Home » 3:15 am
Entries posted on “June, 2012”
Fikirka Ururka Waddani salkeesu wuxu yahay in loo adeego danta guud ee shacabka iyo in shacabka Somaliland ay lahadaan awood dowladnimo, waddankana laga hirgeliyo nidaam dimuqraadeyeed sida doorashhoyin madaxbanaan oo u dhacdo si caddaalad ah. Fikirka Ururka Waddani wuxuu taagersan yahay oo hirgalin doona mamuul dawlad iyo shacab is rumeysan oo ka dhexayso wada tashi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 14 June 2011(SDN) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Professor Cabdiweli Maxamed Cali oo booqasho rasmi ah ku jooga Kenya ayaa maanta kulamo la kala qaatay Madaxweynaha Dalka Kenya Mudane Mwai Kibaki iyo Ra’iisul Wasaaraha Kenya Raila Odenga. Kulanka Madaxweynaha Kibaki ayaa ahaa kii ugu horreeyey ee dhex mara Ra’iisul Wasaare Cabdiweli iyo Madaxweyne Kibaki. Ra’iisul Wasaaraha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Geeridu waa xaq Waxaa shalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya Gudoomiyihii hore ee baarlaamanka Soomaaliya marxum Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen oo ahaa ruug cadaa siyaasi soomaliyeed. Waxaa manata shir deg deg ah isugu yeeray golaha wasiirada Ku xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Xuseen Carab Ciise oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI, Kenya, Jun 13 – Somalia Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali has thanked Kenya for its unwavering support to the war-torn nation. Acknowledging the role Kenya has continued to play towards the restoration of peace in Somalia, the prime minister expressed optimism that his country was on the right path towards stability. Ali particularly welcomed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 13, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa kulan la yeeshay maayarada todoba magaalo oo dalka ah, kuwaasoo ah magaalooyinka ku midoobay urur ay dawladdaha Hoose leeyihiin. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse), kulankani waxa uu daba socday kulan uu hore Madaxweynuhu ula yeeshay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi (Reuters) The United States will impose travel sanctions and freeze assets of Somalis who hinder a political roadmap towards a new constitution and president in the Horn-of-Africa nation, a senior State Department official said on Sunday. Somalia faces an August deadline to achieve both targets, which are a key step towards restoring stability after […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Balad-Haawo (SDN) Army officials with the transitional federal government of Somalia in the region of Gedo have accused the militant group Al-Shabaab of destroying water wells used by local citizens. According to statements made by Joon Abdillahi Hasan an official with the TFG armed forces, Al-Shabaab lodged an attack on the wells located in the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa (SDN)-The government of Somaliland recently responded to statements made by the transitional federal government of Somalia regarding their intention to pursue unification of the two states. Ali Yusuf the second deputy chairman of Somaliland’s parliament spoke to journalists today saying the current talks between Somaliland and Somalia is meant to promote positive relations between […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 13, June 2012 (SDN)- Somaliland oo jawaab ka bixisay haddalo ay madaxda DKMG ah ee Soomaaliya ku sheegeen in wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya uu salka ku hayo inay labada dawladood midoobayaan. Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada Somaliland Cali Yuusuf oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in wada hadalka Somaliland iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
As his armoured car bumps through the rutted streets of Mogadishu on the way home from another day at the office, Abdirahman Osman often stares through the thick bullet-proof glass at the chaos outside and thinks of his family back in London. The twice-daily commute from the government’s fortified headquarters, where Mr Osman is the […]
Posted in Uncategorized | Read More »