Home » 3:32 am Entries posted on “August, 2012”

SAAM-QAYBSIGA WARSHADA SIBIDHKA : HABAL AWAL 50%, CARABKA 30% IYO HABARJECLO 20%.

Dalku wuxuu u baahanyahay maalgashi, dadkuna waxay u baahanyihiin shaqo  abuur ka helaan kasab ay ku noolaadaan, waxaan rajo ka dhiganaya kolba meesha la yidhaahdo waa la maalgashanayaa oo rajo shaqaalayn ayaan filaa, rajadaasi hadana way burburtaa ka dib marka laba reer ay isku maandhaafaan ama laba shirkadood ama laba gobol, oo shaqadii dawladu lahayd […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Safarka Qurbejooga Soomaalidu ku tagaan wadanku inta badan waa FARXAD sii socodka ah iyo FIRXAD soo socodka ah, waa maxay sababtu? Q 3aad

Ramadaan kariim Qormadan maanta waxa aynu kaga hadli doonaa madaarka Dubai oo ah goobta ay maraan Somalida ugu badan ee dhooftaa.  Madaarka Dubai waxa la bilaabay dhismihiisa 1959kii waxaanuu soo maray marxalado kala duwan. Maanta waxa uu leeyahay 3 dhisme (Terminal) oo dadka rakaabka ahi ka dhoofaan kana soo degaan iyo laba runway oo is […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mohamed Farah(MOA) Ayaa Ku Guuleystey Biladda Dahabka ee 10,000 ee Meter.

London-July-4-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku jibaaxeynaa xagaaiyo orodada ee ka socda garoomada kala gedisan ee cariga Ingiriiska oo ah Olympic 2012. Akhyaartay waxaa si habsami ah u socda shaley iyo maantaba orodada fagaxda ah (sprint) kuwa dhexe iyo kuwa dhaadheer,haddaba orodkii ugu xiisaha badnaa ayaa caawo foodda la isla galey kuwaas oo ah halyeyadii8 […]

Posted in Sports | Read More »

Dilaaliinta Sayladda Xoolaha: “Waa murugo iyo gumaad Xoolaha lagu hayo in maalin walba Hargeysa lagu qalo 350 Neef oo dhalaya, 350-ka Calooshooda laga saarayna…”

Hargeysa 04, August 2012 (SDN)- Qaar ka mid ah dilaaliinta iyo dadka ka ganacsatada sayladda Xoolaha ee Hargeysa, ayaa walaac ka muujiyay wax ay ugu yeedheen gumaad xoolaha lagu hayo. Axmed Cismaan Cige (Axmed-Buur) oo ka mid ah dilaaliinta sayladda Xoolaha caasimadda Hargeysa oo waraysi gaar ah siiyay shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, waxa uu sheegay in maalin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Golaha Sharci Dejinta Mr. A/Ciro, Xilkii Waxa Uu Ka Dhigtay Shaadh Uu Xidho Marna Siilaanyo Uu u Bixiyo

In mudo ahba waxa taagnaa muran xoogan oo ku saabsan doorashooyinka golaha deegaanka, murankaas oo uu curiyey abuurayna gudoomiyaha golaha sharci dejinta Cirro, isagoo qiil u raadinaya ururrka uu sida sharci darada ah u samaystay ee Wadani iyo muraado uu u filinayo xukuumada Siilaanyo.Waxa hore aynu ugu ogeyn in uu ku kacay fal lid ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada oo fadhi aan caadi ahayn ugu baaqay mudaneyaasha golaha iyo nuxurka wargelin uu soosaaray

Hargeysa 4, August 2012 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C,raxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa qoraal uu maanta soo saaray waxa uu ugu baaqay mudanayaasha wolaha Wakiilada ee Somaliland inay isugu yimaadaan fadhi aan caadi ahayn. Qoraalka guddoomiyaha oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay shabakadda Somalidiasporanews.co/Qurbejoog.com, waxa uu u dhignaa sidan; “Markaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ceerigaabo: Kulan Wasiirka Beeruhu la yeeshay maamulka gobolka Sanaag iyo Beeralayda

Ceerigaabo 4, August 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Beeraha ee Somaliland Prof Faarax Cilmi Maxamud Geedoole iyo wefti uu hogaaminayo oo maalmihii u dambeeyay kormeer hawleed ku maraya gobolada bari ee dalka, ayaa maanta kulan la yeeshay maamulka iyo beeralayda magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Wasiirka Wasaarada Beeruhu waxa uu xusay in socdaalkoodu uu la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyaha Taliyaha Somaliland oo ka hadlay Maandooriye ay ciidanku qabteen iyo arrimo ku saabsan Nabadgelyada

Hargeysa 4, August 2012 (SDN)- Taliyaha Ciidanka booliska ee Somaliland Mr. Cabdullaahi Fadal Iimaan oo shir jaraa’id maanta ku qabtay xafiiskiisa ayaa kaga hadlay arrimo door ah oo ku saabsan nabadgalyada . Taliye Fadal waxa uu soo bandhigay Maandoriyeyaal ay ciidamada Boolisku ku soo qabqabteen hawlgalo ay sameeyeen, isagoo ka codsaday in bulshadu la soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xafiiska Samofalka Madaxtooyada iyo hay’adda Islamic Relief oo deeq raashin ah u qaybiyay danyarta xaafaddaha Hargeysa qaarkood

Hargeysa 4, August 2012 (SDN)- Masuuliyiinta xafiiska samafalka Madaxtooyada iyo hay’adda samaflka ee Islamic Relief xafiiskooda Hargeysa, ayaa maanta si wadajir ah deeq raashin ah u gaadhsiiyey qaybo ka tirsan dadweynaha danyarta ah ee ku nool xaafadda degmooyinka caasimadda qaarkood. Deeqdan raashinka ah oo isugu jirtay noocyada raashinka ee ay ka mid yahiin Bariis, Daqiiq […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland Leaders Look For Power To Enrich Themselves And The People Around Them.

Somaliland leaders look for power to enrich themselves and the people around them.   Somaliland leaders look for power to enrich themselves and the people around them.The real problem is that very few somaliland people know what democracy is and how the Government works: Some go to tribal system,some go to british written dictionary, look […]

Posted in Uncategorized | Read More »