Home » 7:23 pm Entries posted on “June, 2012”

Qaahira: Dacwaddii ku socotay Madaxweyne Xusni Mubarak, wiilashiisa iyo saraakiil dawladdiisii ka tirsanaa oo Maxkamaddu gunaanaday

Qaahira 02, June 2012 (Qurbejoog.com)- Maxkamad ku taala magaalada Qaahira ee caasimadda Masar, ayaa xukun ka gaadhay dacwad muddo dheer la sugayay oo ku socotay Madaxweynihii xukunka laga tuuray Maxamed Xusni Mubarak, saraakiil sare oo maamulkiisii ka tirsanaa, laba wiil oo uu dhalay iyo shaqsiyaad kale. Mr. Mubarak oo 84 jir ah, waxa xukunka laga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

XOGTA XAABSADE + SAFARKA DJABOUTI IYO SALUUGA MADAXWEYNAHA EE SHIRKA ISTANBUL

   Anigoo ah muwadiin Somalilander ah magacayguna  yahay ,Cabdilahi Cisman Cabdi ( Cabdilahi Gadhle) aminsana in halgankii loo soo galay wadankan iyo curaddadii u dhintayba sabadtii keentay in waxaas oodhan loo hura wali hawshii halgan socoto ,qofkastoo Somalilander ahna xilka saran yahay wixii wajiib qarana in uu halkiisa ku guto,anigoo arita ka shidal qaadanaya waxay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo la filayo bari inay ku dhawaaqdo go’aanka Masuuliyiinta xidhan

     Hargeysa, 02, June 2012 (SDN)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa la filayaa inay maalinta beri ah ku dhawaaqdo go’aanka dacwada masuuliyiinta u xidhan musuqmaasuqa.   Ku dhawaaqista Dacwadan ayaa la filayaa in uu ku dhawaaqo Garsooraha Dacwadaas gacanta ku haya oo ah Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysa Cabdirashiid Duraan, taasoo dhawaan la soo af-jaray iyadoo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Poland Iyo Ukraine oo Nasiib U Yeeshey In Lagu Qabto Koobka UEFA 2012.

Uefa-June-2-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu todobaadkan ku soo qaadaneynaa horyaalka kubadda cagta ee yurub oo si rasmi ah uga bilaamidoona wadamada Poland iyo Ukraine June 8-da ilaa Julay 1-da oo la soo gabagabeynayo haddi eebbe ka raali noqdo. Akhyaartay waa markii ugu horeysey ee koobkan horyaalada Yurub lagu kala qabto labadan waddan ee Poland iyo Ukraine,waxaana […]

Posted in Sports | Read More »

Wasiirka Madaxtooyada oo safar gogol xaadh maanta ku tagay Kenya

Hargeysa, 02, June 2012 SDN)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Xirsi X. Cali Xasan ayaa manta safar Gogol xaadh ah ugu kicitimaya dalka Kenya oo la filayo in Madaxweyne Siilaanyo uu martiqaad uu ka helay Madaxda Dalkaas uu ku tago. Gogol xaadhida Wasiirka Madaxtooyadda ayaa lagu wadaa inay qaadato muddo laba cisho ah, iyadoo Madaxweyne Siilaanyana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UPDATE 1-Turkey tells UN and aid donors to move to Somalia

ISTANBUL, June 1  – The United Nations should beef up its operation in Somalia, and other countries who want to help the war-torn state should actually move in and set up bases there, Turkish Prime Minister Tayyip Erdogan said on Friday. Erdogan’s direct remarks at a international conference on Somalia in Istanbul, the second hosted […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Laasqoray: Taliyaha ciidanka Xeebaha ee gobolka Sanaag oo ka hadlay iska-horimaad dhexmaray ciidankooda iyo Maraakiib shisheeye

Ceerigaabo 01, June 2012 (Qurbejoog.com)- Taliyaha ciidanka ilaada Xeebaha Somaliland ee gobolka Sanaag Mr. Maxamed Yuusuf Otor, ayaa ka hadlay iska-horimaad khasaare dhaliyay oo dhexmaray cutub ka tirsan ciidanka Xeebaha iyo laba markab oo shisheeye ah. Sida uu taliyuhu sheegay, iska-horimaadkaasi waxa uu ka dhacay xeebta degmada Laasqoray ee bariga gobolka Sanaag, wuxuuna sheegay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maamulihii Kastamka Berbera oo Shil Baabuur ku geeriyooday iyo bahda Qurbejoog.com oo ka tacsiyadaynaysa Wariye Xamse Cali Bulbul

Hargeysa, 01, 06, May 2012 (SDN)- Maamulihii kastamka Berbera Cali Bulbul ayaa manta shil gaadhi ku geeriyooday, ka dib markii gaadhi kula gedoomay wadada u dhexaysa Hargeysa iyo Berbera. Cali Bulbul ayaa ahaa marxuum in badan ka shaqaynayay dhinaca kastamada iyo Wasaaradda Maaliyada Somaliland, isla markaana waxa uu xilkan kastamka Berbera hayay muddadii ay Xukuumadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawladda Siiriya oo Mucaaradkeeda hubaysan ku eedaysay Xasuuqii magaalada Houla iyo tirada dadka uu kacdoonku galaaftay

Dimishiq 01, June 2012 (Qurbejoog.com)- Baadhitaan ay samaysay dawladda Siiriya, ayaa mucaaradka hubaysan ku eedeeyay inay masuul ka ahaayeen xasuuqii 108 qof ee shacabka lagu laayay ee todobaadkii hore ka dhacday magaalada Houla ee dalkaas. Baadhistu waxay sheegtay in mucaaradka hubaysani laynta dadkaas u sameeyeen, si ay buunbuun ugu sameeyaan farogelin bulshada caalamka ah. Masuuliyiinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Will Istanbul Conference engender a common vision for Somalia?

The succor of Turkish government to the people of Somalia has caused different reactions. First, it has uplifted the hope and spirit of the Somali people afflicted by the combination of civil war, famine, brutal rule of Al-Shabab, the abuses of corrupted Transitional Federal Government (TFG) and the dividing and disempowering policies of the international community. Second, it has irritated the regional power –Ethiopia for potential break-up of its uncontested dominance on Somalia. And third, it hasheightened the suspicion of United States of America and Europe on Turkey’s intention towards […]

Posted in Uncategorized | Read More »