Home » 6:25 pm Entries posted on “June, 2012”

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB oo Guddiyo magacaabay

Hargeysa June 24,2012(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB Md Daahir Riyaale Kaahin ayaa qoraal uu saaray waxa uu ku magacaabay Guddi hoosaadyo uu xisbigaasi yeelanayo,

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Dastuurka oo iska fogeeyay eedeyntii Gudigga madaxa banaan ee Dastuurka

Muqdisho June, 25, 2012(SDN)-Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta shir jaraa’id uu saxaafadda u qabtay ku beeniyay hadalkii ka soo yeeray Gudoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka ee ku aadanaa in madaxda dalka ay la timid Dastuur Cusub. “Waxaan marka hore idin sheegayaa hadalkii ka soo yeeray Gudoomiyaha Gudiga Madaxa Banaan ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hoggaanka KULMIYE oo hambalyo u diray shacabka Somaliland iyo Madaxweynaha Jabuuti, maxay tahay sababtu?

Hargeysa 25, June 2012 (SDN)- Hoggaanka xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE, ayaa shacabka Somaliland ku hambalyeeyay sannad-guurada 52aad ee ka soo wareegtay markii gumaystihii Ingiriisku xorriyadda siiyay Somaliland. Sida lagu sheegay qoraal uu soosaaray guddoomiyaha kumeel-gaadhka ah ee xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxa uu guddoomiyuhu hambalyo taas la mid ah u diray Madaxweynaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Boqolaal ka mida Ciidamada Mareykanka oo Muqdisho ku sugan

Muqdisho June 25,2012(SDN)-Boqolaal ka mida ciidamada dalka Mareykanka ootababro siinaya ciidamada dawlada ayaa ku sugan magaalada Muqdisho sida ay shaacisay barta Internetka ee Press Tv. Ugu yaraan 39o askari oo ugu yaraan 38 ka mid ahi yihiin saraakiil ayaa ku sugan gegida duyuuradaha ee Aadan cade halkaa oo ay ku tababaraan ciidamada dawlada. Cabdiwahaab Maxamed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dilalka Soomaalida oo Canada ka sii socda

Toronto June 25,2012(SDN)-Waxa ay Policeka Toronto baarayaan dil fiidnimadii Sabtida magaalada Toronto loogu geystay nin Soomaali ah oo 28 jir ah oo meydkiisa laga helay aqalkiisa. Marxuumka oo la yidhaa Gedi Huseen ayaa sanadii 2008dii waxa uu ka markhaati furay dhegeysiga maxkamad ku saabsaneyn wiil Soomaali ah oo magaalada Edmonton lagu dilay. Dilkan ayaa u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciyaaraha Yurub:Gumeystaheyga ayaa ka wanaagsan kii ku Gumeystay!

Kiev June 24,2012(SDN)-Ciyaarihii dalalka reer Yurub ayaa galay gebagebadoodii ka dib kolkii la galay isku aadyadii ugu danbeeyay oo ay isugu soo hareen afartii dal ee u danbeysay. Dadka ku nool dunida sadexaad khaasatan Africa ayaad arkeeysaa kolka ay ciyaarahan daawanayaan in ay taageeradooda ku saleynayaan kolba dalkii gumeystay abeyaashood. Soomaalida ayaa qudheeda arrinkan can […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkada Dahabshiil oo dafirtay in ay iibsatay Telecom

London June 24,2012(SDN)-Shirkada Xawaalada caanka ku ah ee Dahabshiil ayaa war ay soo saartay ku beenisay xog tibaaxeysa in ay iibsatay shirkada isgaarsiinta ee Telecom. Warkan ay Dahabshiil baahiyeen oo nuqul ka mid ahi uu na soo gaadhay ayaa u qoraa sidan; Warsaxafadeed ka soo baxay shirkadaha Dahabshiil maanta ayaa si rasmi ah u caddeeyay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kiinya oo ka cabatay Digniinta Mareykanku u jeediyay dadka Dalxiiska Kiinya u taga

Nairobi June 24,2012(SDN)-Dawlada Kiinya ayaa cabasho uga jawaabtay hadal digniin ahaa oo Mareykanku Jimcihii ku sheegay in dalkaasi ay ku soo wejahan tahay weeroro argegixiso. Mareykanku waxa uu digniintiisa ku sheegay in dalxiiseyaasha booqda Kiinya ay haboon tahay in ay safarkooda dib u dhigtaan. Wasiirada dalka Kiinya ee Adeega Bulshada  Francis Kimemia iyo Dalxiiska  Dan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Shariif oo Ciidamo ka dalbaday dalka Tanzania

Carusha June 24,2012(SDN)-Madaxweynaha dawalada KMG ah ee Somalia Sheekh Shariif ayaa safar uu ku tagay dalka Tanzania waxa uu madaxweynaha dalkaas hor dhigay dalb uu ciidan uga doono. Madaxweyne Shariif oo kulanka uu la yeeshay madaxweynaha Tanzania Jakaya Kikwete ka dib saxaafada la hadlay ayaa dalabkiisa jeediyay. “Waxaan jeclaan lahaa in aan caleen ka amaahdo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddiyada Nabad gelyada ee Degmooyinkaa Caasimadda Hargeysa oo Taageeray Go’aamadii Shirkii London

Hargeysa June24 2012(SDN)-Kulan ay maanta isugu yimaadeen Guddiyada Nabad gelyada ee Lixda Degmo ee Caasimada Hargeysa, ayaa waxa ay si weyn ugu soo bandhigeen taageerada ay Bulshadu u hayso goaamadii ka soo baxay shirkii London ee wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, iyagoo tilmaamay in ay Somaliland guul fiican ka gaadhay siyaasadda Arrimaha Dibadda iyo nuxurkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »