Home » 10:54 pm
Entries posted on “August, 2012”
Nairobi 18, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki, ayaa digniin culus u diray shaqsiyaadka ku sifooba inay hagar-daamaynayaan hanaanka siyaasadeed ee Soomaaliya. Madaxweyne Kibaki waxa uu tilmaamay talaabooyin adag oo dalkiisu ka qaadi doono cida loo arko inay xagal-daacinayso hanaanka cusub ee Soomaaliya ama cida kelideed xoog ku maamulato nidaamka haatan socda. Madaxweynaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(KampalaSDN)The Anglo African, American, Australian, Assian, Ecroslander, committee for Peace Recognition and the yielding of hopes. Read the book of The Somaliland recognition rule 367 http://www.sirag.org.uk/ the will of the money rights in one, and after this gg step we must get ready pay the price uk prime minister on the Anglo Brtirish equation […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOGADISHU — Somalia on Saturday took a step toward electing a new president after a committee overseeing the war-torn country’s transition to a replacement government named more than 200 parliamentarians. The legislature is due to elect the next president on Monday under a UN-backed agreement, putting an end to eight years of Somalia’s graft-riddled, Western-backed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa Aug 18,2012(SDN)-Ururka qurbajooga somaliland ee Canada gaar ahaan Ottawa Somaliland Women Association, ee ay gudoomiyaha u tahay leila mohamed nuur runtii ururkan oo inbadan ka shaqeynayey sidii ay wax u tarilahayeen caruurta ku daranyeysan dalkii taas oo maanta oo ay bishu tahay August,17,2012 soo gaadhsiiyey deeq caawimo lacageed taas oo ay ku soo hagajiyeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tehran 18, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Iran, Maxamuud Axmednajad ayaa sheegay in jiritaanka Yuhuudu ceeb ku tahay dhamaan bani’aadamka, taasoo noqonaysa hadalkii ugu adkaa ee madaxweynahani u jeediyo Yuhuuda, xilli dalka Israi’l ka socoto isweydiin in la weerari karo barnaamijka nukliyeerka Iran. Axmednajad oo u khudbadeynayey kumanaan dadweyne reer Iran ah oo isugu soo baxay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qaahira 18, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Masaarida Maxamed Mursi, ayaa booqan doona dalka Iiraan, tobanaan sannadood ka dib markii uu joogsaday xidhiidhka Masar iyo dawladda Tehran. Siday sheegtay AP oo soo xiganaysa sarkaal ka tirsan Madaxtooyada Qaahira, Madaxweyne Mursi waxa uu shir kaga qaybgali doonaa dalka Iiraan, taasoo ka dhigaysa hoggaamiyihii u horeeyay ee socdaal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
1-Abdilahi Mohamed Dahir (Cukuse) 2-Jama Mohamed Cige (Jama Shabeel), 3-Ibrahim Raage, 4-Ibrahim Adan (Ibrahim gadhle), 5-Mohamed Abdi Ibrahim, 6-Mohamoud Taarwale, 7-Hussein Jama Guleid (Ina Haadame), 8-Bahnaan, 9-Ahmed Diriye 10-Barkhad Dahir, Dhamaan asxaabtaasi waxay tacsi u dirayan Hashi Ismail Aden oo ay ka tacsiyadaynayaan hooyadii marxuumad Mako Haji Cawad oo ku geeriyootay wadanka Maraykanka, waxayna marxuumada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kampala (SDN), Safaradu sida caadiga waa xurmo iyo qadarani Qaran ku leeyey Qaran kale, waa Dhisme uu wadanka iska le u adeegsado horumarinta dalkisa, dhan dhaqale, siyasadeed, dhaqan, iyo awoodad, isagoo dhinaca kalena shacabka dalka kale u fududayna helida macluumadka saxa ee ku saabsan dalkisa. Sida ay dhigaya xeerarka caalaimga, iyo dhaqanka guunka ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gudoomiyaha Ururrka sama falka ee Haldoor-Org, Mudan Asad Yuusuf Ismail, ayaa munaasibadda Ciida u diraya hambalyo mushtamaca reer Solmaliland ee ku dhaqan daafa dunida, waxa uu Alleh idiinka rejeynyaa oo uu idiinka baryayaa in aad ku ciidaan caafimaad qab iyo nabadgelyo taama iyo xasilooni..Eid Mubaarik walaalayaal dhmaantiin. Gudoomiyaha ururrka Samafalka Ee Haldoor Asad Yuusuf Ismail […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Inta awoodda u hesha in ay ka qayb galaan kulamada kala duwan ee kala heerka iyo nooca ah, ayey u taallaa in ay u bareeraan in ay geesinimo ku badbaadiyaan jiritaanka ummadda Soomaaliyeed iyo dalkooda ay afarta hareerood belaayadu ka kulaalayso. Awoodaha Badbaadada Qarameed maalinba koox ama kooxo ayey gacantooda ku jirtay. Maanta labo ayey […]
Posted in Uncategorized | Read More »