Home » 4:50 am
Entries posted on “June, 2012”
Johannesburg June 26,2012(SDN)-Soomaalida ku dhaqan dalka Konfur Africa ayaa lagu amaanay sidii ay gacanta uga geysteen siideynta laba ruux oo Soomaaliya lagu heystay oo Konfur Africa u dhashay. Saxaafada dalka Konfur Africa ayaa si weyn u hadal heysay maalmihii ina dhaafay doorkii ay Soomaalida dalkaasi ku laheyd siideynta la heysteyaasha. Lacagaha madax furashada ayay qeyb […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Magac Allaah ayaan ku bilaabayaa mahad oo idil eebe ayay u sognaatay naxariis iyo nabad galiyo rasuulka SWC kor kiisa ha ahaato intaa ka dib. Assalaamu Calaykum Waxaan ugu horeen salaamayaa umada somaliyeed meelkasta oo ayku suganyihiin guddo iyo dibadba .Waxaan jeclaystay in aan diirada saaro dhambaal in badan igu waregaysanayay kaa soo aan jeclaystay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhamaantiin waad salaama tihiin Ilaahay baa mahad iska leh dhamaanteed. Shirarkani is daba jooga ah ee dibadaaha lagu qabanayo reer s/land xaq bay u leeyihiin in qodobadani ka soo baxaya in mid mid loogu icraabo looguna higaadiyo ta ay fahmayaan sidaasi ayey wax waliba ku xalaaloobayaan soomaalidu waxay tiraahdaa nin hagoog xumi inuu mar walba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, Isniin, June 25, 2012 Waxaa galabta shir aan caadi aheyn isugu yimid xaruntooda Golaha Wasiirada, shirkaas oo uu shir gudoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG ah Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid yihiin Dastuurka iyo Amniga. Ugu horreyntii golaha waxaa Ra’iisul Wasaare Dr. Cabid weli maxamed Cali […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Maanta waxay ku beegan sannad-guuradii 52aad ee ka soo wareegtay xornimadii 26 June, 1960 laga qaatay guumaystihii boqortooyada Ingiriiska, taas oo loo soo maray halgan iyo dhibaato aad u fara badan, isla markaana Wefti uu hoggaaminaayo Madaxweynihii hore ee Somaliland Allaha u nariistee Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal u ambabaxeen dalka Ingiriiska bishii February 1960, halkaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
HANKA XUKUMADU HALIS WUXU KU YAHAY, DADAALADII ISDABA JIITAMAAYEY EE QARANIMADA SOMALILAND Manta oo ay taariikhdu tahay 24/6/2012 waxaan doorbiday inaan waxooga ka idhahdo arimahaan shacabkii reer Somaliland malmahan caadaystay kana daadagi la, oo ay ugu horeyso shirkan ka furmay London mar sadexaadkii, Hadan dib u yara mililico Somaliland manta halkay marayso iyo waxaay ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London, 25, June 2012 (Qurbejoog)- Dawladda Sucuudiga oo markii ugu horeysay haweenka dalkaas u ogolaatay inay ka qayb qaataan ciyaaraha Olympi-kada caalamka oo ka dhacaya dalka Ingiriiska, iyadoo ka qayb qaadashada ciyaaraha iyo baabuur kaxaynta oo hore mamnuuc uga ahaa dalkaas ayaa noqonaysa markii ugu horeysay ee sidan oo kale haweenka loogu ogolaado inay ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Saudi Arabia, where public sports events for women are banned, will allow females to compete in the Olympic Games for the first time, its embassy in London said in a landmark statement. The Saudi Olympic Committee will “oversee participation of women athletes who can qualify”, the BBC quoted the statement as saying. The issue of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI, Kenya Jun 25 – Two men thought to be Iranians who were arrested last week in Nairobi and Mombasa were charged on Monday with being in possession of dangerous explosives. Charges for Ahmed Mohamud and Said Mausud, read that they were found with 15 kilograms of RDX explosives in circumstances which indicated that they […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 25, June 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacabka ku hambalyeeyay sannad-guurada 52aad ee markii ay Somaliland xorriyadda ka qaadatay Briatin 1960. Xuskan 52aad oo ku beegan caawa saacadu markay 12:00 markii la saaray calanka Somaliland, waxa uu Madaxweyne Siilaanyo tilmaamay qiimaha ay maalintani leedahay, wuxuuna dhambaal hambalyo ah oo Afhayeenkiisu […]
Posted in Uncategorized | Read More »