Home » 4:16 pm
Entries posted on “August, 2012”
Hargeysa 26, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la sheegay inuu golaha wakiilada Khamiistii todobaadkii hore usoo gudbiyay xeer cusub oo xuquuq mushahar loogu xadeeyay masuuliyiinta jagooyinka hab maamuuska Qaran ee dalka hore uga soo qabtay sida Mansabyada Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka, gudoomiyaha golaha wakiilada iyo gudoomiyaha golaha guurtida. Sida ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Aug 26,2012(SDN)-Orodyahanka dhawaanta wacdaraha ka dhigay ciyaarihii Olympiga ee London lagu qaabtay ayaan maalmaha soo socda hurdo badan ledi doonin oo farxad iyo hawl waalidnimo owgeed soo jeedkiisu badanaan doonaa ka dib kolkii xaaskiisu umushay mataano ay siday. Orodyahanka labada biladood ee 5ta kun iyo 10ka kun biladaha dahabka ah ku guuleystay tartakii Olympiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 26,2012(SDN)-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga ee Soomaaliya Md Xuseen Carab Ciise oo ka mida xubnaha ugu firfircoon ee ka tirsan gollaha wasiirada Soomaaliya oo isla markaana ka soo jeeda Somaliland ayaa damacsan in uu Madaxweyne u tartamo. Md Xuseen Carab oo ah siyaasiga qudha ee ka mida dawlada Soomaaliya ee hadana ay si weyn ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 26,2012(SDN)-Bismilaahi raxmaani raxiim ascww,Fadiilatu sheekh cumar xuseen aw jaamac oo ku magac dheeraa sheekh cumar ceesh waxa uu ka mid ahaa xubnihii sida wayn uga hawlgalay barashada diinta islaamka inuu dalka soomaaliya ka hirgaliyo. waxa sheekhu ka qalinjabiyay jaamacada ASHAR ee dalka masaarida waxaanu ahaa inta la garanaayo wadaadadii ugu horeeyay ee dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, Au 26, 2012(SDN)- Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin soo xulida xubnaha Baarlamaanka, Doorashooyinka soo socda, iyo arrimaha Maaliyadda. Ugu horayntii Golaha Wasiiradda ayaa isla soo qaaday sidii loo soo dhamaystiri […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa, August 25, 2012 (SDN)- Arday reer Somaliland ah oo magaciisa la yidhaahdo Cawil C/laahi Aaden oo oo ka mid ah 130 arday oo shalay ka qalin jebiyay Jaamacadda New Generation ee dalka Itoobiya ayaa ku guulaystay bilad ka dib markii uu kaalinta ugu saraysa ka galay imtixaankii qalin jebinta ee qaybta Human Resource […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 25, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo), ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, gaar ahaan masuuliyiinta xilalka haysa. Kulankan oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada ee caasimadda Hargeysa, waxay ujeedadiisu ahayd soosaarista xubnaha hoggaamin doona ololaha doorashada Deegaanka ee loo asteeyay inay dalka ka qabsoonto dabayaaqada bisha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 25, August 2012 (SDN)- Wasiirka Shaqada iyo arimaha Bulshada Somaliland Maxamuud Axmed Garaad (Barre), ayaa maanta kulan labo maalmood socon doona, magaalada Hargeysa uga furay xubno ka mid ah Shaqaalaha wasaaraddaas ee gobolada dalka iyo xidhiidhiyayaasha lammaanaha ee wasaaraddaha kale ee dawladda ee wada shaqayntu ka dhaxayso. Ujeedada kulankan oo ah horumarinta arimaha lammaanaha, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 25, August 2012 (SDN)- Wasiirka Khaarajiga Somaliland Maxamed Cabdullaahi Cumar, ayaa madaxda dawladda Soomaaliya uga digay inay sheegtaan dhul ka mid ah Somaliland, kuna qortaan Distoorkooda cusub. Wasiirka oo hadal ka jeediyey munaasibad xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye maanta ku soo bandhigay haweenay u sharaxan doorashada Deegaanka Hargeysa, waxa uu ku dooday in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 25,2012(SDN)-Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee xisbiga UDUB Md. Axmed Yuusuf Yaasiin oo xilkaasi iska casilay, kadib muran daba dheeraaday oo u dhexeeya isaga iyo Guddoomiyaha xisbigaasi Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa waraysi gaar ah kaga warramay qaabkii ay u wada shaqayn jireen labada masuul waqtigii ay talada dalka u kala hooseeyeen ee Madaxweynaha iyo ku-xigeenka […]
Posted in Uncategorized | Read More »