Home » 10:23 am Entries posted on “August, 2012”

Quraanka Iyo Sayniska (Qur’an & Science) – Sh. Mustafe Xaaji Ismaciil(DAAWO)

Barlin August 012012(SDN)-ASC dhamaan umada afka somaligaa ku hadaashA ee muslimiinta ah… sii aan wax badan uga faaiidaysno quraanka iyo sayniska waxaan idinku soo dhawayneeynaa sheekheeni waynaa ee sheekh mustafe Haruun fadalan dhagaysi wanaagsan   So diyaariyee: jamac maxamed xandule jamaca143@hotmail.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Agaasimeyaal ka tirsan Wasaarada warfaafinta oo Been abuur ku tilmaamay inay Is-casilayaan

Hargeysa August 01.2012(SDN)- Afar Agaasime waaxeed oo tirsan wasaarada warfaafinta iyo wacyi-gelinta ayaa beeniyay gaashaanka ku dhuftay war sheegayay inay is casilayaan oo uu baahiyay wargeyska Haatuf ee ka soo baxa Magaalada Hargeysa, waxaanay u soo jeediyeen  wargeyskaasi inaanu salaan uga dhigan haddii ay cid is hayaan. Agaasimeyaashaasi waxay Sidaas  ku sheegeen shir jaraa’id oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaa la gudboon in ay Sameeyaan Masuuliyiinta la khashifay Hantida Dahabshiil u taal?Dood furan

London August 01,2012(SDN)-Waxa dhawaan kooxda Anonamous ee jabsatay xogta macaamiisha Banka Dahabshiil ay soo bandhigtay Hantida Masuuliyiin hore fartu ugu godneyd in ay ku tagrifalaan hantida guud ee ummadda. Hadaba kolka aad eegto sida masuuliyiintani ay siyaasada ugu cusub yihiin iyo sida Xisaabaadkoodu xad dhaafka u yahay waxa la is oran karaa miyaaney aheyn in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaxooti Soomaali ah oo wadooyinka Holland seexdaxalay,maxey tahay sababtu?

Den Bosch August 01,2012(SDN)-Qaxooti Soomaaliyeed oo ku nool dalka Holland ayaa dibax ay sameeyeen waxa ay xalay ugu hoydeen wadoonyinka magaalada Den Bosch ee dhacda Koonfurta dalkaasi. Soomaalida ayaa habeenimadii seexday ka soo horjeedka xafiiska wasiirka Jinsiyadaha iyo soogalootiga. Soomaalida oo tiradoodu tahay 77 ruux ayaa waxa ay ku guul dareysteen in ay helaan sharciga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maatano UK ku nool oo qirtay in ay lacago u ururiyeen Kooxaha xagjiriinta Soomaaliya

London August 01,2012(SDN)-Laba ruux oo mataano ah oo ku nool magaalada London ee dalka UK ayaa qirtay in ay lacago u uririyeen kooxaha xagjiriinta ee Soomaaliya ka dagaalama,sida warbaahinta dalkaasi ay shaacisay Maxamed Shabir Cali iyo Maxamed Shafiiq Cali oo labaduba ah 25 jiro ayaa lagu wadaa in maanta maxkamadu ku dhawaaqd xukunkooda. Mataanahan ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

TARTAMAYAASHA U ORDAYA KURSIGA MADXTINIMADA DALKA MID BAAN LEEYAHAY .SHACBIGA REER S/LAND EE ILAA 1960KII LAGU XEEGAYSANAYEYNA MID BAAN LEEYAHAY

DHAMAAN MAHAD ILAAHAY BAA ISKA LEH IDILKEED DHamaantiin waan idin salaamayaa akhristayaasha qaayaha leh iyo wariyaasha heeganba 24/7 Intaasi ka dib soomaalidu waxay tiraahdaa reerku hadduu daalo waa la nasiyaa hadalku hadduu badatana  waa la jaraa waxaan ooga gol leeyahay s/land 20sano ee u danbeeyeyba waxaan maqlaayey uun doorashooyin dhacaya midba sumad uu leedahayba waayahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »