ee dibada miciinka badan ayaa dhawaan daabacay Buug ay uga waramayaan xaaladaha dalkooda ka jira mudooyinkii danbe,iyada oo ay daabacaada buugana ay ku magacaabeen haweeney ka soo jeeda Qowmiyada Canfarta. Buuga ayaa daabacaadisa waxa ku xusan Haweeney la yidhaahdo Marwo Warsama Adoyta waxaanu ku dheeraanayaa ka hadalka qoyska madaxweynaha dalka Jabuuti. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al Qaacidada Soomaaliya oo ardeyda Soomaalida ee Bakistaan wax ka barata qoraneysa

Dubai Aug 24,2012(SDN)-Warbixin ay daabacday barta Internetka ee thefirdaytimes.com ayaa lagu xusay in Al Qaacidada Soomaliya ay haatan qorato ardeyda Soomaalida ee waxbarashada u tagta dalka Bakistaan si loogu adeegsado weeraro ka dhan ah reer Galbeedka. Warbixinta oo soo xigatay ilo wareedyo dhanka amaanka ah ayaa sheegtay in ilaa sanadii 2011kii in Al Qaacida ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »