Home » 12:58 am
Entries posted on “August, 2012”
OGADISHU, Somalia — Somali leaders voted overwhelmingly on Wednesday to adopt a new constitution that contains new individual rights and sets the country on a course for a more powerful and representative government. The vote came after two thunderous blasts at the gates of the meeting site from a failed suicide attack. The 825 Somali […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 01, August 2012 (SDN)- Hanti-dhawrka guud ee qaranka ayaa xabsiga u taxaabay Agaasimaha maamulka iyo lacagta ee Telefishanka Qaranka (SLNTV) Somaliland Mr. Xasan Maxamuud. Tan iyo Isniintii todobaadkan, waxa hawl baadhiseed ka waday wasaaradda Warfaafinta koox ka socota Hanti-dhawrka guud ee qaranka, taasoo ka dambaysay in shalay xabsiga loo taxaabo Agaasimihii maamulka lacagta ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berlin August 01,2012(SDN)-dhamaan waxaan salaamayaa umada afka soomaaliga ku hadasha meelkastaa oo ay dunida ka joogaan, waxaanu si taxane ah idiinku soo gudbin doonaa sugaantii hore iyo sugaanta danbe dhaqaankii hore iyo kan danbe,hadaba anaga oo dhinac ka milicsaneyna intii aan lagu soo guurin magaalooyinkaa waawayn, sanadii 1960kii waxii kaa horeeyeey iyo gumeystuhu intii aanu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Markii uu arkay Cabdala inantii oo ka soo baxaysa Dukaankii ayuu farxad darted u qaadan waayay. Intuu kadaba tegay ayuu salaamay markaasu ku yidhi Abaayo see tahay, waxay tidhi waa fiicanahay. MarKasuu sheeka u bilaaway iyo inuu doonayo inay isarkaan si ay arimo u gaar ah uga wada shekaystan. Taasoo oo ku macneeyay barashada guud […]
Posted in Uncategorized | Read More »
13 kii bishii july ayay dowlada Itoobiya Soosaartay go,aan lagu xakamaynayo dhibaatda qaadka ee gudaha wadanka Itoobiya fadlan eeg wareegtada wasiirka arimaha gudaha oo hoos kulifaaqan. Wasiirka arimaha gudaha iyo hurumarinta Dowlada itoobiya ayaa wuxuu intaas kudaray in Loo baahan yahay in laga hortago dhibaatada qaadka wadanka gudihiisa gadistiisan laga xakameeyo dhalinyarada wixii 18 jir […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ramadaan Kariim Qormooyinkan taxanaha ah waxaan ku eegi doonaa waxyaabaha keena in inta badan safarka qurbejooga Somalidu ku tagaan wadanku inuu noqdo safar ay dhibaato kala kulmaan. Waxaan is dul taagi doonaa waxyaabaha sababa in safarkii wanaagsanaa ee uu qofku mudada dheer ku sii naaloonayey isaga oo rajeynayey inuu ku soo iloobi doono buuqa, cidhiidhiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London August 01,2012(SDN)-Waxan halkan marka hore ka salaamaya dhamaan akhristayaashii sida fiican ugaga hadlay labadaydii maqaal ee kala ah (Maxa hortaagan maalgashiga dalkeena , Qaytii 1aad iyo Qaybtii labaadba). Kuwaasoo dhamaantood soo dhaweeyay ra’yigii ahaa Somaliand Hantiilayashoodu iyaga hagraday inay wadanka warshada ka sameeyan mudadii dheerayd ay Somaliland nabad ku naaloonaysay. Maqaaladihi aan qoray waxad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 01, August 2012 (SDN/AP)- Ka qaybgelayaashii shirka Muqdisho, ayaa maanta ansixiyay Distoorka cusub ee Soomaaliya, kaasoo dalka ka saaraya nidaamka kumeel-gaadhnimada. Siday ku warantay wakaalada wararka ee Associated Press, Arbacaddii maanta waxa cod ku ogolaaday 621 ergay, waxa diiday 13 xubnood, halka 11 kalena ka aamuseen codaynta. Ansixintu waxay timi waxyar uun ka dib, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(KampalaSDN)THIS IS ANSWER BY THE LANDERS WALKERS IN EAST AFRICA To: THE SOMALIA CONSTITUTION DEAR GUESTS To: The Somalilander Committee for the Somalilanders/ Somalia peace talks Inform: President Of The Somalilanders Inform: Ministry of Foreign Affairs Inform: the world leaders. Inform: 367. www.SIRad.UK. THE DARK ANGEL DEVELOPMENT IGAD IN THE HORN The black man revolution. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(KampalaSDN)Bulshooyinka iyo qowmiyadaha ku dhaqan eastAfrica waxa lagu qadaraa in ay leegyihiin tiro ahaan 125,000,000 sida ay soo saarreen ururada horumarinta gancsiga iyo dhaqaalle kobcinta jaamacadaha east Africa. Hayadahan dhaqaalle kobcinta east Africa waxay cilmi baadhis ka sammmeeyeen wadamada ay ka midyihiin, Ruwanda, Kenya ,Soomaaliland, Kenya, Ethiopia, Eritrea, Sudan, Tansaaniya iyo soomaaliya oo nabadgelyada awgeed […]
Posted in Uncategorized | Read More »