Home » 7:06 pm
Entries posted on “June, 2012”
London June 26,2012(SDN)-Waxa magaalada Londo dhawaan lagu qabtay kulan looga hadlayay shirkii London ee Somaliland iyo Somalia oo uu ka qeyb galay Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Faysal Cali waraabe. Hadaba Xafladaa oo ay soo qabab qaabiyeen Jaaliyada Somalia ee London ee uu Guddoomiye Faysal ka qeybgalay ayaa si marin habaabin ah loogu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, June, 26, 2012(SDN)- Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqday Degmada Balcad ee gobalka Sh/Dhexe oo saakay gelinkii hore Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen gacan ku heynta Degmadaasi. Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli, waxaa booqashadiisa Degmada Balcad ku wehlinayay qaar ka tirsan Golahiisa Wasiirada, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
DUBAI — Somalia’s president Sharif Sheikh Ahmed will attend the global anti-piracy conference that begins here tomorrow to affirm his country’s commitment to fight the menace. Mr Ahmed will also seek to shore up support and funding for development initiatives to root out piracy. He will be among foreign ministers, senior government officials from more […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 26, June 2012 (Qurbejoog.com)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Mr. Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa faahfaahin ka bixiyay baadhis ay ku wadeen isku-daygii dil ee horaantii bishan lagu dhaawacay guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Duraan. Taliyaha oo shirjaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, waxa uu sheegay inay gacanta ku dhigeen cidii ka dambaysay dhacdadaas isku-dayga dilka ah, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 26, June 2012 (Qurbejoog)- Ciidamada ammaanka ayaa maanta lagu wareejiyay ciddii ka dambaysay toogashadii lagu dhaawacay guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ee Cabdirashiid Duraan bishan gudaheeda, kaasoo dhaawicii ka soo gaadhay toogashadaas ilaa hadda u jiifa cusbitaal ku yaalla magaalada Jabuuti. Odayaasha beesha uu ka soo jeedo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Maroodi-jeex Axmed Xaaji Cabdilaahi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 26 june 2012 (Qurbejoog)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda u duulo dalka Imaaraadka Carabka, halkaasoo sida wararku sheegayaan uu kula kulmid doono Sheekh Shariifka Soomaaliya. Iyadoo aanay si rasmi ah Xukuumaddu wax war ah uga soo saarin ayaa ilo xogo-gaal ahi tibaaxayaan in Madaxweynaha iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 26 June 2012 (Qurbejoog)- Afhayeenka xisbiga UDUB Cali Maxamed Yuusuf ( Cali Guray ), ayaa si adag uga horyimid qodabka sideedaad ee ku jira war-murtiyeedka ka soo baxay wada hadaladii ay magaalada London ku yeesheen Somaliland iyo Somaliya. Cali Guray; qodabkan sideedaad waxa uu ku macneeyay mid laga soo shaqeeyay oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
OGAYSIIS WAXAA DHAMAAN BULSHADA KU NOOL UK LA OGAYSIINAYAA IN LA QABAN DOONO SHIR BALAADHAN OO LAGU TAAGEERAYO SHIRKA KA DHICI DOONA DEGMADA CEERIGAABO (buurta daalo)29/6/2012 HADUU EEBE RAALI KA NOQDO RAGNA KA HAWL GALO. SHIRKAASOO AH SHIR LAGU MUUJINAYO TAAGEERADA BALAADHAN EE LOO HAYO SHIRKAA BEESHU AAYAHEEDA KAGA TASHANAYSO. HALKAASOO AY KA SOO QAYB […]
Posted in Uncategorized | Read More »
In the Morning when I wake up with a broken heart desperate for help. Trying to stand up with my tiny feeble legs. Dragging my feet like a lame deer. My knees and elbows are aching due to Arthritis. So that I could barely pick up my feet when walking. The icy tingling in my […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa June 26,2012(SDN)-Cabdiwaaxis Cusmaan Xajji waa Qareen isla markaana wax ka qora taariikhda Soomaalida oo ku nool dalkan Canada,waxa uu nooga waramay marxaladihii kala duwanaa ee Soomaalidu soo martay mudooyinkii xornimo iyo midnimo doonka. Qareen Cabdiwaaxid oo qoray dhawr buug oo ka hadlaya taariikhda Soomaalida khaasatan sidii midnimada ay u wadaageen labadii gobol ee Talyaaniga […]
Posted in Uncategorized | Read More »