Home » 6:27 pm Entries posted on “June, 2012”

Helicopter crash: Kenya govt minister among 6 dead

NAIROBI, Kenya — Kenya’s internal security minister was killed with five other people when the police helicopter they were travelling in crashed in a forest near Kenya’s capital, officials said Sunday. An anti-corruption crusader said the incident calls into question the government’s procurement of airplanes and helicopters for its security forces. Internal Security Minister George […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xoghayaha Arrimaha Dibada UCID oo naqdiyey Siyaassda Arrimaha Dibada Somaliland

Hargaysa 10, June 2012 (Qurbejoog.com)- Xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Ucid Md. Maxamed Haruun Biixi, ayaa ku tilmaamay siyaasada arrimaha dibada ee xukuumada xMadaxweyne Siilaanyo mid aanay ka muuqan wax bisayl siyaasadeed ah iyo qorshe lagu hago toona, ee ay tahay oo kaliyaata dhaqdhaqaaq uu samaynaayo hal masuul. Maxamed Haruun oo ah aqoonyahan bartay xidhiidhka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururro ku hadhay tartankii kala reebista oo ku biiray Ururka DALSAN

Hargeysa, 10 June 2012 (SDN)- Labada Urur siyaasadeed ee Damal iyo Jamhuuriga oo ku hadhay tartankii Ururadda Siyaasadda lagu kala reebay ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray Urur Siyaasadeedka Dalsan oo ka mid noqday Lixda Urur Siyaasadeed ee jira. Xaflad ay weheliso musharaxiin Golaha Deegaanka u tartamaya oo isla Ururkaasi maanta kaga dhawaaqay ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirrada Khaarajiga iyo Madaxtooyada oo ka warramay natiijada socdaal ay ku tageen Kenya

Hargeysa, 10, June 2012 (SDN)- Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Dibada Dr. Maxamed Claahi Cumar iyo Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ay soo dhamaysteen booqasho ay ku tageen dalka Kenya. Labadan Wasiir oo ka soo degay madaarka magaalada Berbera shalay ayaa hadal kooban oo ay qolka nasashada ee madaarka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SHIRKII ISTAMBUUL QAYBT 3AAD IYO QAYBTA 4AAD

Waxaan weli ku jiraa qodobadii ka soo baxay shirkii Istambuul loogu qabtay Soomalida farqadiisa Siyaasadda. Sida aad garan kartaan siyaasadu waa tabta iyo xeesha ay tahay in la adeegsado si lagu gaado yoolka loo socdo. Marka qodobada Siyaasadda waxaa laga dheehan karaa siyaasadda ay beesha caalamka doonayso in ay Soomaaliya uga gaadho danta ay ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Message from Istanbul II Conference to the Citizens of Somalia

The Conference on Somalia which ended in Istanbul, Turkey on June 1st, 2012 has clearly demarcated the pathway to Somalia’s rebirth on the assumption that the Citizens of Somalia are willing and determined to unite and fulfill the first precondition of a comprehensive five (5) points plan for rebuilding the failed state of Somalia. The […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qurbomeer Rashid AwNur Hirsi lies and blatant ignorance exposed by Ottawa Citizen

The hapless wannabee political leader and real life mail room part-time employee, Rashid AwNur Hirsi was the subject of an article in the Saturday edition of Ottawa Citizen. And boy devastating it was. First, Qurbomeer Rashid who for years was running around in Ottawa claiming to be a lawyer had to settle unceremoniously for his […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Awdel State oo u Waramay Jariirada Ottawa Citizen iyo Jawaabtii Safiirka Somaliland ee Canada

Ottawa June 10,2012(SDN)-Jariirada Ottawa Citizen oo ka soo baxda caasimada Canada ayaa waxa ay daabacadeedii shalay waxa ay ku baahisay wareysiyo ay la kala yeelatay Safiirka Somaliland ee dalkan Canada Marwo Luul Ismaciil iyo madaxweynaha Awdel State Rashiid Nuur. Madaxweynaha Awdal State Rashiid Nur oo u shaqeeya isla jariirada oo uu xayeysiisyada dhexdhigo,ayaa sharaxaad ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Amniga Canada oo la kulamay Bulshada Soomaaliyeed ee Toronto

Toronto June10,2012(SDN)-Wasiirka Amniga ee dalkan Canada Vic Toews ayaa kulan la qaatay qaar ka mida bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada. Wasiirka ayaa ka gaabsaday in uu faahfaahin ka bixiyo kulanka uu la yeeshay Soomaalida waxa uu daaranaa. Balse afhayeen u hadlay wasaarada Amniga Canada ayaa sheegay in kulanku uu ka mid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Shariif oo ka hadlay qorshaha ay TFG u marayso sidii ay Somaliland midnimo dambe oo Soomaaliya ah ugu qancin lahayd

Hargeysa 9, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha dawladda kumeel-gaadhka ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa markale muujiyay sida ay dawladdiisu u danaynayso sidii ay Somaliland ugu qancin lahayd midnimo dambe oo Soomaaliyeed. Madaxweyne Shariif waxa uu ka hadlay qorshaha ay dawladdiisu doonayso inay ku xaqiijiso arrintaas, wuxuuna ka iftiimiyay sida ay la tahay in dantu […]

Posted in Uncategorized | Read More »