Home » 11:22 am Entries posted on “June, 2012”

Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho, Jimco, June 8, 2012—— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubnihii wefdigiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib shir uu kaga qeyb galay dalka turkiga oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan 50 dal iyo hay’ado Caalami ah kaa oo lagaga hadlayay arrimaha dalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ethiopian Airlines to Start New Services to Berbera, Somaliland

Flights to Hargeisa differed as Renovation of Runway not Complete Press Release Addis Ababa, Ethiopia: Ethiopian Airlines, the fastest growing airline in Africa, is pleased to announce the start of new flights to Berbera, the port city of Somaliland, as of July 1, 2012. Ethiopian will fly to Berbera daily using its Q400 aircraft, with […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkaddaha Petrosoma iyo Jacka Resources oo gudogalay hawshooda sahaminta Shidaalka Somaliland

Hargeysa 08, June 2012 (Qurbejoog.com)- Wefti ka socda shirkaddaha Petrosoma oo fadhigeedu yahay dalka Ingiriiska iyo Jacka Resources oo laga leeyahay dalka Australia, ayaa socdaal ku tegay degaano ka tirsan gobolka Oodweyne ee Somaliland. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed xalay laga soosaaray socdaalkooda, weftiga oo uu hoggaaminayo madaxa shirkadda Petrosoma Maxamed Yuusuf Cali, waxay ujeedadoodu la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shababaka oo Jawaab ka Bixiyay $33 million ee Mareykanku dul dhigay Madaxdooda

Muqdisho June 08,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ee Mareykanku madaxdooda dul dhigay $33 million ayaa jawaab ka bixiyay sida ay tilaabadaa u arkaan. Shebekeda somalimidnimo oo xidhiidh dhaw la leh kooxda Al Shabaab ayaa daabacday in qorshaha Mareykanka ee lagu ugaarsanayo madaxda Shabaabku aanu shaqeyn doonin. “Gaaladu waa ay garanayaan cida ah hogaamiyeyaasha dhabta ah ee Muslimiinta,waana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland iyo khalad ka fahamka nidaamka Dimuqraadiyada

Hargeysa June 08,2012(SDN)-Somalinad ayaa intii ay ka hano qaaday nidaamka dimuqraadiyadeed ee axsaabta faraha badan ku saleysan waxa soo ifbaxayay sida reer Somaliland ay khaladka uga fahmeen Dimuqraadiyada. Waxa Somaliland mudo toban sanadooda ka jiray haatan nidaamka axsaabta faraha badan oo ay laheyd sadex xisbi qaran,xumad siyaasadeed awgeed  ayaa nidaamkaa loo burburiyay si cidwaliba shantii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Islamists scorn $33 million arrest bounty

NAIROBI — Somalia’s Al-Qaeda allied Shebab insurgents dismissed a United States offer of up to $33 million for tip-offs for the arrest of top leaders, vowing to continue their extremist fight. “The non-believers know who are the good Muslim leaders — and that is why the money is offered for their whereabouts,” said website Somalimidnimo.com, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Exclusive: U.S. offers millions in bounty for top Somali militants

Washington – The United States is offering rewards of up to $7 million for information leading to the location of seven key leaders of Somalia’s al Shabaab, seeking for the first time to target top echelons of the al Qaeda-linked militant group. U.S. officials said the rewards, to be announced on the State Department’s “Rewards […]

Posted in Uncategorized | Read More »

British Somalis going back for a future

Parents of some British Somalis are sending their children back to Africa because they fear what might happen to them in the UK, writes reporter Jamal Osman. Hassan, a 20-year-old man from Sheffield, is enjoying life in Hargeisa, Somaliland. Back in the UK he faced so many challenges. His family was always worried about him […]

Posted in Uncategorized | Read More »

FGM is halting female rights advancements in Somaliland

The practice of female genital mutilation (FGM) is not only abhorrent but it is a denial of rights. This is the opinion of Somaliland’s Minister of Religion and Endowments Hon Sheikh Khalil Abdilahi, who voiced his concerns at an FGM awareness-raising workshop held by the National Organization of Women, reports the Somaliland Sun. He stressed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Addis Ababa: Madaxweyne kuxigeenka Somaliland oo ka qaybgalay munaasibad lagu xusayay maalinta Qaranimada Sweden

Addis Ababa 07, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraaxmaan Cabdulaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa Addis Ababa, ayaa ka qaybgalay munaasibad loogu dabaal-degayay maalinta qaranimadda dalka Sweden. Munaasibaddan oo lagu qabtay safaaradda Sweden ee caasimadda Itoobiya, waxa ka qaybgalay wasiirka Khaarajiga Itoobiya, ahna Raysul-wasaare kuxigeenka dalkaas Mr. […]

Posted in Uncategorized | Read More »