Home » 5:25 am
Entries posted on “August, 2012”
The August 20 election in Somalia is expected to turn a new leaf in the administrative structure of the country that has been ravaged by war for the last 20 years. After failed attempts in two decades to install a unitary government, the international community and especially Kenya, Uganda, Ethiopia and Sudan, are keenly watching […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Axad, 20 Ausgust, 2012.(SDN)-Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Prof. Hodan Siciid Ciise ayaa maanta deeq lacageed u qeybisay Caruurta indhoolayaasha ee magaalada Muqdisho. Prof. Hodan Siciid Ciise ayaa deeq lacageed gaarsiisay Indhoolayaasha ku xareysan Xarunta Indhoolayaasha ee ku taalla ee degmada Madiina ee gobalka Banaadir. Marwo Hodon Siciid Ciise Soomaaliya, Hodan Siciid Ciise ayaa deeqda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Columbus, Oh (SDN)…The plane went down in mountains around.The Sudanese government’s minister of religion has been killed in a plane crash, Sudanese television and news says.The smal civilian aircraft, carrying some 30-plus people, came down in the Nuba Mountains. A delegation of military and political representatives was on board.All are believed to have perished in the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berlin Aug 20,2012(SDN)-Akhristeyaasha taxanahan la socdey waxaan caawa halkii uga sii anba qaadeynaa sooyaalka xigmada maahmaahyada Soomaalida oo aanu halkan dhawr baahin ku soo tebinay. Hadaba Akhirsteyaal bal nala eega xigmadan ay inoo soo ururiyeen dhalin sugaantu laabtooda ay biyo dhigtay oo qurbaha ku barbaaray. (1): Baadi nin aan lahayn bay ag joogtaa (2): Aan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 20,2012(SDN)-Baarlamaanka cusub e Soomaaliya oo aan weli xubnihiisa la dhameystirin ayaa lagu wadaa maanta in uu yeesho kulankiisii u horeeyay oo uu ku dooranayo madaxweyne cusub. Guddidii loo xilsaaray soo xulida xildhibaanada cusub oo tiradoodu ay aheyd in ay noqdaan 275 ayaa ilaa iyo haatan soo gudbiyay uun 215 xubnood. Xildhibaanada ayaa qaba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Columbus,Aug, 19,20012 ( SDN)…War Saxaafadeed ay si wada jira u soo saareen Ururradaasi ayaa si xoogan eed iyo dhaleecayn dusha ugaga wadhay sheegayna in Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudidda Doorashooyinka JSL ay arrintaa reebida ururrada ay u heshiiyeen. Ururradaa la reebay ayaa sida aynu ognahay kala haa sida tan Udhis, NDB, Jamhuuriya, Horyaal, ururradaasi ayaa dacwadoodii iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Reading the desperate face of the lay – man on the street is my favorite book. Using his tongue as a pen inked with twisted tears deep, deep from his heart. As we share and have many things in common. That is why his agony and scream shivers my spine. His coughing and sneezing opens […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Axad, 19, August, 2012….Ra.iisul wasaaraha Soomaaliye Dr. Cabdi weli Maxamed Cali ayaa kala qayb galay Masaajidka Isbahaysiga Salaadii Ciida xubno ka tirsan Golihiisa Xasiirada, Xildhibaanada cusub, Odayaasha Dhaqanka, Safiiro, Saraakiisha Ciidanka Qaran, Saraakiisha Amisom iyo Dadweyne aad u faro badan. Masaajidka Isbahaysiga oo ah kan ugu weyn magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo tukaday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Intaanan sheekadan dhamaadkiisa idin soo gudbin, waxan jeclaanlaha inan marka hore halkan aan uga mahad naqo qaybihi warbaahinta ee sida joogtada ah marwalba dadweyne ugu soo gudbinaayay sheekadan taxanaha ahayd, kuwaasoo ay ka mid yihin Jaraaiidka iyo websaadyada kala ah Wargeyska Saxafi, Saraarnews, OOdweynews iyo Somalidiaspora. Waxan isna si gaar ah ugu mahadinaya Madaxa Wargeyska […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 19,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta salaadii Ciida dabadeed jeediyay khudbad uu uga hadalay arrimo dhawr ah oo ay ka mid aheyd in siyaasada cusub ee Soomaaliya aaney saameyn ku yeelan doonin badaxbanaanida Somaliland. Khudbadii madaxweynaha ee maantana waxa ka mid ahaa;“Marka hore waxaan halkan salaan uga dirayaa dhammaan shacbiga reer […]
Posted in Uncategorized | Read More »