Home » 4:35 pm Entries posted on “August, 2012”

Dr Gaboose: “Mudane Madaxweyne, maaha in Komishanka Qaranku Dhibane u noqdo oo ku dhexwareego xafiisyada Nairobi, Madaxtooyada iyo kuwa Golayaasha Qaranka”

Hargeysa 04, August 2012 (SDN)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Umadda Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa Madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay inay waqtigeeda dib uga dhacdo doorashada raagtay ee goleyaasha Deegaanka. Dr. Gaboose oo shirjaraa’id oo ku qabtay Hargeysa, waxa uu faahfaahin ka bixiyay duruufaha ku gedaaman qabsoomida doorashada Deegaanada, wuxuuna ka hadlay heshiiskii ay Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxweynaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Wasiirul-dawle cusub u magacaabay Masuul xilli hore ka soo goostay kooxda SSC

Hargeysa 04, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa magacaabay xil ku cusub dawladda, kaasoo ah Wasiiru-dawlaha Nabadaynta arrimaha gobollada Bariga dalka. Sida lagu sheegay qoraal Madaxtooyada ka soo baxay, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu xilkaas u magacaabay Kayse Cabdi Yuusuf oo xilli hore ka soo goostay kooxda nabad-diidka ah ee Khaatumo State […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taxanihii Tijaabi Aqoontaada Diiniga ah

Berlin Aug 04,2012(SDN)-Akhristeyaal waa Barnaamijkeenii diiniga ahaa iyo tijaabi Aqoontaada Bishan Barakeysan ee Ramadaan. 1-Su�aal Sheeg Bilaal IBin Rawaaxa Rc, Yuu Addoon u ahaa? 2-Su�aal Sheeg ninka kaliya ee uu Nebigeena (NNKH) Gacantiisa ku dilay? 3-Su�aal Sheeg ninkii dilay Geesigii ugu weynaa Islaamka iyo kii Gaalada ugu weynaa? 4-Su�aal Sheeg Dhulka kaliya ee halmar oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hillary Clinton iyo madaxda Soomaalida oo maanta kulmaya,maxaa lagala hadli doonaa?

Niarobi August 04,2012(SDN)-Xoghayaha arrimaha dibedda ee dalka Mreykanka Hillary Clinton ayaa goor dhaw lagu wadaa in ay kulamo kula qadato qaar ka mida madaxda Soomaalida magaalada Niarobi ee dalka Kiinya. Haweeneyda ayaa ku gudo jirta safar dhawr iyo taban casho ah oo ay ku mareyso qaarada Africa oo ay markaa diirada ku saareyso qodobo dalkeedu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Marial waa Ciyaaryahan Madax banaan,maxay Ciyaartooyda reer Somaliland ka baran karaan?

London August 04,2012(SDN)-Ciyaaryahan madaxbanaan oo magaciisa la yidhaahdo Gour Marial ayaa maanta gaaray London si uu uga qeyb qaato tartanka ororda ee halkaa ka dhacaya. Marial oo 28 jir ah ayaa ku noolaa dalka Mareykanka ilaa kolkuu 16 jirka ahaa,balse ma uu qaadanweli dhalashada Mareykanka ee u saamixi leheyd in uu dalkaa magaciisa ku tartamo. […]

Posted in Sports | Read More »

Somaliland dal aan weli la aqoonsan oo hadana leh laba madaxweyne

Jabuuti August 04,2012(SDN)-Waxa dhawrkii todobaad ee ina dhaafay aanu heleynay xogo tibaaxaya sida uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti gacanta ugu dhigay inta badan siyaasiyinta Somaliland ee haatan ka kala tirsan golleyaasha qaranka. Madaxweynaha Jabuuti oo sii maraya qeyb qoyskiisa ka mida ayaa muda haatan ku hawlanaa sidii uu isu hoos keeni lahaa guud ahaan siyaasiyiinta reer […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ujeedada dhabta ah ee Ciidamada Kiinya ugaleen Soomaaliya oo la shaaciyay

Muqdisho August 04,2012(SDN)-Warbixin dheer oo ay daabacday barta Internetka ee UPI ayaa lagu faaqiday sababta dhabta ah ee ciidamada dalka Kiinya u soo galeen dalka Soomaaliya oo ay haatan mudo ku sugan yihiin. Warbixinta UPI ay daabacday ayaa ka waramaysa sida dawlada Kiinya isku tustay in hadii ay kooxda Shabaabka ka saarto degaanada Koonfurta ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xulka Gabdhaha Canada oo 2-0 Ku Qanacsiiyey Xulka Britain.

Coventry-England-July-3-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta tiigsaneynaa ciyaarihii Olombiga oo si habsami ah ugu socda garoomada kala gadisan ee cariga ingiriiska London iyo xulka Gabdhaha qaranka kubadda cagta ee Canada oo u soo baxay Semi finalka. Haddaba xulkan Canada oo ah taariikhda markii ugu horeysey ciyaaro ka tirsan Olombikada iney soo gaadhaan Semi Finalka xagga kubada […]

Posted in Sports | Read More »

Ururka la dagaalanka Qaadka iyo Maandooriyaha ee Somaliland

Milton August 03,2012(SDN)- Waxa laga assassay magaalada Hargeysa sanadkii hore dhamaadkiisi , urur dhalinyara ah oo ka soo horjeeda Qaadka iyo Maandooriyayanka ummada halaagay.  Ururka waxa ka madax ah arday dhigata Jaamacada Hargeisa oo u guntaday inay bilaabaan wacyigelin iyagoo dadka u sheegaya wax yeelada uu qaadku leeyahay. Hadalka waxba idinku dheerayn maaye waxad barnamujka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

WAA BARNAAMIJKII SUGAANTA IYO ISBEDELKA DHAQANKA BULSHADA(QEYBTII 2AAD)

Berlin August 03,2012(SDN)-Akhristeyaal mar kale ku soo dhawaada Barnaamijki Suugaanta iyo isbedelka Bulshada oo aad qeybtiisii hore maalmo ka hor halkan uga bogateen. Akhristeyaal waxa xasuusin gaar ah naga ah in qaybtaani ay daba socoto taxanihii hore. Waxaan taabaneeyna inaaga oo qayb walabaa siideeda ugaa hadalayanaa 1: sida uu ahaa deegaanka ay ummada soomaaliyeed ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »