Home » 2:14 am
Entries posted on “August, 2012”
For most of my childhood in London people were confused by me. They would look at me askance and ask, “Are you Pakistani or Jamaican?” “I’m from Somalia,” I would reply irritably, receiving a blank look before the inevitable response: “Where’s that, then?” After Mo Farah’s glorious Olympics victory on Saturday night I hope I […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 7, August 2012 (SDN)- Wakaaladda wararka ee RITZAU oo laga leeyahay dalka Denmark ayaa shalay baahisay in wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Denmark iyo gaar ahaan xafiiska dalkaas u qaabilsan horumarinta caalamiga ah ee marka magaciisa la soo gaabiyo la yidhaahdo DANIDA ay xafiis ka furanayso magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, waxaana shalay si […]
Posted in Uncategorized | Read More »
HARGEISA, 7 August 2012 – Years of poor rains have ravaged parts of the self-declared republic of Somaliland. IRIN spoke to the territory’s vice president, Abdi-Rahman Abdillahi Saylici, about the effects of the drought, aspirations for international recognition and the Al-Shabab insurgency. Q: What is the current drought situation in Somaliland? A: Actually, the drought […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gudoomiyaha golaha wakiilada talaabooyinka sharcidaroda ah ee uu kula kacay xilka qaran ee uu uga faa iidastay danihiis gaarka ah, tan iyo xigii lafuya uruda siyaasada ee s/land wxa soo baxayay in hanka siyaasga ah inuu bito oo nin kasta oo damac lihi uu furto urur siyaasadeed sidanu ognahay gudoomiyaha goloha wakiiladu waxa uu katirsanaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa(SDN)-The Bank of Dahabshiil and the dictatorial government of Djibouti are uniting their efforts to fight the Somali Independent media for their coverage of corruption of mass proportion and worst kind of corporate greed. The Qurbejoog.com web site along with others are being targeted for exposing in what seemed to be a gross misappropriation of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, August 7, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaaliga Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku dhawaaqay Musharaxnimada Xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya. Xafladda Musharaxnimo ee Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka soo qeybgalay Golaha Wasiiradda, Xildhibaano. Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed, Siyaasiyiin, Ganacsato, Ururada Haweenka, Saraakiil, Dhalinyaro, Suxufiyiin, Fanaaniin iyo dadweyne kale oo aad u fara badan. Waxaana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berlin 07,2012(SDN)-Waa qoraaldeenii taxanaha Ramadaanta iyo tijaabi aqoontaada diimeed adigoon jawaabaha eegin fadlan. 1-Su’aal Sheeg magaca Khaalid Bin Waliid Rc hooyadii? 2-Su’aal Sheeg ruuxii ugu horeeyay ee Islaamnimo ku Shahiida? 3-Su’aal Sheeg gabadhii ugu horeysay ee Islaamnimo ku Shahiido? 4-Su’aal Sheeg goorma ayuu soo Islaamay Khaalid Bin Waliid. 5-Su’aal Sheeg Asxaabigii bur-buriyey Sanamkii Cuzaa? […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A journalist in the northern breakaway republic of Somaliland was attacked by police while covering a child custody dispute in a local court on Saturday, according to local journalists and news reports. Police beat Hodan Abokor, a reporter for the state broadcaster Somaliland TV, during a fight among members of the public who were present […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 7, August 2012 (SDN)- Guddiga Ilaalinta Suxufiyiint Adduunka oo magaciisa loo soo gaabiyo CPJ, ayaa cambaareeyay garaacis uu sarkaal Booliska ka tirsani kula kacay weriye Hodan Abokor Xasan Caafi oo magaalada Boorama uga soo waranta Telefishanka dawladda ee SLNTV. Weriye Hodan oo Sabtidii maxkamad Boorame ku taala u tagtay si ay war uga tebiso […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 7, August 2012 (SDN)- Ilaa 8 mudane oo ka tirsan aqalka hoose ee Baarlamaanka, ayaa maanta ka dareeray fadhi aan caadi ahayn oo goluhu ku yeeshay xaruntiisa magaalada Hargeysa. Fadhiga oo ay ka soo xaadireen 53 xubnood oo ka tirsan 82 mudane ee aqalkaasi ka kooban yahay, waxa shirguddoominayay guddoomiyaha golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed […]
Posted in Uncategorized | Read More »