Home » 7:25 pm
Entries posted on “August, 2012”
Olympic Stadium-London-July-11-2012-Saaxiibayaaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa dabacan orodka 5000 ee mitir oo aan waxaba la isu reeban. Markii aan qorayey qoraalkan waxaa iskugu keydarsame faraxad bood-bood-bood iyo gacmaha aan wax ku qorayey oo runtii i gariirayey waayo faraxdii iyaa iga badbadatey markii aan arkey walaalkey Mo Farah oo xadhigii jarey. Haddab bakhyaartaay ordku […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa 11, August 2012 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka Somaliland Mr. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa maanta u furay tababar socon doona muddo sadex bilood ah 25 xubnood oo loo tababbarayo hawlaha Garsoorka dalka. Tababarkan oo ka furmay xarunta wasaaradda ee magaalada Hargeysa, waxa uu dabo socdaa tababar hore oo ay xubnahani muddo 7 bilood […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Olympics-London-July-11-2012-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxynu manta ku jibaaxaynaa Xulka brazil iyo Mexico oo foodda isla galey markii ay final u soo wada baxeen kana tirsaneyd ciyaaraha Olympicada 2012 ee ka socda cariga Ingiriiska. Ciyaatan oo ka dhacdey garoonka weyn ee Wembledon Stadium ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne kor u dhaafey 80,000 iyo dabcan taageerayaasha labada […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa Aug 11,2012(SDN)-Waxa maanta kulan ay yeesheen Gollaha Guurtida ee Somaliland ay ku ansixiyeen xeerka dooroashooyinka Gollaha degaanka iyo ka madaxtooyada dalka oo wax ka bedel lagu sameeyay dhawaan. Kulanka maanta oo uu shir guddoomiyay guddoomiyaha Gollaha Md Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa ka soo xaadiyaray 58 mudane. Mudenayaal tiradoodu tahay 50 ayaa xeerka u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 11,2012(SDN)-Madaxa Ololaha Madaxweynenimada Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu u sheegayaa ummadda Somaaliyeed in aysan waxba ka jirin warar been abuur ah oo la isla dhex marayo oo sheegaya in Mudane Farmaajo lagala baxey guriga uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho lana geeyey xarunta cidamada AMISOM. Maddaama Mudane Farmaajo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The tiny homestead lies deep in the savanna, far from any road; tyre marks in the dirt offer the only trail. Nearby, a cow and a donkey drag a wooden plough in uneasy tandem. Looking on is Faisal Farah, who has receding short hair, two prominent yellowing front teeth – and a blue jacket that […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Wajaale Aug 11,2012(SDN)-Qoyska orordyahan Mo Farah oo sabtidii hore bilada dahabka ku guuleystay tartankii 10,000m ayaa waxa ay berito afar KM u lugeyn doonaan tuulada ugu dhaw ee leh TV ay tartanka ka daawadaan sidii ay todobaadkii horeba sameeyeen,sida ay daabacday barta Internetka ee The Guardian. Faysal Faarax oo ah curadka reer Faarax iyo hooyadii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berlin 11,2012(SDN)-Akhristeyaal idilkiinba meel aad dunida ka joogtaan mar kale ku soo dhawaada Barnaamijkeenii diiniga ahaa ee Tijaabi aqoontaada diinta suuban ee Islamka,isku day kolka hore inta aanad jawaabaha eegin in ay ka jawaabtid suaalaha. 1:suaal sheeg todobada asxaabi ee xaadiista ugu badan ka wariyeey RASUULKA(NNKH)? 2 suaal sheeg imisa jeer ayuu NABIGU cumaraysteey(NNKH)? 3: […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa (SDN) – Jaalliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka Sucuudiga ayaa Deeq lacageed soo gaadhsiiyay 35 qoys oo ka mid ah Bulshadda ku dhaqan deegaannada Sharma’arke iyo Xadhig-xadhig dhinaca koonfureed kaga beegan Magaalada Hargeysa. Deeq-dan oo dhammeyd $ 1400 (kun iyo afar boqol Dollar) waxa loo kala qaybiyay 15 qoys oo Sharmaarke ah, 15 […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jimce, August, 10, 2012. waxaa galabta kulan gaar ah ku yeeshay Taliska ciidamada Nabad illaalinta ee AMISOM Musharaxa madaxtinimada dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM Gen. Paul Lokech. Kulankan oo uu codsaday taliyaha ciidamada AMISOM ayaa waxaa looga wada hadlay arrimo la xiriira wada shaqeynta labada dhinac iyo sidii […]
Posted in Uncategorized | Read More »