Home » 8:12 pm Entries posted on “June, 2012”

Reer Buuhoodle oo ka hoos baxay kooxda Khaatumo

Buuhoodle 14, June 2012 (Qurbejoog.com)- Odayaasha dhaqanka, wax garadka, culimada iyo maamulka degmada Buhodle, ayaa isla qaatay inay ka hoos baxaan kooxda Khaatumo islamarkaana ay qaataan nabadgelyada ay dawladda Somaliland mudada ku baaqaysay. Maayarkii kooxda Khatumo u qaabilsanaa magaalada Buhodle Mr. Kayse Maxamed Xaaji Cali, ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Eritrean national admits aiding Somalia’s Al Shabaab

An Eritrean man has pleaded guilty in a federal court in the US to receiving military training from the Somali militant group Al Shabaab. Mohammed Ibrahim, a 38-year-old Eritrean national and permanent resident of Sweden, was arrested in Nigeria in November 2009 and transferred to US custody four months later to face terrorism charges, Reuters […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Jidka isku-xidha Hargeysa iyo Sallaxlay oo dhismaheeda la bilaabay iyo xaddiga lacagta lagu gudoomay madashii wanqasha wadada (Daawo)

Hargeysa 14, June 2012 (Qurbejoog.com)- Jidka xidhiidhiya caasimadda Somaliland ee Hargeysa iyo degmada Sallaxley oo 63 Km dhinaca Koonfureed kaga beegan, ayaa maanta si rasmi ah loo bilaabay, si laami cusub looga bineeyo. Munaasibad loo sameeyay bilaabista dhismaha wadadaas oo lagu qabtay meel dhawr Km dhinaca Koonfurta ka xigta madaarka Hargeysa, waxa ka qaybgalay Maayarka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

CPJ calls on Somaliland president to end press crackdown

June 13, 2012 President Ahmed Mohamoud Silyano Office of the President Hargeisa, Somaliland (transmitted via email) Dear President Ahmed Mohamoud Silyano, We are writing to express our alarm over deteriorating conditions for independent journalists in Somaliland. The Committee to Protect Journalists has monitored 58 cases of journalist detentions by authorities since the beginning of the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Washington: Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo ka qaybgalaya Shir lagaga hadlayo yaraynta dhimashada Carruurta

Washington, 14 June 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog), ayaa booqasho ku tagay caasimada dalka Maraykanka ee Washington DC. Wasiirku wuxuu ku joogi doonaa Washington safar gaaban oo saddex casho qaadan doona waddanka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qayb gelayo shir ay ku soo casuuntay Hay’adda Madaxa banaan ee dawlada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland oo magacawday 5 xubnood oo ay ka muuqdaan goleyaasha iyo mucaaradku oo uga qaybgalaya Shirka wada-hadalka Soomaaliya

Hargeysa, 14 June 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa shan xubnood u magacowday shirka gogol xaadhka ah ee wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya. War-saxaafadeed uu soo saaray Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Boobe Yuusuf Ducaale, isla markaana u muuqday mid hafeef dhigasho badani ka muuqato ayaa lagu sheegay in Xukuumaddu u magacawday shan xubnood oo gogol xaadh […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qorshaha Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee ku Wejahan Wadahadala Soomaaliya

Hargeysa Juun 14,2012(SDN)-Madaxweynha Somaliland ayaa intii uu talada la wareegay waxa uu juhdi fara badan geliyay sidii uu uga miro dhalin lahaa balamo uu la galay dalalka xiiseeya arrimaha Soomaalida. Balamadaa oo uu galay xiligii ay mucaaradadu ku daba dheeraatay ee dalka ay ka arrimineysay xukuumadii UDUB. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa damiciisu yahay sidii uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waxa Shaleyto Subax lagu waaberiistay war ku saabsan in toogasho gaadmo ah loogu gaystay Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Hargeysa

Waxa Shaleyto Subax lagu waaberiistay war ku saabsan in toogasho gaadmo ah loogu  gaystay Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Hargeysa C/rashiid Maxamed Duraan, ka dib markii isagoo masaajidka ka soo baxaya lala beegsaday Toogashadaasi. Waxa ay hadaba is waydiin tu tahay Ayaa ka danbeeya yaa Toogtay maxay ku timi maxay ku danbeyn : Inkastoo qofka toogtay uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SSUK oo Xaflad 26 june ku saabsan soo qabanqaabisay iyo London

Ascw, Waxaan dhamaan marwooyin iyo mudanayaal idin ogaysiinaynaa oo aanu idinku soo dhawaynaynaa munaasabada 26ka June, 2012 oo lagu qaban doono: London Marriott Hotel Kensington 147 Cromwell Road, Kensington · London, SW5 0TH England   Xafladan oo aqoonyahan, madax dhaqameed, dhalinyaro, rag iyo dumar iskugu iman doonaan ayaa lagu xusi doonaa maalintan qiimaha iyo qaayaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibedda Somaliland oo xaalad caafimaad ka dib dalka ku soo laabtay: War-saxaafadeed

Hargeysa June 14,2012 Waxa dalka dib ugu soo noqday wasiirul Dawlaha Arrimaha dibeedda ee Jamhuuriyada SomalilandMd Maxamed Rashiid oo dalka in mudo ahba uga maqnaa arrimo Caafimaad,sidaana waxa lagu sheegay war saxaafadeed uu saxaafada u qeybiyay oo nuqul ka mid ahina ina soo gaadhay. “Waxaan maanta oo bishu tahay 13-kii Juun, 2012 halkan idin ogeysiinaya […]

Posted in Uncategorized | Read More »