Home » 2:48 am Entries posted on “August, 2012”

Massege To Somaliland President.

Mr.Siilaanyo we hate those who feed tribal ego, who feed fear, and who feed their own ego with constant grand standing for whatever their cause is. Why are the political leaders in Somaliland abusing their powers? Why are they lawless? Why has the society failed to checkmate their powers? Somaliland’s democracy project and its civic […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mo Farah Hooyadii oo ka warameysa dareenkeeda ku wejahan guulihii inankeedu soo hooyay(DAAWO)

Wajaale Aug 14,2012(SDN)-Hooyo Caasha Muxumad Weyrax oo ah Orodyahanka weyn ee Mo Farah  Hooyadii ayaa wareysi siisay TVga qaranka Somaliland waxa ay uga warameysaa dareenkeeda ku wejahan guulihii uu inanakeedu ka soo hooyay tartankii Olympiga ee 2012.

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Somalilanders Congratulate Great Britain on Successful Olympic Games

To: David Cameron British Prime Minister Honorouble Prime Minister, On behalf of my government and the people of the Republic of Somaliland, I would like to congratulate you and your country on successfully conducting the 2012 Olympic Games in a spirit of sportsmanship and peace. We were delighted to see that it was the demonstrations […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Barnaamijka Suugaanta iyo Dhaqanka Soomaalida

Berlin Aug 14,2012(SDN)-Barnaamijkii Suugaanta iyo isbedelka Dhaqanka Soomaalida oo aanu maanta idiinku heyno xigmada Maahmaaha Soomaalida,waana barnaamijkii taxahana ahaa ee aanu halkan idiinku soo bandhigi jirney. Intaadan fallin ka fiirso Idho jaceyl isma eegi karaan Hadal badan haamo maa buuxdho Qof aan dhidiidin maa dhaqado qof aa dhul marini dhaayo laá Gar iyo geeri loo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ogaysiis: Kulan Wadatashi Lagu Martiqaaday Qurbajoogga Somaliland ee Gobollada Bari

Xafiiska Xidhiidhka Jaalliyadaha JSL wuxu ogaysiinayaa dhammaan Jaalliyadaha reer Somaliland ee ka soo qaybgali kara in la qaban doono kulan wadatashi lagu martiqaaday Qurba-joogga Somaliland ee ka soo jeeda gobollada bari ee  dalka kaasoo ku beegan maalinta salaasada  21st August, 2012, kana dhici doona City Plaza Hotel, Burco. cabbaara 6:pm (6-da fiidnimo) Ujeedooyinka kulanka: wuxu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

WAXAAN ANIGUNA U SHARAXANAHAY XIL WASIIR

Sida laga war-qabo waxaa la filayaa in mudo yar ka dib ay qabsoomi doonto dhamaystirka xulashadii Golihii Baarlamaanka Soomaaliya oo hada heer gabo-gabo ah ku dhow, kuwaas oo sidaan ka war-qabno iska dhex dooran doona Gudoomiye Baarlamaan. Intaasi markay qabsoonto ayaa hadii illaahay ogolaado la gaari doonaa doorashada tartanka dad badani indhaha ku hayaan ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Dalka Kenya

Muqdisho, Talaado 14, Augst 2012(SDN) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiwei Maxamed Cali iyo xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada ayaa maanta kulan  la qaatay wafti uu hogaaminayo Xooghayaha Joogtada ah ee Wasaarada Arimaha Dibada ee Kenya Thuite Wmangi waxayna ka wada hadleen sidii loo xoojin iskaashiga ka dhexeeya labada wadan.   Ugu horayntii Xooghayaha Joogtada ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Barnaamijkii Suaalaha iyo Jawaabaha Diiniga

Berlin Aug 14,2012(SDN)-Akhristeyaal markale iyo Barnaamijkii Kororso aqoontaada iyo tijaabi aqoontaada diimeed,oo aanu ugu talo galay in aanu ku weyneyno bisha barakeysan ee Ramadaan,fadlan ka jawaab suaalaha inta aadan jawaabaha eegin. 1:su’aal. sheeg asxaabigii hogaaminaayey dagaalkii mu’ta? 2:su’aal. sheeg dagaalkii lagu dilay zeyd bin xaarith rc, iyo jacfar bin abii daalib rc. iyo c/laahi bin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Qaran Iyo Qabiil Tartamaya By Mohamed Ahmed Cige(Mohamed case)

Aduunka Ayku Ku Noolnahey Waxaa Ka Jira Tartamo Badan Oo Leh Wajiyo Kale Duwan , Kuwaas Oo Marka La Soo Kooba Iskugu Biyo Shubanaya Xaq Iyo Baadilka Oo Waligodba Tartan uu Ka Dhaxeeyey . Somaliland Ayaa Noqotey Goob Iyo Masrax Ay Tartan Ku Jiraan Qaranimo Iyo Qabyaalada , Taas Oo Dhab Ahaantii Ah Laba Shey […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Magaca Mo Farah oo la raacin coono “Sir” iyo Sanaaduuq Booseed oo lagu sharfay

London 14, August 2012 (SDN)- Halyeyga reer Somaliland ee haysta dhalashada Ingiriiska Mo Farax ayaa biladihii uu dhowaan ku guulaystay ku mutaystay in magaciisa la raaciyo ‘Sir’, isla markaana laba sanduuq oo ah boostada dhukumentiyada la isku daro  lagu sharfo. Mo Farax ayaa la sheegay in talaabada magaciisa lagu raacinayo qadarinta Sir, ay dhowaan soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »