Home » 7:42 pm Entries posted on “June, 2012”

Somalia progress: US official visits Mogadishu

MOGADISHU, Somalia (AP) — The highest ranking U.S. official to visit Somalia’s capital in nearly two decades landed in Mogadishu on Sunday in another sign of improving security in the Horn of Africa’s most chaotic nation. Johnnie Carson, the assistant secretary of state for African affairs, arrived at the seaside airport Sunday morning, where he […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Marwada Koowaad oo lacag ugu yaboohday wado isku-xidhi doonta xaafaddaha Sheekh Nuur iyo Idaacadda

Hargeysa 11, June 2012 (Qurbejoog.com)- Marwada koowaad ee Somaliland Aamina Sheekh Maxamuud Jirde (Aamina-weris), ayaa lacag ugu deeqday dhismaha jid cusub oo isku xidhi doona xaafaddaha Sheekh Nuur iyo Idaacadda ee magaalada Hargeysa. Munaasibad maanta loo sameeyay dhagax-dhiga jidkaas oo dhererkiisu dhan yahay 3.5 Km, dhismihiisana ay iska kaashanayaan dawladda Hoose iyo dadweynaha labada xaafadood, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururka Qareenada Somaliland oo cambaareeyay isku-daygii dil ee lala beegsaday guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Hargeysa

Hargeysa 11, June 2012 (Qurbejoog.com)- Ururka Qareenada Somaliland ee magaciisa loo soo gaabiyo SOLLA, ayaa ku kulul u cambaareeyay fal isku-day dil ah oo subaxnimadii Isniinta maanta lala beegsaday guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Hargeysa Mr. Cabdirashiid Maxamed Durhaan. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray guddoomiyaha ururka Qareenada Somaliland garyaqaan Jaamac Cilmi Xaashi, ururka SOLLA waxa uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukun Qarqoosh, W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Xukumada la yaabka leh ee loo tiriyo Amiir Qarqoosh waa taan qarkood hore idiinku soo gudbiyay. Waxa kale oo ka mid ahaa kuwan hoos ku qoran. Nin dambiile ah ayaa Qarqoosh ku xukumay dil delelaad ah. Markii loo diyaariyay halkii lagu deldelayay, ayaa askarti soo kaxaysay dabeedna waa la saaray. Xadhigii lagu deldelayay markii la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha Maxkamadda Hargeysa oo dhaawac toogasho ka soo gaadhay loogu qaaday cusbatal dibadeed

Hargeysa 11, June 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Hargeysa Mr. Cabdirashiid Maxamed Durhaan, ayaa daawayn dibadeed loogu qaaday dalka Jabuuti, taasoo ka dambaysay markii ay dablay hubaysani subaxnimadii hore ee saaka toogteen. Intii aan loo qaadin Jabuuti, waxa daawayn loo geeyay cusbatalka gaarka ah ee Gargaar ee magaalada Hargeysa, iyadoo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Masuuliyiinta Gobollada Awdal iyo Selal ee Xisbiga UDUB oo taageeray go’aankii Maxkamadda Sare ay ka gaadhay Xisbigaas

Borama, 11, June 2012 (SDN)- Masuuliyiinta Xisbiga mucaaradka ah ee UDUB ee Gobollada Awdal iyo Selal oo taageeray go’aankii maxkamadda sare ugu xukuntay Daahir Rayaale awoodda masuuliyadeed ee Xisbiga. Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Gobolladaas ee Xisbiga UDUB Cabdicasiis Xuseen Raage ayaa u qornaa sedan: “Anigoo ku hadalaaya magaca iyo masuuliyadda xisbiga udub ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda oo aan si adag uga hadal falkii lagu dhaawacay Guddoomiyaha Maxkamadda Hargeysa iyo Guddoonka Maxkamadda sare oo cambaareeyay

Hargeysa, 11, June 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur), ayaa ka hadlay falkii ay dablayda hubaysani saaka ku dhaawaceen Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi jeex Cabdirashiid Durraan. Wasiirka Arrimaha Guduhu,waxa uu sheegay in Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Rashiid Durraan, Laba nin oo hubaysani ay soo weerareen waaberigii saaka ka dibna […]

Posted in Uncategorized | Read More »

War deg deg ah: Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo koox hubaysani saaka dhaawacday

Hargeysa, 11, June 2012 (SDN)- guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Cabdirashiid Duraan ayaa saaka subaxdii hore lagu dhaawacay agagaarka gurigiisa oo ku yaalla xaafadda New Hargeysa. Guddoomiyaha oo xilligaas ka soo baxay salaadii subax ayay koox aan haybtooda la garanaynin ay rasaas ku dhaawaceen, taasoo sida wararku sheegayaan in Guddoomiyaha dhaawaciisa la geeyay Cusbitaalka gaarka ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Booqashada Ambassador Carson iyo Hanjebaadiisa Sideey u saameyn Kartaa Dhinacyada Siyaasada Soomaalida oo Somalilandna ay ku Jirto

Nairobi June 11,2012(SDN)-Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha Dibedda ee dalaka Mareykanka Johnnie Carson ayaa booqasho maanta uu ku tegay Muqdisho ka dib waxa uu ka arramay siyaasadaha dalka Mareykanka ee ku wejahan Soomaaliya. Carson waxa safarkiisu uu ahaa kii u horeeyay ee noociisa ah ee mudo uu ku tago masuul sare oo Mareykana. Waxaana Safarka loo aaneeyay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Nuxurka kulan dhexmaray Xukuumadda iyo wefti ka socda dalka Switzerland

Hargeysa 10, June 2012 (Qurbejoog.com)- Xubno wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Somaliland, ayaa maanta kulan la yeeshay wefti ka socda dalka Switzerland. Weftiga ajaanibka ah oo ka socday hay’adda horumarinta iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Switzerland (SDC), waxa kulan ku qaabilay wasiirada Kalluumaysiga, Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha ee Somaliland. Kulankaas oo sidoo kale ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »