Home » 1:48 am Entries posted on “August, 2012”

Komishanka oo ka digay saamaynta ay qabsoomida doorashada ku reebayso haddii aanu Baarlamaanku wax-ka-bedel ku samaynin Xeer No.20

Hargeysa 6, August 2012 (SDN)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa sheegaya in aanay doorasho qabsoomayn sanadkan 2012 haddii ay goleyaasha Baarlamaanku markale soo celiyaan xeerka doorashooyinka Xeer N0:20. Xubnaha KDQ oo warbaahinta la hadlay, waxay sheegeen in xeerkan oo hore Guurtida iyo Wakiiladu u soo celiyeen, loo baahan yahay in laga saaro waxyaabaha caqabada ku noqon […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dambaabkii Doorashada: Maanso uu curiyay A. A. Garas (Ma-qalloocshe)

Gabayga Danbaabkii Doorashada, waxa tiriyey Abwaan Axmed Cali Garas (Maqaloocshe), waxaanu ka tiriyey sheekooyinka naftood-hafarka ah ee ay siyaasiyiintu dadka ugu sheekeeyaan. Gabaygan oo hab maad ah u dhacaya, waxa uu soo baxay 31/7/2012, wuxuuna ku bilaabay; Haddii aad I Doorataan Cadceedda Warbaan u Diri Kuleylkaan Demi ku Odhan Dayaxa Joogtaan ka Dhigi Daruurta Shirbaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Barnaamijkii Tijaabi Aqoontaada Diimeed iyo maanta

Berlin August 06,2012(SDN)-Akhristeyaal waa mar kale iyo barnaamijkii Tijaabi aqoontada Diimeed adoo ka jawaabaya suaalaha. Sheeg adeegihii Kacbada furaheeda heen-jiray? 2;sheeg saaxaabigii kula taliyey Rasuulka NNKH)in laqodo godkii khandaq? 3:sheeg saxaabigii hogaaminaayey dagaalkii Qaadisiya? 4; sheeg inta duulamaad uu aaday nebigay? 5. sheeg asxaabiga kaliya ey magaciisa quraanka lagu sheegay? 6-Su’aal Sheeg sanadkii uu geeriyooday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Immigration Board vetting stayed

                                                                          (KampalaSDN)The Appointments Committee of Parliament has stayed vetting of President Yoweri Museveni’s six nominees for the National Citizenship and Immigration Board, over a petition by Muslims. The committee was scheduled to interview former MPs Beatrice Nyakaisiki (Hoima), Jane Akwero Odwong (Kitgum) and John Eresu (Kaberamaido), and Patrick Ambako Kibrai, Elizabeth Nabakka Musazi and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Deeq Dhar iyo Kabo ah oo lagu wareejiyay Wasiirka Caddaalada

Hargeysa 6, August 2012 (SDN)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi, ayaa deeq dhar iyo kabo ka kooban ku wareejiyay wasiirka Caddaalada, taasoo loogu talogalay maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee caasimadda Hargeysa. Wasiirka Diinta Sheekh Khaliil Cabdullaahi oo hadal ka jeediyay munaasibad loo sameeyay wareejinta dharkaas oo lagu qabtay xabsiga dhexe, waxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

War degdeg ah: Xagta-toosiye oo lagu horjoogsaday Buuhoodle iyo wararkii u dambeeyay ee gogosha nabadeed ee lagu waday inay maanta ka furanto Bali-dhiig

Hargeysa 6, August 2012 (SDN)- Wararka ka imanaya degmada Buuhoodle, ayaa sheegaya in kooxo nabad-diid ahi is hortaageen in hoggaamiyaha SSC Saleebaan Xagla-toosiye u gudbo dhinaca degmada Bali-dhiig ee gobolka Togdheer oo lagu waday inay maanta ka furanto gogoshii nabadeed ee Madaxweynaha Somaliland u fidiyay beelaha gobollada bariga qaarkood. Xukuumadda Somaliland ayaa xalay wefti culus […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhab Hadalka Dr Gaboose oo Dhamac ku Noqtay Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa August 06,2012(SDN)-Guddoomiyaha Ururka Ummada Dr Maxamed Cabdi Gaboose ayaa hadal dhawaan uu ku cabiray arigtidiisa ku wejahan habdhaqanka madaxweyne Axmed Siilaanyo ee ku wejahan doorashooyinka Golleyaasha degaanka dalkayo damaciisa kororsi ee xilka ayaa noqdey qaar uu ka gami la’ayahay madaxweynuhu ilaa haada. Isku deyo dhawr ah oo doc ka yeer u badnaa oo ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Shariif oo isaga baxay shirkii saxeexayaasha Raodmapka,iyo qodobo la soo saaray

Nairobi August 06,2012(SDN)-Saxeexayaasha Dhabaha nabada Soomaaliya(Roadmap) ayaa ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kiinya,xili ay kulanka hareeyeen muran salka ku haya cida saxeexayaasha ka mida ee meteleysa Ahlu Sunna Wal Jamaaca. Kulanka ayaa waxa ka soo xaadiray labo wadaad oo sheegay in ay yihiin hogaamiyeyaasha dhabta ah ee Ahlu Sunna Wal Jamaaca oo la kala […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Hambalyeeyay Orod yahan Mo Farah

Hargeysa August 06,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland Md Cali Siciid Raygal ayaa Hambalyo u diray Orod yahankii shalay Guusha weyn ka soo hooyay tartankii Orodada 10,000m ee Olembiga 2012. Mo Farah ayaa u tartamayay dalka Britain oo uu haatan ku nool yahay balse wasiirku waxa uu sheegay in uu Somaliland u dhashay,sidaa aawadeedna […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Today in history:August 5, 1962

  (KampalaSDN) At the Uganda People’s Congress (UPC) annual delegates’ conference in Mbale, the Prime Minister Milton Obote announced that the Uganda government was to establish a high powered Economic Planning Commission as part of its war on poverty. Obote received a tumultuous welcome from the 900 delegates and large numbers of other guests who […]

Posted in Uncategorized | Read More »