Home » 7:43 pm Entries posted on “August, 2012”

Masuuliyiinta Madaxtooyada oo tacsi diraya

Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Af-hayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa ay si wada jira halkan ka tacsiyadaynayaan Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Caruurtii ay ka baxday MARXUUMA, MAKA XAAJI CAWAD oo ku geeriyootay Cariga Maraykanka 18/08/2012. Labadan Masuul waxay ILLAAHAY uga baryayaan Marxuumada inuu naxariistii Janno […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururrka Haldoor Oo Kaalmo Raashin Ah Gaadhsiiyey Degmada Labi-Sagaale iyo Nawaaxigeeda.!

Columbus Aug 18,2012 (SDN)…Xubno ka tirsan madaxda iyo  maamulka Ururrka Sama Salka ee Haldoor,  ayaa gaadhsiiyeey caawimo raashina deegaanka Labi-sagaale,oo ay ku dhaqan yiin mushtamaca aad u tiro badani, halkaas oo ay si balaadhan ugu qeybiyeen dadkii ku dhaqanaa degaankaasi labi-sagaale raashin kala duwan, waxa kale oo uu ururrkan Haldoor uu ka dhisi doonaa mudo yar ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa u diraya hambalyo ku aadan Ciidul Fidriga dhamaan Muslimiinta Caalamka.,

Muqdisho, 18, Agust. 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali ayaa caawa dhamaan muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed Hawada u marinaya hambalyo ku aadan farxada Ciidul Fitriga. Ra’isul wasaaruhu wuxuu Hambalyo u diryaa dhamaan  Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, isagoona sheegay in Umadd kasta ay leedahay Ciid iyo munaasabado ay weeyneeyaan, hase […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Soo saareyaasha Barnaamijyada Sugaanta iyo Diinta ee qurbejoog.com oo ummada Hambalyeeyay

Dhamaan Umada Islaamka ah meel kasto oo ay joogaan gaar ahaan intaa ku hadaashaa Af- Somaliga waxa si wada jiraa Hanbaalayadaa maalintaa Ciidul Fidriga ah ugu wada diraayaa : Mudane. Jaamac Maxamed Xandule iyo marwo: Muna Maxamed Dahiir, waxay idiin leeyihiin dhamaan ku Ciida Caafimaad qab iyo Cimir dheerar iyo Camal suuban, ILahayna Sandkaas Sandkiisa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Puntland Urges Independence and Neutrality of Technical Selection Committee

PRESS RELEASE Puntland Government is proud to have played an active role in the Roadmap for End of Transition process in Somalia and welcomes the progress achieved by the Technical Selection Committee (TSC). However, Puntland is concerned about the reported interference, intimidation and manipulation aiming to undermine the TSC discretion of applying the selection criteria […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Somaliland ayaa shacabka hambalyo u diray munaasibadda ciidul fidriga darteed

Hargeysa Aug 18,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta dhanbaal Hambalyo ah u diray shicibka guddo iyo dibeddba munasibada ciidul fidriga awgeed. Waxa sidaa lagu xusay war maanta uu soo saaray afhayeenka madaxweynaha Somaliland Md Cabdilahi Maxamed Daahir Cukuse oo u qoraa sidan;“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Hambalyo iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xeeladaha iyo Awoodaha Qarsoon ee ay adeegsanayan Hantilayashu waxay caqabad ku tahay danta dadka

Waxan marka hore halkan ka salaamaya dhamaan akhristayaasha maqaalkan .  Inta, kadkib waxan doonaya inan maanta ka hadlo, bal akhristaw waxad marwalba isku mushquulisan siyaasada dalka iyo siyaasinta ee waxan idin sheegaya inay soo baxday awoodkale oo qarsoon kuwaaso aan ka dhicin ta siyaasada aad ku mashquusheen , haddii aan arrinta laga feejinaanwayo waxay leedahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dahabshiil Bank struggling to survive

Djibouti Aug 18,2012(SDN)-Dahabshil Bank in Djibouti has been struggling to survive after the Bank failed to build clientele in the lucrative horn of African market. The Bank which is a subsidiary of Dahabshil Remittance service was to be the main Bank for all Somalis in dire need of such institution Somalia and Somaliland both do […]

Posted in Sports | Read More »

Xaglotoosiye oo booqday degaanadii dhawaanta ay ciidamada Somaliland ka baxeen iyo sheegashadii Khaatumo oo meesha ka baxday

Kalshaale Aug 18,2012(SDN)-Hogamiyaha Jebhadii SSC ee dhawaanta heshiiska la gashay dawlada Somaliland ayaa booqasho ku tegay degaano ay dhawaan baneeyeen ciidamada Somaliland ka dib heshiis labada dhan ay sidaa ku gaareen. Degaanka ayaa gacan ku heyntiisa waxa sheegtay dhawaan maamulka Khaatumo,balse sheegashadaa ayaa u muuqata mid meesha ka baxday. Md Saleebaan Xaglotoosiye iyo wefdiga uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Banka Dahabshiil ee Jabuuti oo haawanaya in la xirona qarka u saaran

Jabuti Aug 18,2012(SDN)-Banka Dahabshiil ee xaruntiisu tahay dalka Jabuuti oo haatan mudo dhawr sanadooda furaa ayaan u hawlgelin sidii shirkadu ay filaysay kolkii la unkayay ka dib kolkii macaamiil ku soo hirato la waayay. Shirkada Dahabshiil oo ah xawaalada Soomaalida ugu balaaran ayaa is balaarin ay sameysay waxa ay ku furatay dhawr shirkadood oo sidii […]

Posted in Uncategorized | Read More »