Home » 2:14 am
Entries posted on “June, 2012”
Nairobi June 13,2012(SDN)-Dawlada dalka Kinya ayaa waxa ay qorsheyneysaa in ay weerar jac ku siiso magaalada dekeda ah ee Kismaayo oo ay gacanta in mudo ahba ku hayeen kooxda Al Shabaab. Dawlada Kenya ayaase sheegtay in ay u baahan tahay in gacan ay ka helaan caalamka si qorshahaasi loo meel mariyo. Raiisul Wasaaraha dalka Kiinya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI—Kenya’s prime minister said his country’s forces are planning a “final onslaught” against the Somali port city of Kismayo, al-Shabab’s main supply center and funding source, before Somalia’s planned Aug. 20 presidential elections. “Without controlling Kismayo, it’s very difficult to completely neutralize al-Shabab,” said Prime Minister Raila Odinga at a news briefing in Nairobi Tuesday. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 12, June 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Caddaalada Somaliland Mr. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa xaqiijiyay in qaar ka mid ah Budhcad-badeed dhowaan laga soo wareejiyay dalka Seychelles ay cuntada joojiyeen. Maxaabiistan oo loo soo wareejiyay si ay xukunadooda ugu dhamaystaan Xabsiga Hargeysa oo ay hadda ku jiraan, waxay warbaahinta maxaliga ah qaarkeed faafiyeen in qaar ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 12, June 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyihii golihii hore ee wakiilada Md. Axmed Maxamed Aadan (Qaybe), ayaa Somaliland ugu baaqay inay wax ka qabato tabashada beesha Dhulbahanate si ay Beesha iyo Somaliland isugu soo dhawaadaan. Oday Qaybe, oo waraysi gaar ah siiyay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay inuu isu soo sharaxi doono murashaxa madaxweyne ee xisbiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 12, June 2012 (Qurbejoog.com)- Xukuumadda xisbiga Kulmiye ee haysa talada Somaliland, ayaa markii u horeysay mamnuucday in gaadiidka dawladda la adeegsado xilli aanu jirin shaqooyin lagu qabanayo oo la ogyahay. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade oo maanta warbaahinta la hadlay, waxa uu sheegay in wixii ka dambeeya 3:00 galabnimo aan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Los-Angles-June-12-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku liishaameynaa Kooxda kubadda hokida Hockey ee Los Angles King oo xaley ku guuleystey koobka loogu magac darey Stanley Cup. Akhyaartay kooxdan L-A-King ayaa 44-tan sanno oo koobkani jirey eyna il saarin waana markii ugu horeysey taariikhda ay ku guuleystaan koobkan Stanley Cup. Haddaba mucjisadii ka yaabisey bahweynta ciyaaraha jecel […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa, 12, June (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Garsoorka Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa difaacay habka shaqo ee Garsoorka Somaliland, waxaanu sheegay inaanu gar siinayn dadka dhaliilaya garsoorka, isagoo xusay inay ahayd in masuuliyiintaas dhaliilayaa ay u maraan dariiq kale. “Nimanka Garsoorka wax ka sheegaya runtii gar siin maayo, manay ahayn in ceebayn shaqsi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Afgooye, 12, June 2012 (SDN)- Madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay in dawladiisu ay saamaxayso haddii horjoogayaasha ugu sareeya Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya. Madaxweyne Sheekh Shariif oo ku sugan Afgooye ayaa sheegay in cidkasta oo aaminsan fikirka Alshabaab oo ka soo noqota fikirkaas ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qaranimadda Somaliland ee 21labaatan jirsatay waxay ka dhalatay iraadada shacbiga dalka ku abtirsada oo dhan jiritaankiisuna waa muqadas aanay koox qurbo meer ah iyo ashkhaas meelo kale looga gacan haadinayaa haba yaraatee aanay waxba yeeli Karin. Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo nabaddu qiime sare iyo ahmiyad weyn u leedahay, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 12 June 2012(SDN)-Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Warbixin safarkii Ra’iisul Wasaaraha, warbixin arrimaha amniga, Dhameystirka Qorshaha Roadmap-ka iyo Siyaasadda Dowladda ee maamul u sameynta goobaha laga xorreeyey kooxaha Al-Shabaab. Ugu horeyntii Ra’iisul […]
Posted in Uncategorized | Read More »