Home » 8:41 pm
Entries posted on “August, 2012”
INTERNATIONAL DONOR STRAINED LOCAL COUNCIL ELECTIONS OF SOMALILAND (ELECTION DAY 28, NOVEMBER 2012) (KampalaSDN)Long being waiting the exactly day of local elections of Somaliland, national elector commission announced the assigned scheduled day of the election, this article focus as academically democratic process of election, requirement of election system, challenges and opportunities of the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 13, August 2012 (SDN)- Maamulka dekedda Jidda ee boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa dekedda Berbera ku soo celisay markab xoolo nool ka qaaday dhawaan. Markabkaas oo magaciisa la yidhaahdo MV/Malaak, waxa uu siday 477 neef oo geel iyo 11175 neef oo adhiya, laakiin waxa la sheegay in la ogolaaday in la dejiyo geelii, waxase gebi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 13,2012(SDN)-Waxan ku hambalyaynayaa guulaha taariikhiga ah ee ay ka soo hooyeen Mo Farah iyo Jaamac Maxamuud Aadan tartanka ciyaaraha caalamiga ah ee Olympics-ka 2012 ee London. Kaalinta Mo Farah uu ka galay ciyaaraha London ee orodada fudud iyo sidoo kale guulaha ay usoo hooyeen dalalkooda ciyaartoyda uu tababaray Jaamac Maxamuud Aden (Karaaciin) waxay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
4 MAXBUUS OO REER SOMALILAND AH AYAA LA DHAAFSADAY 68 MAXBUUS+ GOBOLADII BARI OO LA LUMIYEY+KHAATUMO STATE OO LA AQOONSADAY!!!. Waxaa ka guulaystay Xukuumadii Somaliland oo qaab-siyaasadi ku dheehantahay uga libin helay mr. Xagle-toosiye wuxuu guusha ku helay kadib markii todobaadaneeyo maxbuus uu kala baxay Jeelka weyn ee Hargeisa+ ciidamadii jiidda hore joogay oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berlin Aug 13,2012(SDN)-Akhristeyaal mar kale nga guddooma Barnaamijkii Diiniga ahaa ee anu ugu talo galay bishay barakeysan ee Ramadaan oo haatan maalmeheedii u danbeeyay aanu ku jiro. Akristeyaal isku daya in aad ka jawaabtaan suaalaha inta aydaan eegin Jawaabaha oo aad tijaabisaan aqoontiina Diinta. 1:sheeg kuma ayuu ahaa khaliifkii xukumaayeey markii laa furtay baytul quduus? […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A number of Ugandan military helicopters went missing in Kenyan airspace on Sunday on their way to Somalia to reinforce African Union peacekeeping forces battling al Shabaab rebels, the Ugandan military said. The military said a team of helicopters had left a base in the Ugandan city of Entebbe but that only one had landed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Government of the Republic of Somaliland and prominent community leaders from Sool region of Somaliland have today, 12 August 2012, undertaken a landmark peace agreement aimed at ending the conflict in Buhoodle district of the Sool region, and resolving domestic grievances through peaceful means. Under this agreement, Somaliland Government today releases 86 prisoners from Sool region captured as […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Federal Government of Somalia and AMISOM have published a new National Disengagement Framework for former Al-Shabaab fighters, which was presented to the donor community at the Joint Security Committee on August 6, 2012. The National Disengagement Framework engages the African Union security forces, the Federal Government, United Nations agencies and civil society which […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Wajer Aug 13,2012(SDN)-Beelaha Soomaalida ee Woqooyi Bari Kiinya ayaa heshiis ku gaaray nidaam awood qeybsi oo ay ka gaareen nidaamka soo xulida xubnaha baarlamaanka Kiinya degaanka uga qeybgaleya. Beelaha Soomaalida ee Kiinya ayaa inta badan colaadi dhexmartaa kolka la galo ololeyaasha dooroshooyinka dalka Kiinya. Heshiiskan aaa meesha ka saaraya colaada tartamada doorashooyinka baarlamaanka dalkaasi. Beelaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Aug 13,2012(SDN)-Orodyahanadii Somaaliya uga qeyb galay tartankii Olympiga ee London shalay lagu soo gunaanaday ayaashaaca ka qaaday in ay dalkoodii Hooyo dib ugu noqonayaan dhawaan. Labadan orodyahan Maxamed Xasan Maxamed iyo Zamzam Maxamed Faarax ayaa dafiray warar la shaaciyay oo sheegayay in ay megengelyo weydiisteen dalka Britain. Maxamed Xasan ayaa saxaafada u sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »