Home » 7:35 pm Entries posted on “June, 2012”

Hargeysa: Xuska Maalinta Deegaanka oo si wayn loogu dabaal-degay (Daawo Sawirada)

Hargeysa 05, June 2012 (Qurbejoog.com)- Xuska maalinta caalamiga ah ee Deegaanka Adduunka, ayaa maanta si wayn looga xusay Somaliland, taasoo sannad kasta 5 Juun loo dabaal-dego. Xuskan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga Somaliland, waxa gacan ka gaystay hay’adda dhanka Cuntada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobay ee FAO. Munaasibad maalintan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tilmaamaha Aqoonsiga Somaliland iyo arrimaha ku Xeeran; W/Q: Ahmed Yusur Dirir, Maareeyihii hore ee dekedda Berbera……

Somaliland oo hore u ahayd maxmiyad boqortooyadii Ingiriiska intii ka horaysay 26 june 1960, markaas oo ay xoriyadeeda ka qaadatay gumaystihii gacnta ku hayay maamulkeeda mudo ku dhow 80 sanadood. Laakiin 1st July 1960kii oo ahyd Shan maalmood ka dib xoriyadeedii ayaa waxay si shuruud la, aan ah ugu biirtay koonfurtii Somalia oo maalintaas xoriyad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Shariif oo Bulshada Caalamka u Cadeeyay Midhaha uu ka rabo Wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya

Istanbul 05, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha dawladda tamarta daran ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa khudbad uu ka jeediyay xidhitaankii shirka Turkiga oo ay weftiga Somaliland fadhiyeen, wuxuu ku soo hadal qaaday wadahadalada Somaliland iyo Somaliya u bilaabmi doona, waxaanu bulshada caalamka u cadeeyay nataiijada uu ka rabo wada hadaladaas. Sheekh Shariif, ayaa wuxuu khudbadaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nuxurka kulan dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo guddoomiyeyaasha gobollada dalka

Hargeysa 05, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta kulan la yeeshay guddoomiyeyaasha gobollada dalka. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu galabta soosaaray afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse), kulanka Madaxweyne Siilaanyo la yeeshay guddoomiyeyaasha gobollada dalka waxay ujeedadiisu ahayd is xog-waraysi iyo dardar-gelinta hawsha ay qaranka ugu xilsaaran yihiin, wuxuuna […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daahir Rayaale: “Maanta wax musharax ah oo Xisbiga UDUB uu leeyahay ma jiro, nin kasta oo murmana…”

Hargeysa, 05, June 2012 (SDN)- Madaxweynihii hore ee Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB Daahir Rayaale Kaahin ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaafkii soo kala dhexgalay isaga iyo ku-xigeenkiisa Axmed Yuusuf Yaasiin. Daahir Rayaale Kaahin waxa uu faahfaahin ka bixiyay qodobada khilaafka keenay oo uu sal u ahaa qodobka xeerka xisbiga ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wefti uu hogaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo gaadhay Addis iyo ujeedada safarkooda

  Addis Ababa, 05, June 2012 (SDN)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahu Ismaaciil (Saylici) oo ku sii jeeda Dalka Sweden ayaa shalay gaadhay Dalka Itoobiya xaruntiisa Addis Ababa, kadib markii uu muddo dhawr maalmood ah booqasho ku joogay dalka Jabuuti.   Madaxweyne ku-xigeenka waxa safarkiisa ku wehelinaya afar xubnood oo kala ah Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxkamad Mareykan ah oo Haweeney Somali ah u xukuntay in aaney Khasab aheyn in ay Xaakim isu Taagto

Rochester June 05,2012(SDN)-Haweeney Soomaali ah oo lagu hesysto in ay lacago u uririsay kooxda Al Shabaab ayaa horaantii dhegeysiga dacwadeeda waxa ay diiday in ay isu taagto Xaakimka. Haweeneydan oo la yidhaahdo Amina Farax Cali ayaa maxkamada waxa ay u xaqiijisay in Diinteeda Islamku u fasixin in cidna ay isu taagto. Micheal Devis oo ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SHIRKII ISTAMBUUL LOOGU QABTAY SOOMAALIDA

Shirkii Istambuul sidii aan ka filaynay waa ka gaabiyey wuxuuna ilaa hadda u muuqdaa in uu yahay shir loogu talo in la iska dhigo in Soomaalida si daacad ah loo caawinayo hase yeeshee waa dhagar daboolan. Waa lagu yaqaan in gaaladu taqaan sida beenta run loogu ekaysiiyo. Waxaase la yaab leh in Soomaalida oo muddo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Lula Julian oo quus goysay Qurbomeer State

Maamulka dibad wareega ah ee Qurbomeer State ayaa dhib aad u weyn kala soo gudboonaatey magaacibista safiirka cusub ee Somaliland u fadhiya Ottawa, marwo Lula Axmad Cismaan oo loo yaqaano Lula Julian. Lula waxa weeyey marwo ka soo jeeda beel iyo qoys sharaf leh oo aad looga yaqaano deeganada Somaliland iyo Jabuuti. Lula waxay wax […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dalka Jabuuti oo ogolaaday in Passport-ka Somaliland lagu galo

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa manta soo saaray wareegto uu Laamaha Socdaalka Dalkiisa ku Amrayo inay Fiiseeyaan Passport Somaliland-ka si dalkiisa loogu soo geli karo Warkan oo uu Waaheen ka helay Saraakiil dhinaca Xukuumadda Somaliland ah ayaa shaaca ka qaadaya in uu Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle aqbalay in dalkiisu Fiisaynayo Passport Somaliland ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »