Home » 7:27 pm
Entries posted on “June, 2012”
Tan iyo markii ay talada dalka qabatay xukuumada Somaliland ee uu Hormuudka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo waxaa ay gashay dedaal aad u dheer sidii Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland looga midho dhalin lahaa, arrinta madaxbanaanida Somalilandna loo gaadhsiin lahaa fagaarayaasha sare ee Caalamka si looga midho dhaliyo in qarankeenu uu dunida caalamka ka helo Aqoonsi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
CAIRO—Egypt erupted into celebrations after an election commission named Mohammed Morsi the first democratically elected president in Egyptian history and the first elected Islamist head of state in the Arab world, marking a pivotal moment in a chaotic regional shift toward democracy. Mr. Morsi, the head of the Muslim Brotherhood’s political party, won 51.7% in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 24, June 2012 (Qurbejoog.com)- Dallada ay ku midoobeen Ururada aan Dowliga ahayn ee Somaliland oo magaceeda loo soo gaabiyo SONSAF, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Hargeysa ka soosaaray baaq ku saabsan wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya. SONSAF waxay taageertay nidaamkii uu u dhacay wejiga koowaad ee wada-hadalada oo Khamiistii lagu soo gebogabeeyay duleedka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qaahira 24, June 2012 (SDN)- Guddiga Doorashooyinka dalka Masar, ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii Madaxtinimo ee dhowaan ka dhacday dalkaas. Doorashadan oo ay wareegii dambe u ordeen Mohamed Mursi oo ka socday xisbiga hore mamnuuca u ahaa ee Ikhwaanu Muslimiin iyo Axmed Shafiq oo hore u ahaa Taliyihii ciidanka Cirka iyo Raysul-wasaarihii u dambeeyay ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 24, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa baaq culus ka soosaaray abaaro ka jira deegaamada dalka qaarkood. Madaxweynuhu waxa uu baaq uu soosaaray ku socodsiiyay hay’addaha Qaramada Midoobay, kuwa Caalamiga ah ee dalka ku sugan iyo kuwa maxaliga ah iyo dhamaan shacabka Somaliland, kuwaasoo uu ku booriyay inay ka qaybqaataan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho June 24,2012(SDN)-Taliyaha waaxda Socdaalka ee DKMG ah ee Soomaaliya Gen Cabdulaahi Maxamuud Gaafoow ayaa maanta shir jaraaid oo uu Muqdisho ku qabtay waxa uu uga waramay dad dhawaan lagu qabqabtay Baasabooro kuwii hore ah isticmaalayay. Sidoo kale Gen Gaafoow waxa uu dawlada Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland ku eedeeyay in ay weli aqbalaan baasaboorkii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London June 24,2012(SDN)-Wefdigii Somaliland uga qeybgalay wadahadaladii Somaliland iyo Somalia ee dhawaanta London ka dhacay ayaa waxa ay kulan la qaateen jaaliyada reer Somaliland ee cariga Britain. Kulanka oo ay ka qeybgaleen dhamaan wefdigii Somaliland shirka uga qeybgashay shirka oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan. Guddoomiya Xisbiga mucaaridka ah ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa June 24,2012(SDN)-Wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland Md Maxamed Xaashi Cilmi ayaa kolkii u horeysay si badheedha u soo bandhigay fikirkiisa ku wejahan Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiirkii hore Maaliyada ayaa wareysi uu siiyay shalay BBCda waxa uu uga waramay sida uu uga soo horjeedo wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland. Eng Maxamed Xaashi ayaa kulankii u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A new UNHCR population assessment of the Afgooye corridor west of the Somali capital Mogadishu has found a significant reduction in the number of displaced people living there. From data collated in May we estimate that up to 120,000 internally displaced people (IDPs) may still be living along this 30 kilometre-long stretch of road. At […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood, 23, June 2012 (Qurbejoog)- Alle ha u naxariistee waxa caawa fiidkii lagu khaarajiyay Magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Xeer Ilaaliyihii gobolka Sool Axmed Xaaji Maxamuud (Dhunkalax). Sida ay wararku sheegayaan Axmed Xaaji Maxamuud, waxa dilay koox dablay ah oo la sheegay inay ku hubaysnaayeen baaskoolado, iyadoo la sheegay in Xeer ilaaliyaha ay kooxdaasi […]
Posted in Uncategorized | Read More »