Home » 9:34 pm Entries posted on “August, 2012”

Bodies found amid Uganda helicopter wreckage

Two Ugandan soldiers have died after their helicopter crashed in a remote mountainous region of Kenya, officials have said. Eight other soldiers were rescued on Tuesday in the second of three combat helicopters to crash en route to Somalia on Sunday. Uganda said initial reports said the aircraft crashed in poor weather. “We have rescued […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Qabile: “Waxaa loo baahan yahay isbedel deg-deg ah oo lagu sameeyo hogaanka hada jira”

Dhegta dhagax dixeed galay Damanaanta shacabkiyo Siday wax u diboodeen Inta ila dareeniyo Anuun bay iska daalee Maxaa darajadaydiyo Daabaca maqaaladu Dawo iiga tarayaan. Maalinba maalinta ka danbeysa waxa soo ifbaxaya dhacdaba dhacdo ay ka culustahay iyo dhaawac hor leh oo ku soo kordhaya jiritaanka qarannimada Soomaaliland, dunidan casriga ah ee maanta aynu ku noolnahay, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

US, UN concerned over corrupt Somali transition

NAIROBI, Kenya — World leaders from Africa to the U.S. and Europe said they are growing increasingly concerned that intimidation and corruption are marring the selection of a new Somali parliament, a task still unfinished less than a week before the government’s U.N. mandate expires. The U.S. Embassy said in a statement Tuesday that it […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddi Wasiiro ah oo Madaxweyne Siilaanyo magacaabay iyo guddiga Caddaalada oo kulan gaar ah isku waajahay, maxay tahay sababtu?

Hargeysa 14, August 2012 (SDN)- Wasiirka Cadaaladda Somaliland Mr. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa ka xog-waramay kulan ay albaabadu u xidhanaayeen oo ay maanta yeesheen guddi wasiiro ah iyo guddida Cadaaladda Somaliland. Guddiga wasiirada ah oo Madaxweyne Siilaanyo todobaadkan magacaabay, waxay ka dambaysay markii shirarkii golaha Wasiirada ee todobaadyadii u dambeeyay ay hadhaysay doodo ku saabsan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DARK ANGEL AIRLINE INDUSTRIES MANAGEMENT (DAAIM) DAALLO AIRLINE ASSOCIATES DAA

  DARK ANGEL AIRLINE INDUSTRIES MANAGEMENT  (DAAIM) DAALLO AIRLINE ASSOCIATES DAA (KampalaSDN)Following My trip visit the most adventurous and notorious business developments backing and all ups and head/faces up and all up the undressing days in Sol prior the peace plan implementation in Somaliland the civil war the 1995 he has the Dark Angel travelled […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mursi explains army chief replacement

   (Kampala)CAIRO: Egyptian President, Mohammed Mursi has said his move to order the retirement of two of the country’s top generals was for “the benefit of this nation”.   He was speaking after replacing the powerful head of the armed forces, Field Marshal Mohammed Hussein Tantawi, and the chief-of-staff, Gen Sami Annan. Mursi is said […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Novak Ojokovic oo Labeystey Roger Cup.

Toronto-Canada-July-14-2012-Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanya ku soo qaadaneynaa xiddiga reer Serbia Novak Djokovic oo ku guuleystey markii labaad Roger Cup ee kubadda Tenista. Laacibkan oo kaalinta sadexaad ka soo galay ciyaarihii Olympikada ee lagu soo qabtey cariga ingiriiska soona caga dhigtey ciidda Kanada kana qayab qaatey tartanka Roger Cup oo lagu qabto sanad kasta Kanada. […]

Posted in Sports | Read More »

Heshiiska Ceeryaanta: Xal mise Xujo?

Hargeysa 13, August 2012 (SDN)- Xukuumada Somaliland ayaa markii u horaysay Taariikhda Somaliland ay ku talaabsatay arrin ka hor imanaysa distoorka iyo qawaaniinta u degsan dalka,kadib markii ay Cadaysay in Ciidamadii Qaranka ee ku sugnaa Jiidaha Maygaagle iyo Sool Joogto ay dib uga soo rarayso,si taas badalkeeda ay u ajiibto dalab uga yimid weftigii uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UN decries death of 2 journalists in Somalia

MOGADISHU, Somalia — Two more Somali journalists were killed in the nation’s capital, bringing the number of journalists slain in the country this year to nine and highlighting the dangers media workers continue to face in the Horn of Africa nation despite increased security in Mogadishu. U.N. and African Union officials on Monday decried the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Booliska oo markii u horaysay u digay gaadiidleyda, Baabuurta Jaadka keenana u dejiyay xawaaraha ay caasimadda ku dhexmari karaan

Hargeysa August 13, 2012 (SDN)- Taliska ciidanka Booliska Somaliland, ayaa markii u horaysay digniin u jeediyay gaadiidka Jaadka keena Hargeysa, isla markaana u dejiyay xawaaraha ay caasimadda ku dhexmari karaan. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Mr. Cabdilaahi Fadal Iimaan oo u waramay warbaahinta, waxa uu sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan baabuurka Jaad sida ee xawaare […]

Posted in Uncategorized | Read More »