Home » 9:56 pm Entries posted on “August, 2012”

Musharax Ismaciil Bubaa siyaasi wax ka qabadka xaaladaha dalka iyo walaaca dunida is waafajin kara

Muqdisho Aug 16 2012(SDN)-Musharaxa xilka madaxweynenimo ee dalka Soomaaliya Md Ismaciil Hure Buubaa ayaa waxa uu ka mid yahay siyaasiyiinta isu soo taagay xilka dalka ugu sareeya ee dhawaanta ku herdemi doona jagadaasi. Md Bubaa oo dhawaan soo bandhigay damaciisan ayaa sidoo kale ka waramay xaaladaha dalka ka jira ee uu diirada saari doono kolka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mark Thompson oo Qaddar-Jebiyay BBC-dii Yahaaburka ahayd

Madaxii Laanta Afsomaaliga ee BBC Yuusuf Garaad, markii uu iska casilay xilka, isla markaana sheegay in uu u sharraxan yahay Madaxweynaha Somaaliya, arrintaas, waxaa ay ahayd lib u soo hoyotay BBC. Hase ahaatee, waxaa burinaya, manta Mareeyahii warbaahinta caalamiga ah ee BBC, Mark Thompson, in uu sidoo kale, iskiis isaga casilay xilka, isla markaana, ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo dhaqan-geliyay waqtiga ay Komishanka Doorashooyinku u qabteen qabsoomida doorashada Deegaanka

Hargeysa 16, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhaqan-geliyay waqtiga ay Guddiga Doorashooyinka Qaranku u cayimeen qabsoomida doorashooyinka raagay ee Deegaanada. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo afhayeenka Madaxweynuhu soosaaray, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu soosaaray xeer uu ku dhaqangeliyay waqtiga ay Komishanku u cayimeen doorashada oo ah November 28, 2012, wuxuuna […]

Posted in Sports | Read More »

Hargeysa: Madaxweyne Siilaanyo iyo Culimadu maxay kaga hadleen kulankoodii Madaxtooyada?

Hargeysa 16, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa kulan la yeeshay koox ka tirsan culimada dalka, kuwaasoo ay ku kulmeen kulan afur iyo casho-sharaf ah oo uu ugu sameeyay xarunta Madaxtooyada. Madaxweynaha iyo culimadu waxay isla soo qaadeen dhawr qodob, waxayna bulshada si wadajir ah ugu baaqeen adkaynta nabadgelyadooda. Sida lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kooxaha Raaskaanbooni iyo Shabaabka oo wada dedaalo lagu kala jiidanayo beelaha Kismaayo

Kismaayo Aug 16,2012(SDN)-Magaalada Kismaayo ayaa waxa ka socda dedaalo ay kooxaha Raaskaanbooni iyo Al Shabaab ayaa wada dedaalo ay ku kasbanayaan beelaha ku nool magaalada Kismaayo. Magaalada ayaa waxa ku wejahan duulaan ay wadajir ugu qaadayaan magaaladaasi ciidamada AMISOM,Itoobiya iyo kuwa Raakaanbooni. Magaalada ayaa waxa ku socday madaafiic laga soo tuurayay maraakiib baddweynta ku sugan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya iyo Itoobiya oo ka dooday waxa xigi doona qabsashada Kismaayo

Nairobi Aug 16,2012(SDN)-Waxa magaalada Nairobi shir ku lahaa maalmihii ina dhaafay wufuud ka kala socotay dalalka Itoobiya iyo Kenya oo ka arinsanayay waxa ay ka yeelayaan kolka ay ciidamadoodu gacanta ku dhigaan magaalada Kismaayo. Ciidamada labada dal iyo kuwa AMISOM ayaa maalmihii u danbeeyay isu diyaarinayay sidii ay magaaladaas uga saari lahaayeen ciidamada kooxda Al […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha XAQSOOR Oo dhambaal Tacsi ah u diray Qoyskii Marxuum- Muuse Aaye Faarax oo geeriyooday

Hargeysa Aug 15,2012(SDN)-Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka XAQSOOR Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaa caawa dhambaal tacsi ah u diray qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Marxuum- Muuse Aaye Faarax oo ka mid ahaa Hal-abuuradda waaweyn ee dalka oo caawa ku geeriyooday magaaladda Hargeysa, laguna aasi doono maalinta bari Xabaalaha Masalaha ee koonfurta magaalada Hargeysa. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kaa Horumarinaya Waxbarashada Waa Waddani

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato Ururka Wadani waa urur aaminsan in ay waxbarashado tahay xaq uu leeyahay muwaadiin kaste inuu helo sababto ah in ay aqoonto tahay saldhiga oo horumar ku gaadhi laaha noolashiisa,oo wax badel badan ka samayn lahayed fikiirkiisa iyo mustaqbalkiisa baa.. Horumar kaste oo waddan rabo inuu gaadho wuxuu ka bilaamba horumarka aqoonta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta ka qayb galay xaflad looga hadlayey tayeynta waxbarasha

Muqdisho, Arbaco, 15, August, 2012…. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta ka qayb galay xaflad ay kasoo qayb galeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Macalimiin, Arday, iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada  luguna daah furay Wargays bile ah oo ay soo saartay Wasaarada Waxbarasha  iyo Tacliinta Sare. Ugu horayntii Wasiirka Waxbarashada iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhamaan ardayda iyo qaybaha kala duwan wadanka ugandha waxay tacsi uu dirayaan xaaji muuse aaye farax

  Dhamaan dadkani waxay tacsi uu dirayaan qoyskii iyo qaraabadii  iyo asxaabti iyo shacbiga reer Somaliland iyo somaliyeedba oo uu kabaxay marxuum xaaji  muuse aaye farax  waxaanay leeyihiin   samir iyo iiman ilaahay  haynaga siiyo amiin ilahyna janooyinkiisa waasaca ha geeyo aamin Waxa tacsidan diraaya dadka hoos ku qoran. waana dhamaan ardayda iyo qaybaha kala duwan […]

Posted in Uncategorized | Read More »