Home » 10:30 pm Entries posted on “August, 2012”

Faraska Aduunka u Dheereeya Usain Bolt oo Ku Guuleystey 100 Mitir (By-Jaahuur)

London-July-5-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku suu qaadaneynaa Olympigii oo wali si habsami ah uga socda cariga ingiriiska ee London. Haddaba galabta waxaa la isku arkay garoonka weyn ee Olympikada ee London,waxaana ku balansanaa ciyaaryahanada aduunka u dheereeya siiba 100-Mitir,waxaana Finalka isku soo hadhey 8 ciyaartooy oo wadamadooda ka kala socdey. Mucjisada aduunka u dheereeya ee […]

Posted in Sports | Read More »

Dawladda Suudaan oo ogolaaday in gobollada jabhaddu qabsadeen caawimo loo gudbin karo iyo heshiiska Khartuum-Jubba ee murankoodii Saliida

Khartuum August 5, 2012 (SDN/FT)- Dawladda Sudan ayaa Axadda maanta ogolaatay in caawimooyinka gargaarku u gudbi karaan gobollada dhinaca Koonfureed ee labada jabhadood qabsadeen. Sida uu ku waramay wargeyska Financial Times, kooxaha arrimaha bani’aadaminada u dhaqdhaqaaqaa waxay sheegeen in dagaalku galaaftay dadka shacabka ah oo Macaluul waajahaya. Ogolaanshuhu waxa uu yimi maalin keliya ka dib […]

Posted in Sports | Read More »

Dhalin wax ka barata Jaamacada Hargeysa oo wada olole ka dhan ah Qaad cunida(DAAWO)

Hargeysa August 04,2012(SDN)-Qaar ka mida ardeyda wax ka barata Jaamacada Hargeysa oo ku bahoobay urur la dagaalama qaad cunka oo layidhaahdo Somaliland Against drug Association) ayaa waxa ay hawsha ay wadaan uga warameen TVga la yidhaahdo Somali Chanel. Halkan ka daawo oo ka bogo wareysiga iyo dedaalka dhalaintani ku bahoowday  

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururka Wadaniga ah ee Gaaroodi oo hanbalyo u diray Ardey China wax ku barata oo deeq waxbarasho dalka keenay

Sallaxley August 05,2012(SDN)-Ardeyda reer Somaliland ee Jaamacada China wax ka barata ayaa dhawaan waxa ay Dugsiga Hoose Dhexe ee Gaaroodi ee ku yaal Degmeda Sallaxley gaadhsiiyeen Deeq waxbarasho. Hadaba tilaabadan ku deyashada mudan ee Ardeyda degaanku ku gacan qabteen jiilalka ka danbeeya ayaa waxa ka mahadceliyay Ururka Wadaniga ah ee Gaaroodi oo isagu gacanta ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prof. AXMAD I.SAMATAR & HIIL-QARAN Maxay Kaga Duwan Yihiin Musharaxiinta Kale iyo Xisbiyada Kale?

Hareeraha raga inaga xigaa hele libtoodiiye Heeryada gumaysiga ma rido ka u habranaayaaye Lama helo wadaadow waxaan cidi ku hawshoone Naftaa loo hantaaqaa waxay hiigso leedahaye Timacade Hordhac Sidaad la socotaan dhowr iyo labaatan musharax ayaa u tartamaaya jagada Madaxweynenimo ee Somalia kuwaas oo ka qayb gali doona doorashada qabsoomi doonta bishan 20-keeda. Musharaxyada tartankaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Barnaamijkii taxahana ahaa ee Suaallaha iyo Jawaabaha Diiniga ah

Berlin August 05,2012(SDN)-Akhristeyaal eebe ha inagu maneysto kheyraadka faraha badan ee Bishan Barakeysan ee Ramadaan dhex ceegaaga,Amiin. Hadaba aanu mar kale idiin soo bandhigno Barnaamijkii Suaalaha iyo Jawaabaha Diiniga ah ee aanu ku dooneyno in aanu kor ugu qaadno Fadliga bishan iyo Aqoonteena guud. Hadaba isku dayay in aad suaalaha kolka hore ka jawaabtaan inteydaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Death toll from Yemen funeral bombing rises to 46

ADEN, Yemen, Aug. 5 — An al-Qaida suicide bomber killed a prominent pro-government tribal chief and at least 45 others at a funeral in Yemen’s southern province of Abyan, the Defense Ministry said Sunday. The al-Qaida suicide bomber detonated the explosives around his waist among funeral guests in Jaar town in Abyan province late on […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qarax Aad U Weyn Oo Geystey Khasaare Ayaa Ka Dhacay Degmada Hilwaa Ee Magalada Muqdisho.

Muqdisho August 05,2012(SDN)- Wararka rasmiga ah ee naga soo gaadhaya degmadda Hilwaa ee gobolk Banaadir ayaa sheegaya in qarax  ka dhacay degmadaasi meel ka mida fagaarayaasha degmadaasi, qaraxaasina uu ahaa mid aad u xoogan isla markaana geystey khasaare iyo argagax aad  u xoogan.. Qaraxaasi waxa uu ka oogsaday oo uu ka dhacay badhtamaha suuqa loo yaqaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Dheeg oo Farriimo u kala diray Guddiga Doorashada iyo Xukuumadda Somaliland

Hargeysa 5, August 2012 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Maxamuud Dheeg oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland, ayaa xukuumadda uga digay inay goleyaasha ku soo celiso xeerka ay ansixiyeen goleyaasha baarlamaanku ee dhigaya in doorashada lagu galo astaamo halkii lagaga geli lahaa tirooyin. Md. Dheeg, oo xalay la soo xidhiidhay Wargeyska Geeska Afrika, waxa uu eedaymo u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hogaamiyaha Guud ee Xarakada Akhwaanka Masar oo kulan la qaatay Madaxa xarakada Al Islaax ee Soomaaliya

Qahira August 05,2012(SDN)-Madaxa Xarakada Akhwaanul Muslimiin ee dalka Masar Murshid Dr. Muxamed Badiye ayaa kulan xafiiskiisa Qaahira kula yeeshay madaxa xarakada Al Islaax ee dalkaSoomaaliya Dr Cali Baashi Cumar. Madaxa Al Islaax ee Soomaaliya ayaa hogaamiyaha Akhwaanka uga hanbalyeeyay guushii uu dhawaanta ka soo hooyay doorashooyinkii madaxtooyada dalka Masar Dr Maxamed Mursi. Murshi Dr Maxamed […]

Posted in Uncategorized | Read More »