Home » 7:56 pm
Entries posted on “August, 2012”
(KampalaSDN)U.S. Secretary of State Hillary Clinton on Friday urged South Sudan and Sudan to end an oil dispute that has brought the neighbours to the brink of war, in the highest-level visit of a U.S. official to Juba since its independence a year ago. Clinton visited Africa’s newest nation for the first time on Friday, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 03, 2012(SDN)-Xukuumadda Soomaaliya ayaa aad ugu mahadcelisay khaban qaabayaasha Shirkii Ansixinta Dastuurka oo ay ugu horeeyaan C/fitaax Maxamed C/nuur iyo Kamaal Xasan Guutaale. Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa mahad balaaran u soo jeediyay Dhalinyaradii ka qeybqaadatay khaban qaabadii Shirka Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee igu yimid Magaalada Muqdisho, Si ay u samatabixiyaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho August 03,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaaliga Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay Casho Sharaf u sameeyay Golaha Wasiiradda iyo Marti sharaf kale iyadoona Munaasabad lagu xirayay Ansixintii Dastuurka dalka lagu qabtay hoyga Ra’iisul Wasaaraha. Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeybgalay dhamaan Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Badbaado Qaran, Xildhibaano, Ururada Haweenka, Ururka Dhalinyarada Qaranka Soomaaliyeed, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
HargeysaAugust 03,2012(SDN)-Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland Md Maxamed Cabdilahi Cumar ayaa mar uu u waramayay Iddaacada BBC da waxa uu ku soo bandhigay licib siqiirnimadiisa Siyaasadeed. Wasiirka ayaa wax laga weydiiyay sida uu u arko in la ansixiyay dastuurka Soomaaliya oo ka kooban 18 gobol oo kuwa Somaliland dabcan ka mid yihiin. “Marka ugu horreysa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(KampalaSDN)US Secretary of State Hillary Clinton is in Uganda and will spend a night in the capital, Kampala before a visit to the world’s newest nation South Sudan, locked in a crippling border and oil dispute with Sudan. She flew out of Senegal on Thursday headed for Uganda. Her 11-day tour of seven African […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(KampalaSDN)Good evening country men, I am addressing you about some new problem in the Health sector. This is the emergency of Ebola again in our country. About three weeks ago in the village of Nyanswiga in Kibaale district, some people become very sick. Initially the health workers did not realize what it was. This […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London August 03,2012(SDN)-Shirkada Dahabshiil ee ganacsiga kala duwan ku hawlan ayaa beryahan danbe saxaafada ku soo noqnoqoneysay,mar waxa ay aheyd weerar kii ay dhawaanta jacda ku siiyeen Kooxda u ololeysa cadaalada Ganacsiga iyo Dimuqraadiyada ee Anonymous. Kooxdaa oo cadaalada ku raadisa sifooyin dibedda ka ah nidaamka sharciyeed ee caalamka oo ay qabaan in nidaamkaasi yahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa August 03,2012(SDN)-Hogaamiyaha Ururka Isbedelka,Horumarka iyo Dimuqraadiyada Jabuuti Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Candhoole ayaa xogo warbaahintu baahisay oo sawir ka bixinaya lacago xukuumada Jabuuti siiso masuuliyiin ka tirsan dawlada Somaliland ku tilmaamay wax aaney labada ummaddooba aqbeli karin. Md Candhool oo noo waramay ayaa sheegay in tiraba dhawr sanadood ay mucaaridka Jabuuti ka warhayeen isla […]
Posted in Uncategorized | Read More »
OGONI-NATION–Ogoni people formerly declares itself independent and self-government away from what is called Nigeria. According to Goodlukc Diigbo: “We are acting with legitimacy to reclaim all of our rights, without exception,” he said. [PHOTO: Ogoni-National Flag, Goodluck addressing the people in Ogoni-Land….] Dr. Diigbo said: “Now, therefore, acting on the General Assembly mandate on the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mar kale Ramadaan Kariim Qormadii hore waxaynu kaga hadalnay sida ay muhiim u tahay inuu qofku doorto diyaarad iyo dariiq ku munaasib ah safarkiisa si uu uga badbaado caqabado ku yimaada socdaalkiisa. Qormadan maantana waxa aynu ku taataaban doonaa muhimada ay leedahay doorashada Ticketka saxda ahi iyo saameynta uu ku leeyahay safarka qofka. Sideedaba, waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »