Home » 5:59 am
Entries posted on “August, 2012”
Manchester Aug 18 2012(SDN)-Jeylaani Jeylaani waa wiil Soomaaliyeed oo degen magaalada Manchester ee cariga Ingriiska oo dalkaa tegay kiyoon ku hadal kelmed Ingiriis ah iminkana bilaabaya Jaamacada dalkaa iyo dunidaba ugu sumcada badan ee Oxford. Jeylaan ayaa macalimiintiisu sheegeen in uu yahay ardey dedaal faro badan muujiyay oo gidigood ay ku faraxsan yihiin in uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Deegaamada koonfurta dalka JSL iyo Hargeisa Xaafadda Ugu Mushtamaca Badan Oo Biyo La’aan Loogu Liito. Dadka iyo deegamadu miyey kala ayaan roonyiin Sida ummada reer Somaliland ay wada og-tahay,ka wada dheregsatay waxa jirtay wakhtigii Riyaali maamulka dalka hayey in uu jiray Riig Biyo qodid ka bilaabay deeganka koonfurta magalada Hargeisa, kaas oo aad ummadu ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berlin Aug 17,2012(SDN)-Akhristeyaal mar kale ku soo dhawaada barnaamijkii Suugaanta oo aanu aalaaba idiinku soo gudbino qoraalo xiise leh oo sawir ka bixinaya suugaanta qaniga ah ee Soomaalida. Maanta waxanu idiin soo guddbin doonaaqoraal ku saabsanHal Xiraalaha Soomaalida kuwooda ugu xiisaha badan ee ka bogta. HADH XIDHAALE Waxaaad sheegtaan LODU(SAC) 1: sadeexda ay libaaxa uga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 17,2012(SDN)-Beelaha Galbeedka Burco ayaa waxa ay yeesheen kulan ay ku taageerayaan mudaneyaal ka tirsan labada aqal ee Somaliland oo dhaleeceeyay goaan ay sheegeen in wasiirka Macdanta iyo biyahu uu isku hortaagay in ceel laga qodo degaano ka mida gobolka Togdheer. Waxgaradka Beelaha Galbeedka Burco ayaa kulankooda ku dhaleeceeyay Wasiiirka Macdanta iyo biyaha Md […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kington Aug 17,2012(SDN)-Orodyahanka Mo Farah oo dhawaan laba biladood oo dahaba ku guuleystay ciyaarihii Olympiga ee London 2012 ayaa kolkii u horeysay lagu arkay suuqyada xaafada Kingston ee uu ku nool yahay. Mo Farah oo xaaskiisa la socda ayaa waxa ku soo xoomay dhamaan dadkii suuqa ka adeeganayay oo markii danbana ay noqotay in Policeka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu(SDN)-UN Envoy to Somalia Ambassador Augustine Mahiga and the president of Somalia Sheik Shariif met in Mogadishu to discuss the MP selection for the Somali Parliament which is currently underway with some difficulty. The two discussed and agreed that all should be equal under the process unless there are issues regarding the law. “We discussed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhamaan dadkani waxay hanbalyo aroos uu dirayaan boqorka nuuradiin axmed Mohamed oo ah mamulaha dugsiga sare ee 15 may sheikh cisman nuur iyo boqorada hodan maxamud abdi oo arooskoodu ka dhacay 14/8/12 magaalo madaxda gobolka togdheer gaar ahaan hotel ramad, hadabo dhamaan akyaartani waxay leeyihiin guurkiinu guur khayr gurigiinu guri nagi guule lagam waayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 16,2012(SDN)-Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan dalka Soomaaliya Augustiin Mahiga ayaa maanta kulan uu la qaatay madax dhaqameedka Soomaalida ee Muqdisho ugu sugun soo xulida Baarlamaanka cusub ku canaantay dib u dhaca ku yimi soo xulida Xildhibaanada Soomaaliya. Bishan 20keeda ayaa lagu wadaa in Muqdisho lagu qabto doorasho lagu soo xulayo madaxweynaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London, Quito August, 16 2012 (SDN/Reuters)- Dawladda Ecuador, ayaa Khamiistii maanta xaqiijisay inay magangelyo-siyaasadeed u fidisay aasaasaha shabakadda fadeexadaha faafisa ee WikiLeaks Mr. Julian Assange. Siday ku warantay wakaalada wararka ee Reuters, go’aankani waxa uu ku soo beegmay maalin uun ka dib markii dawladda Britain ku hanjabtay inay weerarayso safaaradda Ecuador ee London, si ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
OGAYSIIS JAALIYADA somaliland ee ku nool magaalada BRISTOL UK iyo nawaaxigeeda waxa la ogaysiinayaa in musharaxa Madaxweynimada ee xisbiga qa ranka ee UCID. MUDANE JAMAAL CALI XUSEEN uu la kulmidoono jaaliyada reer bristol musharaxa jamal cali xuseen waxa uu jaaliyada […]
Posted in Uncategorized | Read More »