Home » 3:08 pm Entries posted on “June, 2012”

Kampala: Booliska oo xabsiga dhigay nin Argagixiso lala xidhiidhay oo ay magaciisa shaaciyeen, baaqna u jeediyay dadweynaha

Kampala 04, June 2012 (Qurbejoog.com/Ugpulse)- Ciidanka amaanka ee dalka Uganda, ayaa xabsiga dhigay nin falal Argagixisonimo looga shakiyay. Sida uu qoray website-ka Ugpulse, ninkan falalka Argagixiso lala xidhiidhiyay waxa magaciisa lagu soo koobay Xuseen in la yidhaahdo. Hussein waxa uu ka mid yahay saddex nin oo falal Argagixiso looga shakisan yahay oo laga doonayo dalalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Uganda police arrest terror suspect

Ugandan police is in custody of a suspected terrorist only identified as Hussein. Hussein is one of the three suspects being hunted by the East African Countries. According to the deputy spokesperson of police, Judith Nabakooba, Hussein and other two terrorists entered the country through the Busia and other borders targeting to hit Uganda for […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weftigii Somaliland ee ku sugnaa Jabuuti oo Madaweynaha dalkaas la kulmay

Jabuuti, 04, June 2012 (SDN)- Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay weftigii uu Hoggaaminayay Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wefti Wasiirro iyo Xildhibaano iskugu jiray oo socdaal shaqo ku joogay afartii maalmood ee la soo dhaafay. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweyne Ku xigeenku waxay ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Holland oo Soomaalida Shirci la’aantu heyso u qaadeysa Somaliland

Amesterdam June 04,2012(SDN)-Soomaali dalka Holland Qaxoootinimo ku joogta oo sharcigii dalkaa loo diiday ayaa ay dhici kartaa in dhaqso dalka Dib loogu soo celiyo,sidaa waxa dhawaan dood ka yeeshay Baarlamaanka dalkaasi. Qaxootigan Soomaalida ah iyo qaar kale oo ka kala yimi dalalka Itoobiya,Eritrea,Ciraaq iyo Iran ayaa dhawaan ciidamada Booliska ee dalka Holland waxa ay cagta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baanka Aduunka:Aduun Dhan 94 million oo Soomaaliya loogu deeqay ayaa 11 million uun laga hayaa

Washington June 04,2012(SDN)-Dawladaha Deeqaha bixiya ayaa sheegay in ay jirto isdaba marin dhanka macaawinooyinka ah oo Soomaalida loogu deeqay sanadihii ina dhaafay ee abaaruhu sida xun u saameeyeen Geeska Africa. Warbixin uu daabacay Baanka Aduunka ayaa lagu xusay in inta badan la waaya mucaawinooyin caalamku ugu deeqay Soomaalida sanadihii 20o9kii iyo 2010kii.  Joakim Gundel oo ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hambalyo:mahamed yuusuf xaaji cabdi iyo marwadiisa faysa caydiid

aniga oo ah yaxye cabdilahi askar               iyo marwadayda milgo dahir ibrhim aabo abdilahhi muhumed askar shadiya cabdilahi muhumed hamda abdilahi muhumed asma abdilahi muhumed abdirahman abdilahi muhumed abdirasaq abdilahi muhumed abdi aziz abdilahi muhumed hooyo hibo abdi jibriil dhamaan tayo waxaanu hambalyo iyo bogaadin aan la so koobi karin hawada u marinayna boqorka mahamed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Diary of Somali State:Road to Permanent Transitional Statehood

Another transitional government is heading the end of its term without contributing anything the welfare of the Somali state, only this time the western powers added their destruction by uplifting the powers of traditional clan chiefs by given most important mission leading the next face of transition process. These clan chiefs will be responsible of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

R.W. Soomaaliya oo la kulmay jaaliyadda Turkiga, baray-na safiirka cusub ee dalka Turkiga

Istanbul, June 4, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa kulan ballaaran la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga, gaar ahaana Ardayda wax ka barata Dugsiyada iyo Jaamacaddaha dalkan, waxa uuna xalay Jaaliyadda baray safiirka cusub ee dhowaantan dowladdu u magacowday dalkan Turkiga. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulankiisa waxaa sidoo kale ku wehlinayay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed

Muqdisho, June, 03, 2012(SDN)- Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha & Waliba Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsigga iyo Warsadaha Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee shirka ugu soo gabagaboobay Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.   Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa maanta waxaa si […]

Posted in Uncategorized | Read More »

ABU-DARDAA R.C. SAAXIBIL RASUULLULAHAA S.A.W. IYO QUDBADIISII XIKMADA IYO CAJIIBKA BADNAYD

DHAMAAN MAHAD ILAAHAY BAA ISKA LEH INTAASI KA DIB Waad salaamantihiin dhamaantiin wariyayaasha iyo akhristayaashaba Waxaa muhiin ah inaynu meel kastoo aynu joognaba iyo xili kastoo aynu joognaba inaynu mar walba taariikhda asxaabta rasuulka s.a.w. ay dhexdeena ku dhex noolaato hadal hayntoodu waayo waa xiddigo efaya iimaanka muuminkana siyaadiya wadadooyinka janadana kugu ridaya waana saaxiibo […]

Posted in Uncategorized | Read More »