Home » 10:41 am Entries posted on “August, 2012”

Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay wax-ka-bedel lagu sameeyay xeerka doorashooyinka

Hargeysa August 07,2012(SDN)-Fadhi aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen gollaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa looga dooday isla markaanalagu ansixiyay soo jeedin ay guddida doorashooyinka dalku isbedel ugu dalbanayeen xeerka doorashooyinka dalka. Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa tijaabo ay sameen ka dib waxa ay ku ogaadeen in magaca usharixiinta golleyaasha degaanka lagu bedelo Number halka iminka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururka Badbaada Shacabka oo Si Sharci ah u dersay Roadmapka iyo waxa ka iman kara maxsuul ahaan

Muqdisho August 07,2012(SDN)-Ugu horeyntii waxaan akhristeyaasha maqaalkani u caddeynayaa inuu maqaalkani yahay mid lagu eegaayo aragtida sharciyeed ee waxa lagu magacaabey Geedi Socodka (Road Mapka), halka ay mareyso hawlahiisa, sharci nimada Saxiixayaasha (Legal Status of Signatories) iyo wax aka soo bixi kara haddii uu sidaan ku dhamaado iadoo laga eegaayo arrimaha soo socda:   Geedi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Saxaafada oo la xanibaa waxa ay ka dhigan tahay yaan la xisaabtamin(Xanibaadyada la saaray Qurbejoog,waagacusub,iyo halbeegnews)

London August 07,2012(SDN)-Waxa haatan soo shaac baxaya in xoogag iskaashaday ay xanibaad saareen qaar ka mida baraha Internetka Soomaalida ee aan ka waaban ka hadalka xaaladaha xasaasiga ah ee dalka ka jira. Dahabshiil oo kaashanaya dawlada Jabuuti ayaa amaro xanibaada dul dhigay shirkadaha isgaarsiinta dalka ee maanta horted moodayay in Jabuuti oo laga keeeno Internet […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Raiisul wasarihii Syria iyo tiro wasiiro ah oo goostay iyo xukumada Asad oo liiceysa

Dimishiq August 07,2012(SDN)-Raiisul wasaarihii dalka Syria ayaa shaaciyay in uu ka goostay xukuumada dalkaasi isla markaana uu ku biiray xoogaga mucaaridka ee mudada sanadka ka badan dagaalka kula cidamada dalkaasi. Raiisul wasaare Riyaad Farid Xijaab ayaa war uu soo saaray ku sheegay in uu isaga tegay xukuumada Bashar Al Asad oo uu ku sheegay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Japan oo 67 sanadood ka dib weli laga murugeysan yahay Nuclearkii lagu garaacay

Hiroshima August 07,2012(SDN)-Waxa guud ahaan Dalka Japan tacsi iyo baroordiiq loogu sameeyay ummadii ku le’atay qaraxii Nuclearka ee lagu weeraray dagaalkii labaad ee dunida oo ay ku qurbaxeen boqolaal kun oo ruux. Dalaka Japan ayaa waxa la arkayay tiyoo shacabku meel walba ku duceysanayo oo uu ka tiiraanyeysan yahay khasaarihii maalintaa ka dhashay weerarkii Mareykanku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul wasaraha Soomaaliya oo yXala Afur Sharaf U Sameeyey Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed

Muqdisho 07,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaaliga Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Caawa Afur Sharaf u sameeyay Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed, waxaana Afurka kasoo qeybgalay Golaha Wasiiradda, xildhibaano, suxufiyiin iyo marti sharaf kale. Ugu horeyntii Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Ganacsigga ayaa hadal kooban u jeediyay Odayaasha Dhaqanka isagoona ku amaaney sidii ay isugu howleen in Soomaaliya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xaglotoosiye oo Oog gaaray iyo dagaalo ka socda min Qurulugud ilaa sooljoogto

Oog August 07,2012(SDN)-Hogaamiyihii jabhadii SSC ee dagaalka kala soo horjeeday ciidamada Somaliland ee dhawaanta heshiiska la qaatay madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa haatan ku sugan degmeda Oog. Halkaaa waxa uu Suleymaan Xaglotoosiye kula kulmay tiro wasiiro ah oo halka hore ugu sugnaa waxaana lagu wadaa in ay halkaa lagu qabto kulamo nabadeyn ah oo labada dhan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha xisbiga UDUB oo magaacaabay guddi hoosaadyo

Hargeysa August 07,2012(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB Md Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta war uu soo saaray waxa uu ku magacaabay xubno ka mid noqon doona guddi hoosaadyo xisbigaasi uu yeelan doono. Gudiyada ayaa ka koobnaan doona ashqaastan oo loo bixiyay Madaxda waaxyaha bahweynta UDUB,waxaaney kala yihiin;1. Guddi-Hoosaadka Abaabulka iyo Wacyi gelinta 1.    Maxamud  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sidee loo la shaqaynkara Ururka la dagaalanka Mandooriyaha Qaadka ee Somaliland?

Asc, waxan akhristaw qaybtii hore idinku sheegay in urur la yidha la dagaalanka maandooriyaha iyo Qaadka ay ka sameyen dhalinyaro sanadkii hore Hargeisa kuwas ah arday Jamacada ka dhigata magaalada.  Hadaba iyadoo ay haboontahay in ummad walba qofka u kaca ay taageerto dadaalkiisa, ayaan halkan intiina wanaga  jecel ee ah dhalinyarada , culimada iyo aqoonyahaniinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sanaag: Deeq raashin ah oo la gaadhsiiyay Agoomaha Ceerigaabo iyo degmada Ceel-afwayn

Ceerigaabo 6, August 2012 (SDN)- Gudoomiyaha gobolka Sanaag Aaden Diiriye Cigaal, ayaa deeq raashin ah gaadhsiiyay 30 qoys oo Agoomo ah oo ku nool gudaha degmada Ceel-afweyn. Deeqdan caawimada ahi waxay ka timi urur fadhigiisu yahay dalka Holland oo lagu magacaabo Nomad. Munaasibadii gudoonsiinta deeqdan oo lagu qabtay xarunta dawlada Hoose degmada Ceel-afwayn, waxa ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »