Home » 4:09 pm Entries posted on “June, 2012”

Somalia’s Shebab mock U.S. bounty, offer camels for Obama

Somalia’s al-Qaeda-allied Shebab rebels Saturday mocked a U.S. offer of up to $33 million for tip-offs enabling the arrest of its top leaders, saying they would give 10 camels to anyone who helped locate Barack Obama. The highest price put up by the U.S .State Department on Thursday was for Shebab chief Ahmed Abdi aw-Mohamed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Somaliland oo jawaab ka bixisay eedaymo ku xidhiidhiyay inay ku lug lahayd xukunkii ku dhacay masuuliyiinta musuqa loo xukumay

Hargeysa 09, June 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa iska fogaysay eedaymo la xidhiidha inay faro-galisay kiiskii masuuliyiinta musuqa loo xukumay oo muddooyinkii u dambeeyay la hadal-hayay, waxaanay Xukuumaddu sheegtay in aanay wax lug ah ku lahayn xukunkii ku dhacay masuuliyiintii musuqa loo haystay. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo soosaaray warsaxaafadeed jawaab u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kal-fadhigii 18aad ee Wakiillada Somaliland oo maanta dirqi ku furmay iyo qodobada ajanduhu ka kooban yahay

Hargeysa, 09, June 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhigoodii manta loogu qaybiyay ajandaha kal-fadhiga 18aad ee Golahaas. Golaha Wakiillada oo muddo bil ah u hadhay muddo xilleedkoodii ayaa saddexdii bilood ee u dambeeyay ka mashquulay kal-dhiyadoodii caadiga ahaa. Fadhigan manta oo dirqi ku furmay waxa shirguddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Baashe […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere, Muxuu ka yidhi dhaliilaha Xukuumadda loo jeedinayo iyo Xildhibaannada KULMIYE ee is-burinaya?..WARAYSI Dhegayso

  Hargeysa, 09, June 2012 (SDN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan-dheere) oo ka mid ah golaha Wakiilada Somaliland, isla markaana dhawaan ku biiray Golaha Dhexe ee Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE, ayaa ka hadlay dhaliilo ay xidlhibaanno ka baxay Xisbiga KULMIYE ku harqiyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Xildhibaan Cabdiraxmaan-Dheere oo ah guddoomiyaha guddi-hoosaadka Caddaalada, Shuruucda, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waabeeye oo Xildhibaanada Kulmiye ee Xukuumadda Dhaliilay ugu Hanjabay inay Anshax marintii C/raxmaan C/qaadir oo kale ku samaynayaan

Hargeysa, 09, June 2012 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeey oo ka tirsan Golaha Wakiiladda isla markaana ah Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Xisbiga Kulmiye ayaa maanta Huteelka Imperial ku qabtay Shir jaraa’id oo uu kaga jawaabayay Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiiladda oo ku jira Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, kuwaasoo dhaliilo u soo jeediyay Xukuumadda Axmed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qurbejooga Beesha Galbeedka Burco oo soo jeediyay in Shirka Cerigaabo laga dhigo mid Garxajis oo idili u dhan yahay

London Juun 09,2012(SDN)-Waxgaradka degaanka Galbeedka Burco oo dhawaanahanba ka munaaqashoonayay isla markaana ku hawlanaa qaban qaabada Shir beeshu ku qabaneyso magaalada Ceerigaabo ayaa soo jeediyay in Shirkaa la Balaadhiyo. Qurbejooga Beesha Habar Yonis ayaa is tusay in la balaadhiyo shirka si wada jir looga arrinsado aayaha beelweynta Garxajis. Qurbejooga oo taladan la wadaagay beesha Ciidegale […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hogaanka Dhaqanka Digil iyo Mirifle oo Baaq ka Soo saaray Hanaanka Road Mapka

BAAQ KA SOO BAXEY DHAQANKII SOO JIREENKA AHAA EE DIGIL IYO MIRIFLE. BISMILLAAHI ARRAXMAANI ARRAXIIMI   KU: SAXIIXEYAASHA GEEDI SOCODKA IYO SHACABKA SOMALIYED. KU: WAKIILKA QARAMADA MIDOWDEY EE SOMALIA DR MAHIIGA. KU: BEESHA CAALAMKA, URUR GOBOLEEDYADA AFRIKA, EU, AU,UN.   SHIR BALLAARAN OO ISUGU YIMAADEEN DHAQANKA SOO JIREENKA AHAA EE BEELAHA DIGIL IYO MIRIFLE, SIYAASIYIINTOODA, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururka Somaliland Society UK oo Xusaya Maalinta 26ka Juun

London June 09,2012(SDN)- Somaliland Society UK (SSUK) waxuu Dhamaan ogeysiinayaa bulshada Somaliland ee ku dhaqan UK, in ururku qaban doono xuskii 26 June 2012ka, Xuskan oo loo soo abaabulay si meeqaan sare ah looguna talagalay in lagu dooriyo ama lagu badalo qaabkii waayadii hore loo qaban jiray xusaska noocan oo kalka ah. Ururka SSUK asaga oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Russia oo 4-1 Ku Soo Dhaweysey Czeh Republic.

Pol-Uke-fri-08-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa horyaalkii kubadda cagta ee qaaradda yurub oo si rasmi ah uga bilowdey wadamada kala ah Poland iyo Ukerain. Waxaa mar dhaweyd soo gabagaboydey ciyaarii lagu furey tartankan waxaana foodda isla galey wadankii loo martida ahaa ee Poland iyo Greece waxayna ciaartaasi ku dhamaatay 1-1. Laakiin akyaatay waxaynu jaleeceynaa […]

Posted in Sports | Read More »

Shirkadda Ethiopian Airlines oo muddaysay xilliga uu ka bilaabmi doonto duulimaadyadeeda Madaarka Berbera oo loo wareejiyay, kana hadashay sababta keentay

Addis Ababa 8, June 2012 (Qurbejoog.com)- Shirkadda diyaaradda ee Ethiopian Airlines, ayaa shaacisay xilliga ay duulimaadyadeeda dib uga bilaabi doonto Somaliland, ka dib markii ay duulimaadyadeedii Madaarka Hargeysa joogsadeen markii 2008 qaraxyada Argagixiso ka dhaceen goobo muhiim ah oo ku yaala caasimadda Hargeysa. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ay shirkaddu maanta soosaartay, waxay ku sheegtay inay […]

Posted in Uncategorized | Read More »