Home » 3:33 pm Entries posted on “June, 2012”

Urur-siyaasadeedka Wadani oo dhisay maamulkooda heer gobol ee Awdal iyo kuwa degmada Boorama, akhri magacyada masuuliyiinta la magacaabay

Hargeysa 27, June 2012 (Qurbejoog.com)- Urur-siyaasadeedka Wadani oo ka mid ah lixda urur ee cusub ee saddexda xisbi ee kumeel-gaadhka ah kula tartamaya doorashooyinka Deegaanka Somaliland, ayaa maanta dhisay maamulkooda heer gobol Awdal iyo ka degmada Boorama. Sida lagu sheegay qoraal ay ku saxeexan yihiin guddoomiye kuxigeenka 1aad ee ururkaas Axmed Muxmed Seed, iyo Dr. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Masar oo sheegay in Haweeney uu u magacaabi doono Madaxweyne ku-xigeen

Qahira June 27,2012(SDN)-Madaxweynaha cusub ee dalka Masar Md Maxamed Mursi ayaa ku celiyay balan qaad uu hore ugu sameeyay haweenka dalka Masar oo uu ugu balanqaaday xilka ku-xigeenkiisa hadii la doorto. Dhawaaqan ayaa ku soo beegmaya xili saxaafda caalamku ay hoosta ka xariiqeyso isbedelka siyaasadeed ee dalka Masar ka dhaqan galay. Dr Mursi oo ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mareykanka:Xagjiriinta Africa waxa ay wadaan wada shaqeyn

Washington June 27,2012(SDN)-Madaxa ciidamada Mareykanka ee Africa General Carter Ham ayaa sheegay in xagjiriinta ka hawlgala qaarada Africa ay wadaan qorsheyaal ay hawlgalo wada jir ugu fulinayaan. Kooxaha Maqrib Shabaab iyo Boko Haraam oo gidigood xiriir leh ururka Al Qacida ayaa uu General Carter Ham sheegay in ay wadaan qorshe ay wada jir ugu hawlgalyaan. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada Amisom oo la dhacsan adeega ZAAD iyo Shabaabka oo amar adag dul dhigay

Muqdisho June 27,2012(SDN)-Ciidamad AMISOM ee ka hawlgala dalka Soomaaliya ayaa la dhacsan isticmaalka adeega ZAAD ee ay soo bandhigto shirkada isgaarsiinta ee Hormuud.sidaa waxa lagu sheegay warbixin ay daabacday Jariirada STANDARD ee ka soo baxda dalka Kiinya. Ciidamada Kiinya ee ka hawlgelaya koonfurta shishe ee Soomaaliya ayaa laba siyoodba u isticmaala adeega. Waa mare waxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wefti uu hogaaminayo Madaxweyne Siilaanyo oo u duulay Dubai iyo Madaxweynihii hore oo wehelinaya

Hargeysa, 27, June 2012 (Qurbejoog)- Wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka ka duulay madaarka magaalada Berbera, iyagoo ku sii jeeda magaalada Dubai ee isu-taga Imaaraadka Carabta. Weftigan Madaxweynaha ayaa waxa ku wehelinaya Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, Guddoomiyaha Xisbul-xaakimka ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyiin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

GCC should support new Somali drive for peace

For more than two decades, any news from Somalia has been bad and it is routine to dismiss the country as a failed state with little hope of recovery. But hopeful events this week mean that regional and international friends of Somalia must rally around to support a new initiative to rebuild a state and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Anwar Sheekh oo Wareysi xiiso badan la yeeshay Abwaan ay Xaaskiisa isweydaarsadeen Tix Gabaya(DHEGEYSO)

Edmonton June 27,2012(SDN)-Abwaan Cabdilaahi Muuse Good ayaa xog waran uu siiyay Anwar Sh. Cabdalla ayaa waxa uu uga waramay dhawr maanso oo uu tiriyay oo sawir ka bixinaya guud ahaan nolosha gaar ahaana nolosha Qurbaha iyo Qoyska. Abwaanka ayaa halkan si mug leh waxa uu uga waramayaa Tix gabaya oo uu u tiriyay Xaskiisa isla […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Khudbadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee 26ka June 2012(DHEGEYSO)

Hargeysa June 27,2012(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa khudbad dheer oo dhinacyo fara badan taabaneysa waxa uu ka jeediyay Munaasibad lagu xusayay sanad guuradii 52aad ee ka soo wareegtay kolkii Somaliland xoriyedeeda ay ka qaadatay Britain. Khudbada madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa ay xiiso gaadha u leheyd sanadkan waxa 52 sanadood ka dib wada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta ka qeybgalay Munaasabadii 26,June ee lagu qabtay Xaruntii Taalada SYL

Muqdisho, June, 26, 2012(SDN)- Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo qaar ka tirsan Golahiisa Wasiiradda  ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabad loogu dabaal dagayey maaliintii  Gobalada Waqooyi ee Soomaaliyeed ay xornimada qaateen. Munaasabadda ayaa  lagu qabtay Xaruntii Taalada SYL,Waxaana ka kasoo qeybgalay Wasiiro,Xildhibaano,Haween,Dhalinyaro,Fanaaniin,Kooxda Baanbeyda, Saraakiil iyo dadweyne aad u farabadan, kuwaa oo ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada KMG ah ee Soomaaliya oo soo bandhigtay Dastuurkii ay saxiixeen dhammaan saxiixayaashu

Muqdisho June 26,2012(SDN)-Xafiiska Raiisul wasaare Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kolkii u horeysay soo bandhigay Dastuurka iyo sexeexayaashiisa. Halkan uga bogo xogtan aanu ka helay xafiiska Raiisul Wasaaraha Soomaaliya. FADLAN GUJJI HALKAN HOOSE SI AAD QORAARKA U AKHRISATO HDC Final Signed June 22 2012

Posted in Uncategorized | Read More »