Home » 3:12 am Entries posted on “June, 2012”

Mareykanka oo Lacago Malaayiin ah Dul Dhigay Madaxda Sare ee Shabaabka

Washington June 07,2012(SDN)-Dawlada dalka Mareykanka ayaa kolkii u horeysay hirgelineysa mashruuc ay Malaayiin ku bixineyso si ay xog uga hesho madaxda sare ee kooxda Al Shabaab. Sidaana waxa lagu shaaciyay bog cusub oo dhanka Internetka ah oo ay wasaarada arrimaha dibedu yeelaneyso oo arintan lagu soo bandhigi doono. Bogan Cusub oo la yidhaahdo “Rewards for […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Puntland oo Duqeyn Cirka ah u geysatay Xarun Burcad Badeed

Bali Dhidid June 07,2012(SDN)-Sarkaal ka mid ah Maamul Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa Jariirada Washington Post u sheegay in ciidamadoodu duqeyn dhanka cirka ah u geysteen goob uu ku dhuumaaleysanayay mid ka mida madaxda Burcad badeeda Soomaalida. Sarkaalkan oo diiday in uu magaciisa shaciyo bacdamaa oo aan loo ogoleyn in uu arinkan ka hadlo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wariye Jamaal Cusmaan oo Barnaamij ka diyaariyay Dhalin Britain laga Kexeeyay oo Hargeysa la geeyay(DAAWO)

London June 07,2012(SDN)-Televitionka Channel4 ayaa barnaamij ka diyaariay dhalin dhaqan celis dalkii loogu celiyay. Halkan Guji oo daawo Barnaamij uu ka diyaariyay weriye Jamal Cusmaan Dhalinyaro reer Somaliland ah oo dalkoodii lagu celiyay. Barnaamijkan ayaa ka baxay Televitionka Channel 4 ee dalka Britain. Fiiro gaara bal u fiirso sida wariyuhu Somaliland ugu dirqinayo Soomaaliya.

Posted in Uncategorized | Read More »

Bahwadaagta Samaale oo Suldaanka Irir Samaale Hambalyeyneysa

hambalyo           habalyo  gacal iyo  sokeeyabaa   guurkiina lagu farax  waxaan habalyo u dirayanaa   Suldaan Abdikariim abdirahman Farah Ibrahim iyo  marwadisa Sagal Caqil xasan ibrahim oo meherkoodu ka dhacay magaalada hargaysa   gar ahaan hotel Hadhwanaag waxaan leenahay noqda labadii               isku wara ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SHIRKII ISTAMBUUL QAYBTII 2AAD

Maqaalkaygii hore ee taariikhdiisu ahay 50/06/12 waxaan uga hadlay ujeedadii shirka loo qabtay iyo saddex ka mid ah qodobadii ka soo baxay shirka. In kasta oo la wada ogsoon yahay taladii ay dadkii Soomaalida ahaa soo jeediyeen in la diiday, haddana waxaa muuqata in dadka Soomaalida ahi si qaldan ugu taageereen qodobadii gaaladu ka soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

ISBARBARDHIG: WASAARADII WAXBARASHADA EE XUKUUMADII HORE IYO TAN IMINKA FARQI WAYN BAA U DHEXEEYA

MARKA HORE ILLAHAY BAA MAHAD LEH, MARKA XIGA WAXAAN HANBALYAYNAYAA HOGAANKA WASAARADA WAXBARASHADA EE JSL WAAYO QOFKA AAN DADKA U MAHADIN ILLAAHAYNA MA MAHADIYO QOF WALBANA IN WAXQABADKIISA LAGU BOOGAADIYO AYUU MUDAN YAHAY SI UU UGA SII BADIYO AMA AANU UGA CAAJISIN HAWSHA UU HAYO FIRFIRCOONI BADANA SII GASHO, WALIBA WUU KA SII XAG JIRAA […]

Posted in Uncategorized | Read More »

KA QAYB GALKA SHIRKA (SOMALIA SYNDROME SOLUTION) EE SOMALILAND SAWIR CAYNKEEYA AYEY CAALAMKA IYO SOMALIDA INTEEDI KALE KA QAATEEN CANBAYOW BISLAADE CUNIDUUN U BAAHANI

 Aniga oo ah muwadin Somalilander ah, magacayguna yahay Cabdilaahi Cismaan Cabdi (Cabdilaahi Gadhle) waxaa baryahan danbe dhacayey dabaylo dufaano in ay noqdaan u dhaw, waliba saamaynta ugu wayna inagu yeelan kara, hadii la garan waayo sidii looga hor tagi lahaa Aniga oo ku soo dhawaanaya ,shirka ka dhacay turkiga gaar ahaan casimadiisa Istanbul waxaa loogu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirkii hore ee Maaliyada oo ku baaqay in laga noqdo wada-hadalada Somaliya

Hargeysa, 06, June 2012 (SDN)- Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa hadalo nasteex ah u jeediyay xukuumadda Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Eng Maxamed Xaashi, waxa uu xukuumadda Siilaanyo ugu baaqay inay dib uga laabato go’aanka ku gaadhay inay ka qayb-gasho shirarka Somaliya dalalka dibada loogu qabto, isaga oo saluug […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nairobi: Raysul-wasaare Raila Odinga oo qaabilay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland

Nairobi 6, June 2012 (Qurbejoog.com)- Raysul-wasaaraha dalka Kenya Mr. Raila Odinga, ayaa maanta kulan la yeeshay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo maalmahan socdaal ku joogay caasimadda dalkaas ee Nairobi. Sida la sheegay, wasiiradan oo kala ah; wasiirka Madaxtooyada Mr. Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wasiirka Khaarajiga Somaliland Mr. Maxamed Cabdullaahi Cumar, waxa qaabilay Raysul-wasaare […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tirsigii 3aad ee Majalladda WEEDHSAN oo mar ka soo wada baxay Paris, London, New York, Sydney, Dubai iyo Hargeisa

Waxa farxad noo ah in Majalladda WEEDHSAN muddo kooban ku qaan-gaadho, islamarkaasna uu Tirsigii  saddexaad hal mar caawa (9:00pm) ka soo wada baxo Paris, London, New York, Sydney, Dubai iyo Hargeisa. Waa markii koowaad ee Warbaahinta mandaqaddu ku dhaqaaqdo tallaabo sidan ah oo ay dumiso xuduudaha qaybiya qaaradaha kala geddisan. Horumarkani, wuxu ku suurta-galay dedaalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »