Home » 3:35 pm Entries posted on “June, 2012”

Xukuumadda oo si gaar ah u iftiimisay qodobka 8-aad ee ku jiray Heshiiskii Somaliland iyo Soomaaliya ee London

Hargeysa 28, June 2012 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa faahfaahin ka bixiyay qodobo ku jiray heshiiskii hordhaca ahaa ee ka soo baxay wejigii koowaad ee wada-hadala Somaliland iyo Soomaaliya oo todobaadkii hore lagu soo gunaanaday duleedka London. Wasiirka oo maanta warsaxaafadeed ka soosaaray Hargeysa, waxa uu markale ku celiyay in aanay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

First meeting of Silanyo/Sheikh Sharif: Dubai Statement

DUBAI STATEMENT ON 28 JUNE 2012 1-      Following the London and Istanbul communiqués that the international community would support dialogue between the Trasitional Federal Government of Somalia (or its replacement) and the Government of Somaliland to clarify their future relaions, and following the meeting held in Chevening House, London, the President the Trasitional Federal Government […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qodobo ka soo baxay Kulan ay yeesheen Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxweynaha KMG ah ee Soomaaliya

Dubai, 28, June 2012 (Qurbejoog)- Madaxweyanaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta  Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ku yeeshay kulankoodii ugu horeeyay.   Kulankan labada Madaxweyne ayaa daba socday kulankii hore ay guddiyo ka socda labada dhinac ku yeesheen magaalada London, kaasoo ay kazoo baxeen sided qodob, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Shariif:Beesha Caalamku Daacad kama aha la dagaalanka Burcad Badeeda

Dubai June 28,2012(SDN)-Madaxweynaha DFKMG ah ee dalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa mar uu saxaafada kula hadlay goobta uu shirku ka socdo waxa uu dhaliilay sida caalanku uga meer meeryo in burcada lagula dagaalamo beriga. Madaxweyne Shariif ayaa sheegay in tiraba dhawr jeer ay caalamka u soo jeediyeen in la unko ciidamo si gaara ula […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Natiijada Shirkii Burcad Badeeda looga arinsanayay oo noqotay in Milion Dollar lagu deeqo

Dubai June 28,2012(SDN)-Shir dhawrkii maalmood ee ina dhaafay ka socday magaalada Dubai oo caalamku uga arinsanayaan sidii loola tacaalilahaa Burcad badeeda Soomaalida ee faraha baas ku haya maraakiibta isaga gooshta badaha Soomaaliya. Shirkan oo maalmihii u danbeeyay oo dhan la filayay in ay ka soo baaxaan qodobo dhaxalgal ah oo Soomaaliya loogu sameynayo ciidan la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DHALIIL KU WEJAHAN HAYADAHA SAMAFALKA EE DALKA KAHAWLGALA

illahay ayaa mahad lehwaxan bogadin u diraya shabakada ama war sidaha caanka ka ah ee somalidiasporanews.com. waxaan kaga faidaysanaya wakhtigan koban een ku gudo jiro in aan habmalyo u diro dhamaan umada somaliyeed meel kasta o ay joogto farxada 52 guurada e 26 juneintas ka dib waxan mudo dheer indho indhayn ugu jiray halka ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta u ambabaxay dalka Uganda

Muqdisho, June, 27, 2012(SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta u ambabaxay magaalada Kampala ee dalka Uganda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in socdaalkiisa uu ku wajahan yahay dalka Uganda, Isagoona kulamo la qaadan doono Madaxweynaha dalka Uganda Mudane,Yoweri Museveni. Wuxuuna Ra’iisul Wasaaraha oo saxaafadda kula hadlayay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Odayaasha Dhaqanka oo iska soo xulay Gudigga Xalinta Khilaafaadka Odoyaasha

Muqdisho June 27, 2012(SDN)-Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa isla soo xuley gudigga Xalinta Khilaafaadka Odayaasha. Gudigga ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaa oo xalin doono Khilaafaadka Odoyaasha.   · Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim Caliyow · Malaaq Maxamed Yacquub Sh. Deewow · Malaaq Isaaq Ibraahim Xassan · Malaaq Cabdirashiid Shiikh Xassan · Suldaan Cabulqaadir Cabdullaahi Xassan · […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mudo laba maalmood oo wisiirka madxtooyadu joogay hotel palza uk ayaan ogaaday inuu yahay mas’uul wanaagsan oo hawl kar ah!!!!

Waxaan halkan ka salaamyaa warbaahinta sida fiican noogu shaqaysa ee wararka noo kala tebisa. Intaasi kadib tan iyo intii ay dawladan kulmiye mincaaradka ay ahayd maan tegin dalkii balse waxaan ka mid ahaa qurba jooga taageera kulmiye. sidaasi darteed markii kulmiye qabsaday dawladnimadii somaliland waxaa la magacaabay xukuumadii xilka hayn lahayd  markaa waxaa ka mid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

URURKA TABANTAABO OO HARGEISA KA FULIYAY DHISMAYAAL MASAAJIDO DHAWR AH(DAAWO SAWIRADA)

Hargeysa June 27,2012(SDN)-Uruka mutadawiciinta khayrka ee (Tabantaabo Voluntary Organisation) ayaa mashaariic dhismayaal masaajid ah ka fuliyay magaalada Hargeisa gaar ahaan xaafada Ibraahim Koodbuur ee magaalada Hargeisa. Dhismahan masaajidada ah ee  ururku maanta ka hirgaliyay magaalada Hargeisa ayaa lacagta ku kacaysa dhismayaashani waxaa bixistay  dad muxsiniin ahoo kala ah sida hoos ku qoran: Masaajidka 1aad: waxaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »