Home » 10:23 pm Entries posted on “August, 2012”

Taariikh nololeedki dhanka fanka ee nimco dareen

  (KampalaSDN)Nimco Muxumad Xasan oo ku Magac dheer (Nimco Dareen) waa Xidigad Somaliyeed oo da’ yar oo kasoo Jeeda Dhagax Buur Jigjiga waxana weyan xidigad ku caan baxdey codkeeda dahabiga ah ee Dareenka badan ku dheehanyey & Heesaheda aadka u wacan & weliba Muuqaal wacnideeda so jiidashada Badan. Nimco Dareen waxey ku dhalatey Harar,Ethiopia iyada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Shariif:“ xukuumadda mar haddii uu R/wasaaruhu Musharrax noqdo, waxay noqoneysaa mid aan saameyn lahayn, qaraarna maba soo saari karto”.

Muqdisho Aug 15,2012(SDN)-Madaxweynaha dawlada KMG ah ee Soomaaliya Md Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday ka dib kolkii booqasho uu dalka Sucuudiga ku tegay. Madaxweynaha oo si weyn Muqdisho loogu soo dhaweeyay ayaa ka waramay arrimo dhawr ah oo xasaasiya oo ay ka mid ahaayeen goaamo ay xukumadu dhawaan soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

QurbejoogaYurub oo ka talo bixinaya badbaadada dalka

ASCW. DHaman bahda saxaafada >Soomaaliya aadbaan idiin salaameynaa hadaan nahay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee kudhaqan wadamada Europ. Waxaan rabnaa inaan talo kudarsano qaabka doorashada iyo maamulka dalku uu usocdo waxaan rabnaa inaad naga gudbisaan fariimaha oon u aragno iney yihiin kuwo waxtar leh oo uuwadanku badbaado iyo horumar kugaarikaro. Waxaan iskudaynay inaan sameeyno cod aruurin ama […]

Posted in Uncategorized | Read More »

MEEDAY NABADDII XAGLE-TOOSIYE SIDAY?!!! SOWTAN MAANTANA XOOLO DHAQATADII SOOL-JOOGTO LAGU AFDUUBAY………

Xagle-Toosiye aragnee waxaa hadhay Buuhoodle-Toosiye!!! Waxaa laga warqabaa in wafti uu hogaaminayo Saleebaan Ciise Kaar(Xagle-Toosiye) lagu soo dhaweeyey dalka isagoo ujeedada arintani ahayd nabad waarta oo laga hirgaliyo gobolka, gaar ahaan gobolada Bari ee uu ka talin jiray Sool-Sanaag iyo Cayn, wuxuu Xagle-Toosiye shardi ka dhigay in ciidamadda laga saaro iyo in maxaabiis todobaataneeyo ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xiddiga Reer Tuuniisiya oo Xerada Ka Baxay Muxuuse Galabsadey?

Tuunis-july-15-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaarhawaxyny maanta ku jibaaxeynaa xiddiga reer Tuuniisia Adei Chedli oo xeredii qaranku ku xareysnaa ka tegey muxuuse qoonsadey? Xiddigan oo qaranka Tuuniisiya uga ciyaara khadka dhexe ayaa kooxda iskaga tegey markii ay u soo baxeen quarter (finals Cup Of Nation) wuxuuna ka xanaaqey 3-dii ciyaarood ee ugu horeeyey oo aan la ciyaarsiin. Haddaba […]

Posted in Sports | Read More »

Agaasimihii Hore Ee W/ Arrimaha Dibadda“Hadba Geed-is-maris Baa U Hadha, Guul Dad Leeyahaye”

Salaanta islaamka ka dib , Waxaan Salaan usoo dirayaa shacabka reer Somaliland , Ma jecli in aan arimihii aan hore uga hadlay dib ugu noqdo, waayo xiiso badan ma laha, waxaa dhamaantiin aad ka marqaati kacaysaan Wasiiro iyo shaqaale isku riixriixaya musuq iyo musumaasuq baahay, Waxaan ka dheehanayey maalmahan danbe Hantidharka Guud oo dhex miranaya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Britain ka hambalyeeyay siidii uu dalkaasi u maamulay tartankii Olympiga

Hargeysa Aug 15,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa qoraal hambalyo ah u diray Raiisul wasaaraha dalka Britain oo dalkiisu dhawaan martigeliyay tartankii Olympiga ee 2012. Qoraalka Madaxweynaha oo dhameystirana waxa uu u qoraa sidan;“ Aniga oo ku hadlaya magaca xukuumadda iyo shacabka Jamhuuriyadda Somaaliland waxaan kugu hambalyaynayaa adiga iyo dalkaagaba sida guusha ah ee aad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Boqor Maxamed Jaamac oo xaqiijiyay in Agaasimihii hore ee wasaarada Maaliyada Somaliland uu ka mid yahay Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho Aug 15,2012(SDN)-Boqor Maxamed Jaamac Cumar oo ka mida madax dhaqameedka reer Somaliland ee Muqdisho u tegay ka qeybgalka ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo soo xulida xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya. Boqor Maxamed Jaamac Cumar oo ka mida madax dhaqameedka beesha Bariga Burco ayaa maanta saxaafada Muqdisho u xaqiijiyay in la gudbiyay xildhibaanadii Beesha Isaaq ee ka midka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Reer Toronto oo Tacsi u diraya Qoyskii uu ka baxay Marxuum Cumar Xuseen

 Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Dhamaan Jaalliyadda Reer Toronto, waxa ay Tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooyaday Marxuum OMAR HUSSEIN, isagana waxa aanu ILAAHAY uga baryaynaa in uu jannadii fardowsa ka waraabiyo…AAMIIN. الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ ﴿١٥٦﴾ أُولَٰئِكَ عَلَيْهِمْ صَلَوَاتٌ مِّن رَّبِّهِمْ وَرَحْمَةٌ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُهْتَدُونَ […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ayuubkii oo u xamaan urursady shirka Xamar kadib markii ay ka quusteen xukuumada siiraanyo

Waxaan salaamyaa warbaahinta sharfta leh salaan kadib tan iyo intii ay jirtay xukuumada siiraanyo waxaa soo badanayey cabashooyinka beelaha wada dega somaliland kadib markii xukuumada uu madaxda ka yahay abaalaawe siiraanyo si aan cadaalad ahayn u qaybiyey kuraastii dalka kuwaasi oo aan marnaba loo habayn si cadaaladi ku jirto iyada oo uu madaxweynaha dalku u […]

Posted in Uncategorized | Read More »