Home » 10:23 pm
Entries posted on “August, 2012”
An Open Letter to the Minister of Finance of Somaliland (KampalaSDN)It is really amazing and interesting issue last night’s message from the ministry of finance when the team of ministry of finance led by the minister of finance was appeared an opening discussion live on Somaliland national television the issue of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 02, August 2012 (SDN)- Ciidamada Qaranka ee Somaliland jiida hore, ayaa 2:30pm ee maanta gacanta ku dhigay laba gaadhi oo nooca gaashaaman ah iyo hal Landcruser oo kuwa raaxada ah, kuwaasoo lagala soo goostay kooxda nabad-diidka ah ee Khaatumo State. Taliyaha Ciidamada Qaranka ee Somaliland Col. Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale) oo war qoraal ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 02, August 2012 (SDN)- Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Samsam Cabdi Aaden, ayaa qalab loogu talogalay xafiisyada wasaaraddaas ee 5 gobol oo dalka ah ka gudoontay hay’adda Mercy Corps. Qalabkan waxa loogu talogalay xafiisyada 5 gobol oo ka mid ah gobolada cusub ee Somaliland, gobollada Saraar, Oodweyne, Badhan, Hawd iyo Selal. Ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 02, August 2012 (SDN)- Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa maanta kulan lagu gorfaynaayo qaabka qabsoomiyaddda doorashada golaha Deegaanka la yeeshay saddexda xisbi qaran iyo sagaalka urur-siyaasadeed. Kulan oo ay albaabadu u xidhnaayeen, waxa markii uu dhamaaday ay warbaahintu wax ka waydiiysay waxyaabihii laga wadahadalay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta ururada iyo xisbiyada qaranka oo sharaxaad ka bixiyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Former U.N. Secretary-General Kofi Annan is quitting as international peace envoy for Syria in the face of an armed rebellion against President Bashar al-Assad whose violence shows no sign of abating after 17 months of strife. As battles raged on Thursday in Syria’s second city Aleppo between rebel fighters and government forces using war planes […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 2, July 2012 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Saaka subaxnimadii hore markay saacadu ku beegnayd abaaro 8:00 Am, kormeer Kedisa ku soo maray habsami u socodka Xarunta Dawlada hoose ee Hargeysa Madaxweynuhu waxa uu kormeerkiisa ku eegayay sida ay hawlaha shaqada ee Dawlada hoose u socodaan, iyo sida ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
21 sano kadib Somaliland waxaa ka soo ifbaxay Warbaahin madaxbanaan oo lagu kala magacaabo Halbeegnews.net iyo Wargeys afdheer oo la magacbaxay Hubaal News Paper. Wargeyskaan iyo Website-kaan oo ay ka hoowlgelayaan khabiiro Saxaafadeed waxay u muuqdaan kuwa suuqa ka saaraya Warbaahinta laga leeyahay Somaliland oo badankood u shaqeeya qaab la mida Xidigtii Oktober ee Kacaankii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berlin 02,2012(SDN)-Waa mar kale iyo barnaamij cilmiyeedkii tijaabi aqoontaada Diimeed,oo aanu idiinku heyno suallo iyo jawaabo diini ah. Fadlan akhriste isku day in aad ka jawaabto inta aanad eegin Jawaabta. 1:sheeg intaa suradood ee kaa bilaamataa Mahadinta ALLAH? 1.ALFAATXA . 2:AL, Ancaam . 3:AL KAHFI . 4:Alfadir. 5: AL Saba 2:suaal sheeg suurada dhaamaan ayadaaheedu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MogadishuAugust 02,2012(SDN)- Waxaa Shalay lagu dhawaaqay in dalka Soomaaliya uu waqtigan yeelanayo dowlad dhamaystiran ka dib muddo Labaatan Sano ah oo dagaalo sokeeye ay socdeen. Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed, ra’isul wasaarihiisa mudane Cabdi-Weli iyo madax kale ayaa ka midaysan fakarkan iyagoo u sheegay bulshada Soomaaliyeed inay Shala ahayd maalin taariikhi ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho August, 02, 2012 (SDN)- Suldaan Ibraahim Sul. Cismaan (Suldaan Dheeg) oo ka mid ah madax-dhaqameedka ka qaybgalay shirka lagu ansixinayay Distoorka cusub ee Soomaaliya, ayaa faahfaahin ka bixiyay geedi-socodka shirkaas oo maanta lagu soo gebogabeeyay caasimadda Muqdisho. Suldaan Dheeg oo ka mid ah xubnaha Somaliland u dhashay ee shirka ka qaybgalay, waxa uu waraysi […]
Posted in Uncategorized | Read More »