Home » 7:32 pm
Entries posted on “June, 2012”
Abuja 03, June 2012 (Qurbejoog.com)- Inka badan 150 qof oo rakaab ah, ayaa ku dhintay ka dib markii diyaaraddii ay saarnaayeen Axaddii maanta ku burburtay magaalada Lagos ee dalka Nigeria. Siday xaqiijisay waaxda Duulista Hawada ee Nigeria, diyaaraddaas oo ay lahayd shirkadda Dana Airlines oo fadhigeedu yahay dalkaas, waxay jiidhay dhismaha “Two-story building” oo ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sixty tons of a drug linked to an Al-Qaeda outfit in Somalia is imported into Britain every week and openly used by addicts, according to a report. The green leaves of the plant khat are flown in from Kenya and then chewed by addicts across Britain. Khat is widely used in Somalia and neighbouring African […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 03, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray golaha Guurtida iyo ehelada uu ka baxay marxuum Ismaaciil Xaaji Cabdi Ducaale oo ka tirsanaa xubnaha golahaas. Marxuumka xildhibaan Ismaaciil Xaaaji Cabdi Ducaale oo maanta lagu aasay magaalada Hargeysa, waxa uu ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 03, June 2012 (Qurbejoog.com)- Beel ka mid ah kuwa dega magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa maanta shaacisay murashaxa uga qaybgali doona doorashada Deegaanada oo lagu wado in dabayaaqada sannadkan ay Somaliland ka qabsoonto. Sida lagu sheegay qoraal ay maanta soosaareen cuqaal, odayaal iyo waxgarad ka tirsan beesha reer Raage, doorashada Deegaanka magaalada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 03, June 2012 (SDN)- Shir oo lagu lafo gurayay qaabka hir-gelinta Cashuurta Beeraha, habka loo kala saarayo Dawladda dhexe iyo Dawkladda Hoose ee dhinaca cashuur qaadista Beeraha iyo hir-gelinta cashuurta ku dhejinta tigidhada iyo kor u qaadista dakhliga Gobollada, ayaa maanta lagu qabtay Hoteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa. Shirkan oo ay qeybgaleen Wasiirrada Maaliyadda, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera, 03, June (SDN)- Alle ha u naxariistee waa saaka shil baaruur oo ka dhacay tuulada huduse ee gobolka Saaxil ku geeriyooday Xidhibaan Ismaaciil Xaaji Cabdi Ducaale oo ka mid ahaa Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland. Xildhibaankan maanta ku geeriyooday agagaarka Huduse ee uu gaadhigu kula dhacay ayaa noqonaya masuulkii labaad ee todobaadkan gudihiisa shil noocaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 03, June (SDN)- Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadal uu hore Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho ugu duray qaabka uu uga weftigii Wasiirada ahaa ee tagey Turki Wasiir Xaabsade. Xidhilaan Dheeg oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa ku tilmaamay hadalka Xidhibaan Indho-indho mid aan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 03, June 2012 (SDN)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa maanta xukunno sannado ah ku riday masuuliyiintii muddada u xidhnaa eedaymaha musuqmaasuq iyo xubno kale oo shacab ah oo lug ku lahaa arrimahaas, kuwaasoo kala ahaa Guddoomiyihii Gobolka Maroodi-jeex Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarji), Agaasimihii guud ee dibu-dajinta Axmed Cilmi Yare iyo Lataliyihii Madaxweyne ku-xigeenka Cismaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 02, June (SDN)- Xukuumadda oo ku guulasatay inay kala daadiso shir ay abaabulaysay beesha Habar Yoonis, kuwaasoo dhawaan u hawlgalay sidii ay u qabsan lahaayeen shir, balse masuuliyiinta Xukuumadda kaga jira beeshaas ayaa si dadban iyaguna uga hawlgalay inay kala daadiyaan shirkaas, taasoo hadda u muuqata inay hirgeshay. Xubno ka tirsan waxgaradka iyo odayaasha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
CAIRO— War hero. Savior of the nation. An anchor of stability in a turbulent region. And in the twilight of his life, a criminal convicted for his role in the deaths of those fighting to oust him. Hosni Mubarak was sentenced Saturday to life in prison after a court convicted him on charges of complicity […]
Posted in Uncategorized | Read More »