Home » 2:07 am
Entries posted on “August, 2012”
Muqdisho Aug 13,2012(SDN)-Dalka Soomaaliya ayaa waxa lagu dilay weriyihii sidedaad ee sanadkan taa oo ka dhigeysa in bil walba suxuufi lagu dilo dalka. Waxa Allaha U Naxariistee Magaalada Muqdisho lagu dilay suxufi Yusuf Cali Cusmaan oo loo yiqiinay Farey oo koox hubeysani ku toogatay degmeda Dherkenley. Wariyaha oo mar ahaa madaxa Iddacada dawlada ee Muqdisho […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(KampalaSDN)LONDON- Comments from gold medallist Mo FARAH (GBR) at a media conference following the men’s 5000m final at the Olympic Stadium on Saturday. 5000m final result Mo FARAH (GBR) – gold On competing when he wife is heavily pregnant with twins: “I was a little bit worried. As a parent you want to be […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berlin Aug 12,2012(SDN)-Akhristeyaal mar kale ku soo dhawaada taxaneheenii Suugaanta Soomaalida oo aanu maanta idiinku heyno Suaalo iyo jawaabo ka hadlaya xigmada maahmaahyada Soomaalida ee ka bogta. 1.Su,aal :- Sheeg Sadex maah maahood oo Ragu leeyahay? Jawaab:- wax rag kaa galey Rako kaa gale 2. Rag wax aan naftooda ahayn ba wuu mareeyaa, 3. rag […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 12,2012(SDN)-Waxaan maqaalkaan ku soo qaadanayaa dhacadooyin xanuun badan oo markasta ka dhacda magaalada muqdisho dhacdadaas foosha xun waxaana lagula kacaa dadka aadka u nugul oo ku jira Kaamamka tirada badan ee ku teedsan magaalada Muqdisho. Sidaan la socono waxaa si xowli ah uga socda magaalad Muqdisho Olole doorasho tii ugu yaabka badnayd waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 11, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa hambalyeeyay guusha uu gaadhay ciyaaryahanka Mo Farah oo caawa ku guulaystay abaal-marintii labaad, ka dib markii uu hore ugu guulaystay bilad dahab ah. Warsaxaafadeed kooban oo afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Madaxweyne Siilaanyo waxa uu dhalinyarada Somaliland ugu baaqay inay ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jamaica easily advanced Friday in the men’s 4×100 relay at the London Olympics, setting up a gold medal showdown Saturday when speedster Usain Bolt and teammates go up against a tough U.S. squad anchored by 100-meter bronze medalist Justin Gatlin. In women’s competition, Ethiopian Meseret Defar won the gold medal in the women’s 5,000-meter race, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tehran 11, August 2012 (SDN/FoxNews)- Ugu yaraan 180 qof ayaa ku dhintay, 1,350 kalena way ku dhaawacmeen Dhul-qariir aad u xooggan oo ku dhuftay dhinaca Waqooyi-Galbeed ee dalka Iiraan. Siday sheegeen wararkii u dambeeyay ee shilkaas, waxa sii kordhaya khasaaraha Dhul-gariirkaas oo Sabida maanta dhacay, kaasoo asiibay ugu yaraan lix xaafadood oo ka tirsan magaalada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
In su’aashan la isweydiiyaa waxa ay ceeb ku tahay buuggii balanqaadka xisbiga KULMIYE ee uu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo sheegay inuu umadda ku hoggaamin doono, kaas oo qaybo ka mid ah uu si cad ugu balan qaaday in maamulkiisu la dagaalami doono amaba uu dabar goyn doono musuqmaasuqa. Waxaanu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo isagoo balan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 11, August 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta sii daysay 68 Maxbuus oo ay ciidanka qaranku ku qabteen dagaaladii ay aagga degmada Buuhoodle kula galeen kooxaha degaankaas ee hubaysan. Sii daynta maxaabiistaas maleeshiyaadka Buuhoodle oo ku timi cafis Madaxweynuhu u fidiyay, waxa ay ka dambaysay markii ay xukuumadda iyo hoggaamiyihii kooxdii SSC Mr. Saleebaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 11, August 2012 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa maanta muxadaro Diini ah ka akhriyay Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka ee magaalada Hargeysa. Munaasabad uu wasiirku ku soo gudbiyay Muxaadaradan oo ka dhacday xerada Taliska guud oo uu Goobjoog ka ahaa taliyaha Ciidanka Qaranka Col. Ismaaciil shaqalle, saraakiisha […]
Posted in Uncategorized | Read More »