Home » 9:53 am
Entries posted on “August, 2012”
At least five Somali children were killed and more than 10 others wounded in a large blast in a school on Monday, after they played with explosives left over from fighting in the area, officials said. “There was a heavy explosion, we believe caused by an explosive device that they had been playing with,” said […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(KampalaSDN) hadii aad dooneyso inaad noqoto qof ku raaxeysta nolosha aduunka oo mar walba faraxsanaada raac talooyinkan waa inaad fulisa 50 qodob!!!!!!. 1- ha laga helo iimaan qalbigaaga 2- wax tegay tiigsimaad ma leh, ha ka fekerin wixii ku dhaafay 3- ku qanac xukunka Alle,iyo risqiga lagu siiyeye 4- badi xuska Alleh 5- ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 27,2012(SDN)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo haatan u muuqda in uu yahay ka ugu hadal heynta batan ururada siyaasada ee ku herdami doona doorashooyinka golleyaasha degaanka Somaliland ayaa arinkaa ku muteystay colaad siyaasadeed oo si weyn uga dhex muuqata saxaafada Somaliland. Xisbiga oo ku caan baxay mucaaradad wax dhista ayaa dhawaan waxa ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New York Aug 27,2012(SDN)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki Moon ayaa kolkii u horeysay ka dhawaajiyay suurtogalnimada kordhinta mudada Dawlada FKMG ah ee Soomaaliya ka dib kolkii dib u dhacyo badani ay hareeyeen hanaanka Roadmapka. Xoghayaha QM ayaa maanta war uu shaaciyay ku sheegay in aaney suurto gal aheyn in haatan la dhameystiro Roadmapka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Milton Aug 27,2012(SDN)-Waxa dadka Somalida ah ee degan magaalada Milton Keynes, UK, loo sheegaya in ninkii ugu horeyay Somalida halkan degan uu ka qaybgalay tartanka doorashada ee golaha deeganka (Councillor for Campbell park , Milton Keynes). Hadaba ninkaasoo oo layidha Adan Jama Kahin, bal horta waxan jeclahay inaan idinka siiyo warbixin kooban intiina aan garanayn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, Agoosto 27, 2012…. Go’aankii xalay ka soo baxay Madaxda Sare ee DFKG-ah oo amrayey in dhamaystirka xubnaha Barlamaanka ee ay reebeen Guddiga Farsamada ee Xulitaanka loo gudbiyo Maxkamadda Sare ee Dowladda KMG-ah ay siyaasiyan iyo sharciyanba khalad tahay. Heshiiskii Galkacyo ee Maarso iyo kii Addis-Ababa ee Meey 2012, waxay saxiixayaasha Road-mapka ku heshiiyeen ayna […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 26,2012(SDN)-Ururka mutadawaciinta ah ee TABANTAABO oo baryahanba ku hawlanaa hagaajinta iyo horumarinta gobolka ee caafimaadka iyo waxbarashada ayaa wuxuu geeyey degmada Sabowanaag raashin ay ugu geeyeen dugsiyada boodhinada ah ee ka jira tuulooyin ay degmadu maamusho oo ay dhigtaan arday tiro badan. Raashinkan oo laga ururiyay dad reer Hargeisa ah oo ku deeqay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 26,2012(SDN/Xog la helay)-Sida aanu wararku nagu soo gaarayaan Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan la yeeshay Xubnihii hore ee ka tirsanaa Maxkamadaha Islaamiga oo uu hogaamiyaha u ahaa. Kulanka ay yeesheen Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo Mas’uuliyiintii Maxkamadaha oo uu ugu horeeyo C/qaadir Cali Cumar iyo Ragg kale oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Guddoomiyaha Ururka samafalka reer Somaliland ee Gaaroodi Md Deq Cabdi Digale ayaa bayaan uu soo saaray waxa uu ku beenin shaqsi dhawaan maqaal ku qoray warbaahinta qaar oo sheegtay in uu yahay Afhayeenka Gaaroodi. Shaqsigan oo la yidhaa Khadar Cabdi Ciise ayaa maqaalkiisa ku weeraray xisbiga mucaaridka ee UCID iyo hogaankiisa sare. Gudoomiyaha ayaa qoraalkiisa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(KampalaSDN)Qofkasta oo caalamakan kunool wuxuu leeyahay ujeedo ugaraa oo uu usiimaryo inuu ku gaadho hadafkiisa nolaleed, tusaale ahaan ardayga waxdhiganaya wuxuu doonayaa inuu baaso imtixaanka sidii uu hadhaw mutaqbalka wax unoqon lahaa. Hadaba SHIRKAD kastaa waxay leedahay ujeedo ay rabto inay ku gaadho horumar laakin ma gaadhi karto ilaa ay ilaaliso xaquuqda SHAQALAHA, MACAAMISHA, […]
Posted in Uncategorized | Read More »