Home » 10:40 pm Entries posted on “August, 2012”

WAA BARNAAMIJKII SUGAANTA IYO ISBADALKA DHAQANKA BULSHADA‏

Berlin Aug 10,2012(SDN)-Akhristeyaal waxaad mar kale naga guddoontaan Barnaamijkii Suugaanta iyo iyo Isbedelka Bulshada ee taxanaha inoo ahaa,maanta waxa barnaamijka isla soo diyaariyay Jaamac Maxamed Xandule iyo Zamzamos Axmed Keynan. Waxaan maanta ku eegeynaa suaalalha iyo jawaabaha suugaaneysan ee maxkaxda dhalaanka looga shaqeysiiyo isla markaana leh xigmadaha cajiibka ah, isku day in aad maskaxda ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

BARNAAMIJKII 3QAAF IYO MAANTA

ILAAHAY BAA MAHAD ISKA LEH  DHAMAAN IDILKEED Waad salaaman tihiin akhristayaasha qaayaha lahoow. iyo wariyaayashaba u heegan 24/7 wargaarsiinta ummada Intaasi ka dib noqo qof wax qabta oo ka qayb qaata waana 3qaaf qabta ka qayb qaata oo macnaheedu yahay ha noqon mid ummada iskaga dhex jira ee noqo qof muslin ah oo ummada wax […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Naftaa igu kaa qasbeysee, uma qalantid Caashaqa! (Qaybti 3aad)

Sidii aad aad wada akhriseen qaybtii hore ee maqaalka.  Cabdala iyo inantii (gabadhii) sidii bay u kulmijireen intii mudda ahba.  Adigu dhawr billod kadib ayay inantii ogaatay in nin Sarkaal ah oo ka tirsan ciidamada Xooga dalka , uu doonaayo inuu reerkooda waydiisto. Ninkaasoo ay Abaheed isku Beel kazo jeedan ayaa wuxu yimaada gurigooda adigu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ganacsade Turki ah oo Muqdisho ku sugan oo sawir ka bixiyay nolosha Soomaalida

Muqdisho Aug 10,2012(SDN)-Ganacsade u dhashay dalka Turkiga oo ka soo jeeda qowmiyada Kurdhishka loo yaqaan ayaa bar Internetka ah oo la yidhaahdo Rudow.net waxa uu uga waramay xaalad nololeedka Soomaliya. Abdullah Aydin oo Soomaalidu u taqaano Kurdiga waalan ayaa shegay in Soomaaliya ay tahay meel maalgashiga ku haboon,balse xaalada siyaasadeed iyo ta nololeedba ay yihiin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Political Immorality That Must Be Arrested Without Any Further Delay

Dear Somaliland people,. Our main political parties have been hide outs for questionable characters, propelling quacks to leadership in this country, the type of mediocre leadership that can only make us a far cry our what a country’s leadership ought to be. Political parties are established under the laws of Somaliland, whose objectives or themes […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha wasiirada Soomaaliya oo daadifeeyay goaan uu madaxweyne Sheekh Shariif ku magacaabay Degmooyin cusub

Muqdisho, 10 Augst 2012(SDN)- Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin hirgalintii Dastuurka, siyaasada iyo habraaca tafaftirka warbaahinta Qaranka, arimaha Amniga, iyo Degmooyinka cusub ee la magacaabay.   Ugu horayntii  Golaha ayaa isla soo qaaday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Usain Bolt oo Labeystey iyo Xulka Gabdhaha Usa oo 2-1 Ku Ambibixiyey Japan.(Final Olympics 2012)

London-Olympic-July-2012-qurbejoognews.com-Asxaabtaay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku indh-indheyneynaa sidaii loo kala badiyey 100 mitir ee wiilasha iyo xulalka gabdhaha Usa iyo kuwa Japan oo kala faraxalashey. Haddaba haddii aynu soo qaadano 100-kii mitir ee wiilasha oo lagu kala baxay waxaana biladdii dahabka la caraabey ma cid kalaad fileysey dabcan waa Usain Bolt,waana markii labaad uu difaacdo […]

Posted in Sports | Read More »

Berbera: Maxkamad sii daysay koox Budhcad-badeednimo loo haystay oo dacwadoodu socotay, maxay tahay sababtu?

Berbera 9, August 2012 (SDN)- Maxkamadda gobolka Saaxil, ayaa markii u horaysay sii daysay koox Budhcad-badeednimo loo haystay oo dacwadoodu muddooyinkii u dambeeyay ka socotay Berbera. Kooxdan oo tiradooda 10 nin lagu sheegay, waxa dhawr bilood ka hor ay ciidanka Xeebaha Somaliland iyaga iyo Laash ay wateen ku qabteen xeebta Ceel-daraad ee bariga Berbera, waxayna […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UCID oo Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inuu hoos u eego siyaasadda Wasaaradda Khaarajiga oo ay sheegeen inuu aqoon-darro iyo dhacdhac badani ka muuqdo

Hargeysa 9, August 2012 (SDN)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa taxay khaladaadka siyaasadeed ee wasaaradda Khaarajiga Somaliland ku waajahday hawlaha ay u xilsaaran tahay ee qaranka. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray Xoghayaha Arrimaha Dibadda xisbiga UCID aqoonyahan Maxamed Haaruun Biixir, waxa uu Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inuu hoos u eego dhacdhac iyo aqoon-darro […]

Posted in Uncategorized | Read More »

July oo noqotay bishii ugu nabadoneyd baddaha Soomaalida ee Burcadu ka qawleysato

Nairobi Aug 09,2012(SDN)-Burcad badeeda Soomaalida ee faraha baas ku heysa maraakiibta ganacsi ee isaga goosha badaha geeska Africa ayaa bilihii ina dhaafay khaasatan bishii July waxa ay u aheyd mid aan hore u soo marin. Bilaha July iyo August ayaa caadiyan weerarada buracad badeedu hoos u dhacaaan bacdaa la galo xiliga badxiranka,balse waxa mar walba […]

Posted in Uncategorized | Read More »